Daawo: Qodobadii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya & Wararkii ugu Danbeeyay.
Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal barnaamij yadii kala duwanaa tvga qaranka Ogaadeniya iyo qodobadii lagusoo qaatay. Hoos ka daawo. ONA.
Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal barnaamij yadii kala duwanaa tvga qaranka Ogaadeniya iyo qodobadii lagusoo qaatay. Hoos ka daawo. ONA.
War goor dhaw nasoo gaadhay ayaa sheegaya in xuduuda wadamada Sudan iyo Itoobiya ay kajirto cabsi iyo shaki laga qabo in dagaal uu dhex maro […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in magaalada ay maalin nimadii shalay soo gaadheen wafti heer sare ah […]
/ Warar /
(BBC News) — A German tourist has been shot dead and a guide injured during a visit to a volcano in north-eastern Ethiopia. They were […]
/ News in English /
Shirka ururka dalalka Iskaashiga Khaliijka ee GCC oo shalay ka furmayey magaalada Kuwait ee dalka Kuwait ayaa la qorsheeyey in uu socdo labo maalin, balse […]
Maxkamada sare ee dalka Maraykanka ayaa ogolaatay in la dhaqan galiyo Xayiraadii xukuumada Trump ay kusoo rogtay dadka ka imaanaya lix wadan oo Muslimiin ah […]
Daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa wararkii iyo warbixinadii ka baxay tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv. Hoos ka daawo.
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya mudaharaadyo rabshado wata oo aad uwaawayn oo gilgilay daafaha magaalada . Sida […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Qahira ee caasimada wadanka Masar ayaa sheegaya in ay baarlamaanka wadanka Masar gaashaanka u daruureen in uu uyimaado Raysalwasaare kusheega […]
/ Warar /
Waxaa La ogaysiinayaa dhamaanba shacab waynaha Soomaliyeed ee ku dhaqan wadanka koonfur Afrika inay ka soo qayb galaan shir wayne ay qabanayaan Jaaliyada soomaalida Ogaadeniya […]
/ Ogeysiis/Xayeysiis, Warar /
The Woldia protest that turned to be political and spreads to neighboring cities direct cause was football fans (hooligans) who came from Tigray and insulted […]
/ News in English /
Muuqaalo lagu baahiyay Baraha Bulshada ayaa lagu arkayay maydka qof u’eg madaxweynihii hore ee dalka Yemen Cali Cabdalla Saalax, oo dhaawacyo halis ah ka gaadheen […]
Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Urdun (Jordan), Ayman Safadi ayaa sheegay in uu u sheegay xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson “ cawaaqibka khatarta […]
/ Warar, Warar Aduunka /
Wararka ka imaanaya dalka Yaman ayaa sheegaya in madaxweynihii hore ee dalkaasi Cali Cabdalla Saalax lagu dilay dagaal uu Xuutiyiinta kula galay magaalada Sanca. Telefishin […]
/ Warar /
Wararka nagasoo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana dagmada Xamaro ee gobolka Nogob ayaa waxay sheegayaan in ciidamada nacabka ah ee gumaysiga Itoobiya ay Oday shacab […]
/ Warar /
Hay’ada caalamiga ah ee Famine Wachdog oo fadhigeedu yahay wadanka Maraykanka ayaa ayaa warbixin dheer oo ay soosaartay kusheegtay in heerka macaluusha wadanka Ogadenia ee […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ciidamada wayaanuhu ay bilaabeen qorshayaal hor leh oo ay kula dagaalamayaan dadka shacabka ah ee […]
/ Warar /
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)