Archive for: December, 2017

Dagaalo Khasaare Culus Gaystay oo Ka Socda Dalka Yemen.

Dagaalo Khasaare Culus Gaystay oo Ka Socda Dalka Yemen.

Waxaa wali ka socda magaaalada caasimadda ah ee Sanca ee dalka Yamen, dagaalo u dhaxeeya kooxaha falaagada Xuutiyiinta iyo taageerayaasha madaxweynihii hore ee Yaman Cali […]

 
 

Trump oo Sheegay In Talaabadii uu Flynn Qaaday Ay Sharci Ahayd.

Trump oo Sheegay In Talaabadii uu Flynn Qaaday Ay Sharci Ahayd.

Donald Trump, Madaxwaynaha Maraykanka ayaa isku soo jeediyay eedeeymo cusub oo ku saabsan in uu caqabad ku noqday cadaaladda ka dib markii uu bartiisa Tweeter-ka […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya K/Afrika Faraca Port Elizapeth oo Qabtay Shirwayne & Gudomiyaha JWXO oo Ka Qayb Galay.

Jaaliyada Ogaadeniya K/Afrika Faraca Port Elizapeth oo Qabtay Shirwayne & Gudomiyaha JWXO oo Ka Qayb Galay.

Waxaa shir si wayn loosoo abaabulay isugu yimaaday Jaaliyada ee wadanka koonfur Afrika faraca Port Elizapeth shirwaynahan ayaa waxaa ka qayb galay gudoomiyaha jabhada wadaniga […]

 
 

Madaxwaynihii Hore Ee Yamen Cali Cabdallah Saalax oo shuruudo ku xidhay wadahadalka Sacuudiga.

Madaxwaynihii Hore Ee Yamen Cali Cabdallah Saalax oo shuruudo ku xidhay wadahadalka Sacuudiga.

Madaxweynihii hore Cali Cabdallah Saalax oo ay ciidamadiisa sabtidii shalay la wareegeen in badan oo kamid ah caasimada Yemen ee Sanca, ayaa sheegay inuu diyaar […]

 
 

Ciidanka Woyaanaha oo Dad Shacab Ah Ku Xidh xidhay Magaalada Dhagaxbuur Ee Xarunta Gobolka Jarar.

Ciidanka Woyaanaha oo Dad Shacab Ah Ku Xidh xidhay Magaalada Dhagaxbuur Ee Xarunta Gobolka Jarar.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana magaalada dhagax buur ee xarunta gobolka Jarar ayaa waxay sheegayaan in ciidamada nacabka ah ee gumaysiga Itoobiya […]

 
 

The Suicidal Decisions of the TPLF and its Self-Defeating Strategies.

The Suicidal Decisions of the TPLF and its Self-Defeating Strategies.

By¬†Birhanemeskel Abebe Segni It is rare to see political parties commit suicide. The TPLF just did that. The regimes that came before the TPLF died […]

 
 

Daawo Barnaamij Lagaga Hadlayay Arintii Qalbi-dhagax oo Meelo Badan Laguha Lagashay.

Daawo Barnaamij Lagaga Hadlayay Arintii Qalbi-dhagax oo Meelo Badan Laguha Lagashay.

Daawadayaasha sharafta leh kuxidhan Wakaalada Wararka Ogadenia ONA, waxaan usoo gudbinaynaa barnaamij xiisa badan oo lagaga hadlayo dhiibistii Halgame Cabdikariim Sh Muuse, iyo waliba arimo […]

 
 

Kacdoon Wadayaasha Oromada oo Baabuur Wayaanaha Uraraa Lawareegay.

People walk near a torched truck in the compound of a textile factory damaged by protests in the town of Sebeta, Oromia region, Ethiopia, October 8, 2016. REUTERS/Tiksa Negeri

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee gacanta gumaysiga madow kujira ayaa sheegaya in ay kacdoon wadayaasha Oromadu marooqsadeen awoodii kooxda TPLF. Sida xogta aan […]

 
 

Deg Deg: Dagaal Ciidanka Wayaanaha Lagu Quusiyay oo G/axmaarada Kadhacay.

Deg Deg: Dagaal Ciidanka Wayaanaha Lagu Quusiyay oo G/axmaarada Kadhacay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya dagaalo xoogan oo dhexmaray ciidanka daalan ee wayaanaha iyo dadka beeralayda ah ee sida […]

 
 

Israa’iil oo Weerar Duqayn Ah Ku Qaaday Dalka Suuriya.

Israa’iil oo Weerar Duqayn Ah Ku Qaaday Dalka Suuriya.

Yuhuuda ayaa weerar gantaalo ah ku qaadday goob ay yaalleen qalab milateri oo ay leedahay Suuriya, meel ka baxsan magaalada caasimadda ah ee Dimishiq, sida […]

 
 

Sanetka Maraykanka oo Ansixinaya Qaanuunka Canshuur Dhimista.

Sanetka Maraykanka oo Ansixinaya Qaanuunka Canshuur Dhimista.

Aqalka Senetka ee Maraykanka ayaa meel mariyay sharci canshuur dhimis ah, kaasoo dhabbaha u xaadhaya guushii ugu horraysay ee Donald Trump uu ka gaadho dhanka […]

 
 

Ururka Dhalinyarada OYSU Ee Wadanka Yamen oo Qabtay Maalinta Hidaha & Dhaqanka Soomaalida Ogaadeniya.

Ururka Dhalinyarada OYSU  Ee Wadanka Yamen oo Qabtay Maalinta Hidaha & Dhaqanka Soomaalida Ogaadeniya.

Waxaa malinimadii jumcaha ahayd ee ay taariikhduna ku beeg nayd 01/12/2017 magalada sanca ee dalka yemen Ka dhacay xaflad lagu maamuusayay maalinta hidaha iyo dhaqanka […]

 
 

Maamulka Goboleedka Puntland oo Macalimiin reer Ogaadeniya ku xidhay Boosaase.

Maamulka Goboleedka Puntland oo Macalimiin reer Ogaadeniya ku xidhay Boosaase.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada boosaaso ee gobolka bari Soomaaliya ayaa waxay sheegayaan in macalimiin kasoo jeeda Ogaadeniya lagu xidh xidhay magaalada Boosaaso. Ma cada […]

 
 

Daawo: Daahir Xassan (Tamuuje) oo Kamida Masuuliyiinta Golaha Dhexe Ee JWXO oo La Waraystay.

Daawo: Daahir Xassan (Tamuuje) oo Kamida Masuuliyiinta Golaha Dhexe Ee JWXO oo La Waraystay.

Waxaa waraysi dhinacyo badan taaban haya siiyay tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv masuul sare oo ka tirsan masuuliyiinta golaha dhexe ee JWXO mudane Daahir xassan […]

 
 

Koox Naftood-Haligeyaal Ah oo Qarax Culus Ka Gaystay Pakistan.

Koox Naftood-Haligeyaal Ah oo Qarax Culus Ka Gaystay Pakistan.

Koox naftood-haligeyaal ah oo ka kooban afar qof ayaa weerar ku qaaday jaamacad ku taalla waqooyi galbeed ee dalka Pakistan, halkaasi oo ay ku dileen […]

 
 

Daawo: Dhaanto Wadani Ah “Dareen” Kooxda Duufaan Qaran Ee Dalka Massar.

Daawo: Dhaanto Wadani Ah “Dareen” Kooxda Duufaan Qaran Ee Dalka Massar.

Akhristayaasha sharafta lehow Waxaad kusoo dhawaataan sidaad nooga barateen maalin walba oo sabti ah dhaanto wadani ah oo aan ku guubaabin hayno Shacabka Ogaadeniya ee […]

 
 

Kooxda TPLF oo Isu Badesahay Adwa LF oo Aad Dadka Uga Yaabisay.

Kooxda TPLF oo Isu Badesahay Adwa LF oo Aad Dadka Uga Yaabisay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Tigrey ee woqooyiga wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay kooxda TPLF iyo qabiilkooda Tigreegu ay aad ukala jabeen kadib […]

 
 

Ciidanka Wayaanaha oo Noqday Tusbax Afka Laga Furay.

Ciidanka Wayaanaha oo Noqday Tusbax Afka Laga Furay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Arbaminch ee Gobolka Shucuubta Koonfureed ee Itoobiya ayaa sheegaya in ay cidleeyeen dhamaan ilaaladii garoonka diyaaradaha ee magaalada Istaraatiijiga ah […]

 
 

Xog Sheegaysa In 512 Qof Ay Ku Dhinteen Qaraxii Zoobe ee Muqdisho.

Xog Sheegaysa In 512 Qof Ay Ku Dhinteen Qaraxii Zoobe ee Muqdisho.

Guddiga Gurmadka Qaran ee dowladda Soomaaliya ay u xilsaartay wax u qabashada dadkii ay wax yeelladu ka soo gaadhay Qaraxii Zoobe ka dhacay 14-ka bishii […]

 
 

Lataliyihii Hore ee Trump oo Qirtay Inuu Ruushka Xidhiidh Lasameeyay.

Lataliyihii Hore ee Trump oo Qirtay Inuu Ruushka Xidhiidh Lasameeyay.

Lataliyihii Arimaha Amniga ee Donald Trump, Michael Flynn ayaa qirtay in uu been u sheegay hay’adda sirdoonka Maraykanka ee magaceeda loosoo gaabiyo (FBI). Mr. Flynn […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay