Archive for: December, 2017

Inaalilaa Wa inaa ilayhi Raajicuun Ciidanka Woyaanaha oo Hooyo 100 Jir Ah Jidh dil Nafta Kaga Qaaday.

Inaalilaa Wa inaa ilayhi Raajicuun Ciidanka Woyaanaha oo Hooyo 100 Jir Ah Jidh dil Nafta Kaga Qaaday.

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Ciidamada gumaysiga Itoobiya ayaa waxay kala baxeen 30/11/2017 Hooyo Canbaro Sheekh Dayib Xaaji hoygeedii oo in mudo ah lagu […]

 
 

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya & Warar Xiiso Badan.

Daawo: Barnaamijyadii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya & Warar Xiiso Badan.

Waxaad kuso dhawaataan barnaamij yadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya aad uga barateen iyo wararkii xiisaha badnaa. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Daawo: Sh C/rashid Sh Cali Suufi & Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sh C/rashid Sh Cali Suufi & Muxaadarada Jumcaha.
 
 

Garabkii TPLF Ee Guulaystay oo Qorshayaal Cusub Wada.

Garabkii TPLF Ee Guulaystay oo Qorshayaal Cusub Wada.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey ayaa sheegaya qorshayaal ay wadaan kooxda guulaysatay ee kamidka ah garabyadii ururka TPLF. Xog hoose […]

 
 

Kacdoono Waawayn oo Oromia Kasocda & Dad Shacab Ah oo Lalaayay.

Kacdoono Waawayn oo Oromia Kasocda & Dad Shacab Ah oo Lalaayay.

Wararka naga soo gaadhaya dhulka Oromada ee gacanta gumaysiga Abasiiniya kujira ayaa sheegaya kacdoono hor leh iyo dilal aan laqiyaasi karin oo kasocda qaybaha kala […]

 
 

Daawo: Warbixin Safarkii Gudoomiyaha JWXO Ee Wadanka Konfur Afrika & Wariye Abdisalaan Ahmed.

Daawo: Warbixin Safarkii Gudoomiyaha JWXO Ee Wadanka Konfur Afrika & Wariye Abdisalaan Ahmed.

Waxaad hoos ka daawataan warbixin kooban oo uu ka diyaariyay safarkii gudoomiyaha JWXO uu ku tagay wadanka koonfur Afrika wariye Abdisalaan Axmed Kacaan. Hoos ka […]

 
 

Daawo: Gabay Loo Tiriyay Kooxda Khayaano Qaran & Ciidamada Itoobiya Ee Ku Sugan Soomaaliya.

Daawo: Gabay Loo Tiriyay Kooxda Khayaano Qaran & Ciidamada Itoobiya Ee Ku Sugan Soomaaliya.

Abwaan soomaaliyeed oo da’yar ayaa wuxuu gabay u tiriyay Ciidamada Shisheeye ee ku sugan Soomaaliya gaar ahaana Ciidamada Gumaysiga Itoobiya Abwaanka ayaa wuxuu ku cabiray […]

 
 

UK oo Laga Cambaareeyey Muuqaalo uu Trump Faafiyay oo Muslim Nacayb Ah.

President Donald Trump yells to reporters as he walks to board Marine One on the South Lawn of the White House, Wednesday, Nov. 29, 2017, in Washington. (AP Photo/Evan Vucci)

Masuuliin kamid ah sharci dajinta dalka Britain ayaa si cadho leh uga jawaabay dib u faafin uu madaxweyne Trump ku sameeyey muuqaalo muslim naceyb ah […]

 
 

Daalibaan & Daacish oo Dagaalo Ku Dhexmaray Afqaanistaan.

Daalibaan & Daacish oo Dagaalo Ku Dhexmaray Afqaanistaan.

Dagaalo xooggan oo dhawr bari socday ayaa ku dhex maray kooxaha Daalibaan iyo Daacish ee dalka Afghanistan, iyagoo lagu soo waramayo in labada dhinacba ay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay