Archive for: December, 2017

Deg Deg: Madaxwayne Kusheegii Axmaarada oo Maraykanka Gaadhay & Shaki Kadhashay.

Deg Deg: Madaxwayne Kusheegii Axmaarada oo Maraykanka Gaadhay & Shaki Kadhashay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in madaxwayne kusheegii Gobolka Axmaaradu uu si dag dag ah wadanka uga amba baxay isagoo sida […]

 
 

Maydka Dad Looga Shakiyay Inay Soomaali Yihiin oo Mozambique Laga Helay.

Maydka Dad Looga Shakiyay Inay Soomaali Yihiin oo Mozambique Laga Helay.

¬†Wararka ka imanaya dalka Mozambique ayaa sheegaya in laga helay dalkaasi maydadka 13 qof oo loo malaynayo in ay Soomaali yihiin. Maydadka dadkan loo maleynaayo […]

 
 

Duqayn Xaga Cirka Ah oo Lagu Dilay 13 Al-Shabaab Ah.

Duqayn Xaga Cirka Ah oo Lagu Dilay 13 Al-Shabaab Ah.

War-murtiyeed kasoo baxay xafiiska ciidamada Mareykanka ee Africa (Africom) ayaa lagu sheegay in ciidamada Mareykanka oo kaashanaya kuwa Soomaaliya ay duqayn diyaaradeed ka fuliyeen koonfurta […]

 
 

Ciidamada Afrikom oo Sheegay Inay Ka Hortageen Weerar La Damacsanaa Muqdisho.

Ciidamada Afrikom oo Sheegay Inay Ka Hortageen Weerar La Damacsanaa Muqdisho.

Mareykanka ayaa sheegay inuu duqeyn ku dilay afar ka tirsan dagaal yahanada ururka al-Shabab isla markaana uu burburiyay gaari ay walaxaha qarxa saaraayeen. War ka […]

 
 

Tacadiyo Kala Duwan oo Ogadenia Kadhacay + Faahfaahin.

Tacadiyo Kala Duwan oo Ogadenia Kadhacay + Faahfaahin.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ee lagumaysto ayaa sheegaya tacadiyo aad ubadan oo ciidanka wayaanuhu ay ugaysteen shacabka dulman ee Soomaalida Ogadenia. Warkan oo […]

 
 

Maqaal: Wax Ka Baro Taariikhda Ogaadeniya oo Kooban. By Wariye Faysal Shilaabo.

Maqaal: Wax Ka Baro Taariikhda Ogaadeniya oo Kooban. By Wariye Faysal Shilaabo.

Waxaa aduunka la kala dhaxlaa taariikh wax ku ool ah, waxaana kuu muhiim ah hadii aad tahay xaq raadiye u halgama Aayaha dadkiisa Soomaaliyeed ee […]

 
 

Hay’ada WHO oo Kadayrisay Xaalada Caafimaadka Itoobiya.

Hay’ada WHO oo Kadayrisay Xaalada Caafimaadka Itoobiya.

Warbixin ay soosaartay Hay’ada caafimaadka aduunka WHO ayaa lagu sheegay in wadamada Africa ay dawo la’aan ugu dhintaan 120 kun oo qof sanadkiiba kuwaas oo […]

 
 

Deg Deg: Qaar Kamid Ah Ciidamada Wayaanaha oo Baxsaday.

Deg Deg: Qaar Kamid Ah Ciidamada Wayaanaha oo Baxsaday.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Arbamich ee Gobolka Shucuubta Koonfureed ee wadanka Itoobiya ayaa sheegaya in ay halkaas kagoosteen qaar kamid ah ciidamada wayaanaha oo […]

 
 

Ururuka Culimada Ogadeniya (UCSO) oo Kulan Muhiim Ah Yeeshay.

Ururuka Culimada Ogadeniya (UCSO) oo Kulan Muhiim Ah Yeeshay.

Gudiga fulinta ee Ururka Culimada Soomaalida Ogadenia (UCSO) ayaa kulan muhiim ah kuyeeshay xerada qoxootiga Ifo ee deegaanka Dhadhaab. Kulankan oo ahaa midkii caadiga ahaa […]

 
 

Daawo: Wararkii tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Wararkii tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & Qodobo Xiiso Badan.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee aad uga barateen tvga qaranka Ogadeniya iyo wararkii xiisaha badnaa. Hoos ka daawo.

 
 

Bakele Gerba oo Xaaladiisa Caafimaad Laga Dayrinayo & Hay’ado Kahadlay.

Bakele Gerba oo Xaaladiisa Caafimaad Laga Dayrinayo & Hay’ado Kahadlay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu xaalad caafimaad oo aad uliidata kujiro siyaasiga caanka ah ee […]

 
 

Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Taliska Wayaanaha & Qaar Kamid Ah Kilalada.

Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Taliska Wayaanaha & Qaar Kamid Ah Kilalada.

Xog hoose oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in uu khilaaf cusub uu soo kala dhex galay ururka fashilmay ee EPRDF iyo […]

 
 

Daawo: Mudaaharaadyo Gilgilay Meelo Kamid Ah Itoobiya.

Daawo: Mudaaharaadyo Gilgilay Meelo Kamid Ah Itoobiya.

Daawo mudaharaad xoogan oo lagaga soo horjeedo taliska wayaanaha iyo ciidamada gumaysiga oo utaag waayay. ONA.

 
 

Qarax Ka Dhacay Dalka Afgaanistaan oo Khasaare Gaystay.

Qarax Ka Dhacay Dalka Afgaanistaan oo Khasaare Gaystay.

Madaxda dalka Afgaanistaan ayaa sheegay in weerar ismiidaamin ah uu Isniintii lasoo dhaafay diley afar qof oo shacab ah iyo labo askarta sirdoonka kamid ah, […]

 
 

Daawo: Hees Wadani ah “Naftiihuraha ONLF” & Muuqaal Ciidanka JWXO.

Daawo: Hees Wadani ah “Naftiihuraha ONLF” & Muuqaal Ciidanka JWXO.

 

 
 

Daawo: Wararkii Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & War bixinadii Xiisaha Badnaa.

Daawo: Wararkii Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & War bixinadii Xiisaha Badnaa.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee TV-ga Qaranka Ogaadeniya iyo wararkii kala duwanaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah & Al-Fanaan Mahad Indho-Deero.

Daawo: Hees Wadani Ah & Al-Fanaan Mahad Indho-Deero.
 
 

Musuqa TPLF oo Xad Dhaaf Ah & Saraakiil Lagu Qabtay Ganacsi Sharci Daro Ah.

Musuqa TPLF oo Xad Dhaaf Ah & Saraakiil Lagu Qabtay Ganacsi Sharci Daro Ah.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Gambeella ee gacanta wadanka gumaysiga Itoobiya kujira ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay labo baabuur oo u raraa saraakiil ciidamada […]

 
 

Tigreega oo Gu’itaan Udiyaar Garoobay & Rajadoodii oo Dhamaatay.

An Ethiopian truck driver delivers a load of export quality green coffee beans to the giant warehouse of the Keffa Export Coffee Processing Plant February 21, 2007 in Addis Ababa, Ethiopia.  Coffee from farms across the southern coffee growing districts are brought to the center to be sorted and processed before final export by trucks to port in neighboring Djibuti.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey ayaa sheegaya in qoomiyada Tigreegu ay si wayn ugu diyaar garoobayso isbadalada lafilayo iyo burburka […]

 
 

Golaha Wasiirada Itoobiya oo Faro Taag Taag Kadhacay & Xaalka oo Qasan.

Golaha Wasiirada Itoobiya oo Faro Taag Taag Kadhacay & Xaalka oo Qasan.

TV-ga ESAT ee ku hadla afka mucaaradka Itoobiya ayaa helay cajalad muuqaal ah oo laga soo duubay golaha Wasiirada Itoobiya, kuwaas oo sida muuqata ay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay