Archive for: December, 2017

Qaramada Midoobey oo Baaq u Dirtay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Liboi

Xafiiska Qaramada Midoobay (QM) ee Soomaaliya ayaa madaxda Dowlada ku booriyay in ay dib u eegista soo socota ee IMF 2018 ay ka dhigaan mid […]

 
 

Sharciga Xayiraada Socdaalka Mareykanka oo Qaybo ka Mid Ah La Hor Istaagay

epa03657248 People show their support during a rally for comprehensive immigration reform on the West Front of the US Capitol in Washington DC, USA, 10 April 2013. Several thousand people attended the rally.  EPA/MICHAEL REYNOLDS

Dalka Mareykanka Sabtidii ayaa xaakim heer federal ah waxa uu hor-istaagay qaybo ka mid ah sharcigii xayiraada socdaalka ee Madaxweyne Trump ee xadidayay soo galitaanka […]

 
 

Dowladda Kenya oo Heegan Galisay Ciidamadeeda ku Sugan Xadka

Dowladda Kenya oo Heegan Galisay Ciidamadeeda ku Sugan Xadka

Warbaahinta Kenya oo soo xiganaysa saraakiisha amaanka dalkaasi Kenya ayaa sheegaya in ay ku jiraan feejignaan xoogan inta lagu guda jiro maalmaha ciida masiixiyiinta. Sargaal […]

 
 

Kulan Aad Uqiimo Badan oo Dhex Maray HAAJ & Madax JWXO Kamid Ah.

Kulan Aad Uqiimo Badan oo Dhex Maray HAAJ & Madax JWXO Kamid Ah.

Shalay oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 24/12/17 waxaa kulan muhim ah isugu yimid mas’uuliyiinta iyo howlwadna hogaanka abaabulka iyo arimaha Jaaliyaadka HAAJ, iyo waliba […]

 
 

Dad Maxaabiis Ah oo Jidh Dil Loogu Dilay Itoobiya.

Dad Maxaabiis Ah oo Jidh Dil Loogu Dilay Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ciidanka wayaanuhu ay si xun ula dhaqmeen wadaad muslim ah oo mudo ugu maxaabiisnaa mid […]

 
 

Maqaal: Xasuuqa & Gumaadka Shacabka Ogadeniya Waa Dhiilo Murugo Leh. By Liban Kulmiye

Maqaal: Xasuuqa & Gumaadka Shacabka Ogadeniya Waa Dhiilo Murugo Leh. By Liban Kulmiye

Xasuuqa lagu hayo shacabka dulman ee Soomaalida Ogadeniya waa mid lagu sifayn karo isir tirtir wuxuuna lamid yahay xasuuqa loo gaysto muslimiinta Miyanmar iyo Falastiin, […]

 
 

Daawo: Kooxda TPLF oo Kacdoon Wadayaasha Xoog Kumuquunin Rabta.

Daawo: Kooxda TPLF oo Kacdoon Wadayaasha Xoog Kumuquunin Rabta.

Xaalada gumaysiga Itoobiya ayaa kasii daraysa marba markii kasii danbaysa waxaana hada uu Tigraygu wadaa in uu xoog ku maquuniyo kacdoon wadayaasha kasoo hor jeeda […]

 
 

Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya oo La Weeraray.

Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya oo La Weeraray.

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa weerar lagu qaaday xarunta Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho, waxaana iska hor’imaad ku dhawaad Saacad socday […]

 
 

Xabad-Joojin Ka Dhaqan Gashay Koonfurta Sudan.

Xabad-Joojin Ka Dhaqan Gashay Koonfurta Sudan.

Xabad joojin ay dhawaan kala saxiixdeen dowladda Suudaanta Koonfureed iyo falaagada hubeysan ayaa ka dhaqan gashay dalkaasi, tallaabadan ayaana ah isku-daygii ugu dambeeyay ee lagu […]

 
 

Kulankii Sadex Biloodlaha Ahaa Ee OYSU W/bari Kenya oo Ifo Kuqabsoomay.

Kulankii Sadex Biloodlaha Ahaa Ee OYSU W/bari Kenya oo Ifo Kuqabsoomay.

Ururka Dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia OYSU ee Gobolka Woqooyi bari Kenya ayaa maanta oo Axad ahayd isugu yimid kulankoodii sadex biloodlaha ahaa ee ay […]

 
 

Maamulka Israel oo Siidaayay Sadex Turki ah oo ay xidheen.

Maamulka Israel oo Siidaayay Sadex Turki ah oo ay xidheen.

Maxkamada Israel ayaa siideysay Sadex nin oo kasoo jeeda dalka Turkiga oo ay ciidamada Israel ka qabteen magaalada Qudus. Sadexdan nin ayaa kamid ahaa muslimiinti […]

 
 

(كَمْ مِنْ فِئَةٍ قَلِيلَةٍ غَلَبَتْ فِئَةً كَثِيرَةً بِإِذْنِ اللَّهَ) Imisay koox yari ka guulaysatay koox badan idanka Ilaahay!- By: Xaaji M/rashiid.

(كَمْ مِنْ فِئَةٍ قَلِيلَةٍ غَلَبَتْ فِئَةً كَثِيرَةً بِإِذْنِ اللَّهَ) Imisay koox yari ka guulaysatay koox badan idanka Ilaahay!- By: Xaaji M/rashiid.

(كَمْ مِنْ فِئَةٍ قَلِيلَةٍ غَلَبَتْ فِئَةً كَثِيرَةً بِإِذْنِ اللَّهَ) Imisay koox yari ka guulaysatay koox badan idanka Ilaahay!- By: Xaaji M/rashiid Allaahu Akbar- doorkan waan […]

 
 

Xisbiga Medrak oo Soosaaray Bayaan Ay Ku Cambaareeyeen EPRDF.

Xisbiga Medrak oo Soosaaray Bayaan Ay Ku Cambaareeyeen EPRDF.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in xisbiga mucaaradka ah ee Medrak uu dhaleecayn dusha usaaray maamulka wayaanaha iyo […]

 
 

Hogaanka Kacdoon Wadayaasha oo Kubaaqay Shaqo Joojin Itoobiya Kadhacda.

Hogaanka Kacdoon Wadayaasha oo Kubaaqay Shaqo Joojin Itoobiya Kadhacda.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay kacdoon wadayaashu kudhawaaqeen shaqo joojin guud oo kadhacda guud ahaan wadanka Itoobiya, gaar ahaan […]

 
 

Madaafiic Hoobiyeyaal Ah oo Lagu Weeraray Villa Soomaaliya.

Madaafiic Hoobiyeyaal Ah oo Lagu Weeraray Villa Soomaaliya.

Madaafiic hoobiyeyaal ah ayaa ku soo dhacay aga-gaarka madaxtooyada Soomaaliya, waxaana madaafiicdaasi jugtooda laga maqlayey xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho. Lama oga khasaaraha ka dhashay […]

 
 

Shirkii Jaaliyada Dermark oo Copenhagen Kaqabsoomay.

Shirkii Jaaliyada Dermark oo Copenhagen Kaqabsoomay.

Maanta oo Sabti ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 23/12/17 waxaa kulankoodii caadiga ahaa isugu yimid xubnaha Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee wadanka Dermark iyo waliba marti sharaf […]

 
 

Daawo: Tvga Qaranka Ogadeniya Wararkii & Warbixinadii Kala Duwanaa Ee Ka Baxay.

Daawo: Tvga Qaranka Ogadeniya Wararkii & Warbixinadii Kala Duwanaa Ee Ka Baxay.

Waxaad hoos ka daawataan qodobadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya wararkii iyo warbixinadii xiisaha badnaa. Hoos ka daawo.

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah & Xidigaha Waqooyiga America.

Daawo: Hees Wadani Ah & Xidigaha Waqooyiga America.
 
 

Qorshe Ay Sirdoonka Wayaanuhu Wadeen oo Fashilmay.

Qorshe Ay Sirdoonka Wayaanuhu Wadeen oo Fashilmay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya mid kamid ah dhagartii uu taliska wayaanuhu maleegi jiray oo la ogaaday iyo khatar wayn oo […]

 
 

Daawo:Kulankii Baarlamaanka Wayaanaha oo Lagu Kala Kacay & Shirkii EPRDF oo Soodhamaaday.

Ethiopian Members of Parliament attend an emergency meeting to lift the state of emergency, in Addis Ababa, Ethiopia, August 4, 2017. REUTERS/Tiksa Negeri

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in lagu kala kacay fadhigii baarlamaanka ee shalay oo Jumce ahayd lagu […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay