Archive for: December, 2017

AMISOM oo Taageero Dalbatay Si Al-Shabaab Looga Adkaado.

AMISOM oo Taageero Dalbatay Si Al-Shabaab Looga Adkaado.

Hogaanka ciidamada AMISOM ayaa sheegay in ay u baahan yihiin taageero Maaliyadeed ¬†oo lagu kalsoonaan karo si looga guuleysto dagaal yahanada maleeshiyada Al-Shabaab. Ergayga Gaarka […]

 
 

Trump oo Ku Fashilmay Meel Marinta Go’aankiisii Qudus Ku Aadanaa.

Trump oo Ku Fashilmay Meel Marinta Go’aankiisii Qudus Ku Aadanaa.

Dalka Togo waa dalka kaliya ah ee Afrikan ah ee codkiisa ku taageeray go’aankii Trump uu Qudus ugu aqoonsaday in ay tahay caasimadda Israa’iil. Golaha […]

 
 

Daawo: Waraysi Xasuuqa Shacabka Soomaaliyeed Ay u Gaysteen Maamulka Oromadu.

Daawo: Waraysi Xasuuqa Shacabka Soomaaliyeed Ay u Gaysteen Maamulka Oromadu.
 
 

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sh Cabdirashi Sh Cali Suufi.

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sh Cabdirashi Sh Cali Suufi.
 
 

Qawmiyada Tigrey oo Noqotay Mida Ugu Tahriibka Badan Africa.

Qawmiyada Tigrey oo Noqotay Mida Ugu Tahriibka Badan Africa.

Wargays caalami ah oo kasoo baxa wadanka Italy ayaa sheegay in qoxootiga ugu badan ee ka yimaada wadamada Africa ay ugu badan yihiin qoomiyada wadanka […]

 
 

Fadhigii Baarlamaanka Wayaanaha oo Baaqday Ogow Sababta.

Ethiopian Members of Parliament attend an emergency meeting to lift the state of emergency, in Addis Ababa, Ethiopia, August 4, 2017. REUTERS/Tiksa Negeri

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in markii 3aad uu baaqday fadhigii Baarlamaan kusheega wadanka gumaysiga Itoobiya. Sida […]

 
 

Statement by the Spokesperson on the situation in Ethiopia.

Statement by the Spokesperson on the situation in Ethiopia.

Recurring reports of violence in several universities and clashes in different parts of Ethiopia are deeply worrying, in particular as regards their increasingly ethnic nature. […]

 
 

ONLF and OLF Holds the Ethiopian government and its ruling Coalition Parties as solely responsible for the mass killings of Oromo and Somali peoples.

ONLF and OLF Holds the Ethiopian government and its ruling Coalition Parties as solely responsible for the mass killings of Oromo and Somali peoples.

ONLF and OLF Holds the Ethiopian government and its ruling Coalition Parties as solely responsible for the mass killings of Oromo and Somali peoples Joint […]

 
 

Deegaanadii Dadka Soomaaliyeed Lagu Xasuuqay oo Laga Dayrinayo.

An injured protester waits for help after several people died during the Irrechaa, the thanks giving festival of the Oromo people in Bishoftu town of Oromia region, Ethiopia, October 2, 2016. REUTERS/Tiksa Negeri

Wararka naga soo gaadhaya woqooyiga Gobolka Harargee ee dhulka Oromada ayaa sheegay in ay wali go’doon kujiraan 4 tuulo oo ay kunool yihiin dad Soomaali […]

 
 

Ciidamo Lagu Daadiyay Addis Ababa & Khal Khal Guud oo Jira.

Ciidamo Lagu Daadiyay Addis Ababa & Khal Khal Guud oo Jira.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in magalada uu kajiro khalkhal aad uwayn oo saamayn kuyeeshay dhamaan xaafadaha […]

 
 

Bayaan Kasoo Baxay EU oo Wayaanaha Lagu Dhaliilay.

Bayaan Kasoo Baxay EU oo Wayaanaha Lagu Dhaliilay.

Bayaan kasoo baxay Ururka Midowga Yurub EU ayaa siwayn loogu dhaliilay siyaasadaha is khilaafsan ee taliska wayaanaha iyo guud ahaan khal Khalka kajira wadanka gumaysiga […]

 
 

Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya oon 30% Hubaysnayn.

Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya oon 30% Hubaysnayn.

Laga soo bilaabo bishii September ee sanadkan 2017 Al-shabaab waxaa ay weerar ku qaadeen dhawr saldhig ciidan oo ay ku sugnaayeen ciidamada Soomaaliyeed, iyaga oo […]

 
 

Maraykanka oo Duqayn Xaga Cirka Ah Ku Qaaday Al-Shabaab.

Maraykanka oo Duqayn Xaga Cirka Ah Ku Qaaday Al-Shabaab.

Warbixin¬† uu soo saaray Taliska ciidamada Maraykanka ee (Africom) ayaa lagu sheegay in duqayn xagga cirka ah oo 15-kii bishaan lala beegsaday kooxda Al-shabaab lagu […]

 
 

Aqalka Kongresska Maraykanka oo ansixiyey qorshaha Donald Trump ee isbeddelka cashuuraha.

Aqalka Kongresska Maraykanka oo ansixiyey qorshaha Donald Trump ee isbeddelka cashuuraha.

Qorshaha Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ee isbeddelka cashuuraha ayaa qarka u saaran in uu noqdo mid meelmara. Habeenkii xalay ayaa aqalka hoose ee Kongresska meel […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogadeniya Ilays tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogadeniya Ilays tv.

Waxaad ku soo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogadeniya Ilays tv iyo wararkii xiisaha badnaa ee lagusoo qaatay. Hoos ka daawo.

 
 

Gudoomiyaha TPLF oo Hadal Cantara Baqash Ah Warbaahinta Kasheegay.

Gudoomiyaha TPLF oo Hadal Cantara Baqash Ah Warbaahinta Kasheegay.

Gudoomiyaha cusub ee urur kusheega TPLF Debretsion Gabremdhin oo markii ugu horaysay warbaahinta lahadlay ayaa hadalo cantara baqash iyo calaacal ah maqashiiyay dadka ree Itoobiya […]

 
 

Saraakiil Oromo Ah oo Dil Qorshaysan Kabadbaaday.

Saraakiil Oromo Ah oo Dil Qorshaysan Kabadbaaday.

Ururka OPDO ee bahwadaagta la ah ururka sii burburaya ee EPRDF ayaa sheegay in ay gacanta kudhigeen saraakiil katirsan ciidanka sirdoonka wayaanaha oo kujiray howl […]

 
 

Cadayn:Musuq Maasuqa Itoobiya oo Meel Halis Ah Gaadhay & Ciyaal Ku Lugyeeshay.

Cadayn:Musuq Maasuqa Itoobiya oo Meel Halis Ah Gaadhay & Ciyaal Ku Lugyeeshay.

Iyadoo uu musuq maasuqu meel sare kagaadhay guud ahaan wadanka Itoobiya ayaa hadana la ogaaday in Qawmiyada tirada yar ee Tigreegu ay tahay mida ugu […]

 
 

C/raxmaan C/shakuur oo Maxkamadda La Horgeeyey.

C/raxmaan C/shakuur oo Maxkamadda La Horgeeyey.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo in ka badan 40 saacadood ku xidhan xabsiga ayaa galinkii dambe ee shalay la horgeeyay maxkamadda Gobolka Banaadir ee darajada 1aad. […]

 
 

Gantaal Kuwa Ridada Dheer Ah oo Sacuudiga Lagu Weeraray.

Gantaal Kuwa Ridada Dheer Ah oo Sacuudiga Lagu Weeraray.

Wasaarada Difaaca ee Boqortooyada Sucudiiga ayaa sheegtay in ay ka hortagtay gantaal ay malleeshiyaadka Xuutiyiinta dalka Yemen shalay oo Talaado ahayd ku tuureen magaalada Riyadh […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay