Archive for: December, 2017

Maraykanka oo VETO ku Diiday Qaraarkii Qudus ee Golaha Amaanka.

U.S. Ambassador to the United Nations Nikki Haley vetos an Egyptian-drafted resolution regarding recent decisions concerning the status of Jerusalem, during the United Nations Security Council meeting on the situation in the Middle East, including Palestine, at U.N. Headquarters in New York City, New York, U.S., December 18, 2017. REUTERS/Brendan McDermid

Dowlada Maraykanka ayaa kaligeed kasoo horjeesatay qaraarkii shalay la horgeeyey golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ee looga hadlayey illaalinta sharuucda ku aadan magaalada barakeysan ee […]

 
 

Daawo: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee TV-ga Qaranka Ogadenia Ilays TV.

Daawo: Wararkii Ugu Dambeeyay Ee TV-ga Qaranka Ogadenia Ilays TV.

Daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan barnaamijyadii kala duwanaa ee TV-ga qaranka Ogaadeniya Ilays TV, iyo wararkii xiisaha badnaa. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Daawo: Dhaanto Halgameed Shacabka S,ogadenia Lagu Kicinayo.

Daawo: Dhaanto Halgameed Shacabka S,ogadenia Lagu Kicinayo.
 
 

Deg Deg: Saraakiisha Ciidanka Wayaanaha oo Xukun Ciidan Oromia Kusoo Rogay.

Deg Deg: Saraakiisha Ciidanka Wayaanaha oo Xukun Ciidan Oromia Kusoo Rogay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanuhu ay soosaareen go’aan lidi ku ah jiritaanka shacabka […]

 
 

Hadal Itoobiya Dhaawac Ku Ah oo Kasoo Yeedhay Dowlada Maraykanka.

Hadal Itoobiya Dhaawac Ku Ah oo Kasoo Yeedhay Dowlada Maraykanka.

Hadal kasoo yeeshay xafiiska madaxwaynaha Marayanka Donald Trump ayaa lagu sheegay in dowlada Maraykanku ay joojin doonto dhamaan caawimaada ay siiso wadadamada ay hogaamiyaan dadka […]

 
 

Xisbiga Talada Dalka K. Africa Haya ee ANC oo Hogaamiye Cusub Doortay.

Xisbiga Talada Dalka K. Africa Haya ee ANC oo Hogaamiye Cusub Doortay.

Xisbiga taladda dalka Koonfur Afrika haya ee ANC ayaa hogaamiye u doortay Cyril Ramaphosa. Ramaphosa ayaa hadda ah Madaxweyne kuxigeenka dalkaasi waxuuna ka adkaaday Dlamini […]

 
 

Xarunta Nabadsugida Dalka Afghanistan oo La Weeraray.

Xarunta Nabadsugida Dalka Afghanistan oo La Weeraray.

Waxaa shalay Isniintii uu iska hor imaad ka dhacay magaalada Kabul ee caasimada dalka Afghanistan, kadib markii ay kooxo hubeysan weerar ku qaadeen xarunta lagu […]

 
 

Somali civilians massacred in Gadulo village of Darulow district by Oromo militia and regional police.

Somali civilians massacred in Gadulo village of Darulow district by Oromo militia and regional police.

Somali civilians massacred in Gadulo village of Darulow district by Oromo militia and regional police, BY OGADEN YOUTH Oromo militias have slaughtered 65 innocent Somali villagers […]

 
 

Daawo: Gabdhaha Jaaliyada Ogaadeniya Ee Edmonton oo Buraanbur ku Amaanay JWXO.

Daawo: Gabdhaha Jaaliyada Ogaadeniya Ee Edmonton oo Buraanbur ku Amaanay JWXO.
 
 

Bayaan: ONLF oo Cambaaraysay Xasuuqii Loogaysatay Shacabka Soomaalida Ah.

Bayaan: ONLF oo Cambaaraysay Xasuuqii Loogaysatay Shacabka Soomaalida Ah.

War Saxaafadeed Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) Xasuuqa Ay Oromadu U Gaysatay Soomaalida Ku Dhaqan Galbeedka Hararge. Jumcihii lasoo dhaafay oo ay taariikhdu ku beegnayd […]

 
 

Deg Deg: Saraakiisha Ciidanka Wayaanaha oo Shir Kujira & Afgambi Laga Cabsi Qabo.

Deg Deg: Saraakiisha Ciidanka Wayaanaha oo Shir Kujira & Afgambi Laga Cabsi Qabo.

War dag dag ah oo hada nasoo gaadhaya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu shir uga furmay magaalada Addis Ababa, sida xogta aan kuhelayno […]

 
 

Hogaanka Cusub Ee TPLF oo Eedeeyay Horjoogeyaasha Kililada.

Hogaanka Cusub Ee TPLF oo Eedeeyay Horjoogeyaasha Kililada.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in gudoomiyaha cusub ee kooxda TPLF uu eedayn kala dul dhacay horjooge yaasha […]

 
 

Ethiopia: More than 60 ethnic Somali civilians Massacred

Ethiopia: More than 60 ethnic Somali civilians Massacred

More than 60 ethnic Somali Ethiopians massacred in West Hararge. The massacre has taken place in Gadule village in the Darulow district of the Oromia […]

 
 

Turkiga oo Safaarad Ka Furanaya Bariga Magaalada Qudus.

Turkiga oo Safaarad Ka Furanaya Bariga Magaalada Qudus.

Madaxwaynaha wadanka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Axadii shalay ahayd sheegay in Dowladiisu ay rajeyneyso in ay safaarad ka furato caasimada Falastiin ee Bariga Qusus, […]

 
 

ONLF Press Release on the Oromo Massacre of Somalis in Western Harar Oromia Region.

ONLF Press Release on the  Oromo Massacre of Somalis in Western Harar Oromia Region.

Press Release Ogaden National Liberation Front (ONLF) Oromo Massacre of Somalis in Western Harar Oromia Region On December 15, 2017 Oromo mobs wantonly massacred 170 […]

 
 

Shirkii bilaha ahaa ee jaaliyada magaalada Edmonton oo qabsoomay.

Shirkii bilaha ahaa ee jaaliyada magaalada Edmonton oo qabsoomay.

  Jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee magaalada Edmonton ayaa maalinimadii sabtida isugu timid shirkeedii bilaha ahaa .
 Waxaa shirka Lagu furay wacdi diini ah oo aad […]

 
 

Maqaal: Aan Wada Hadalno Heshiis Mise Dood Furan, By. Mujahid Sh Ibrahim.

Maqaal: Aan Wada Hadalno Heshiis Mise Dood Furan, By. Mujahid Sh Ibrahim.

Astaanta ururka Wadaniga Xoraynta Ogadenya ee (JWXO /ONLF), waxay utaagan tahay dagaal iyo siyaasad in xalka lugu wadda raadiyo kolba midki suuragal ah.  Hogaanka Arimaha […]

 
 

Taliska Qaybta Harargee & Maamulka Harar oo Fooda Iskula Jira.

Taliska Qaybta Harargee & Maamulka Harar oo Fooda Iskula Jira.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Harar ee xarunta Gobolka Hararida ayaa sheegaya in ay goroda iskula jiraan Generalka qaybta Harargee ee ciidanka wayaanaha General Ma’asha […]

 
 

Shirkii Kooxda EPRDF Ee Addis Ababa oo Burbur Qarka Usaaran.

Shirkii Kooxda EPRDF Ee Addis Ababa oo Burbur Qarka Usaaran.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in shirkii aan micnaha lahayn ee urur kusheega EPRDF, uga socday magaalada […]

 
 

60 Qof oo Kudhintay Duqayn Uu Sucuudigu Kafuliyay Dalka Yemen.

60 Qof oo Kudhintay Duqayn Uu Sucuudigu Kafuliyay Dalka Yemen.

Sida ay kusoo waramayaan Wakaaladaha Wararka ee Caalamiga ah, In ka badan 60 qof oo Shacab ah oo u dhashay dalka Yemen ayaa ku dhintay […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay