Archive for: January, 2018

Daawo: Dhagaysigii Ka Dhacay Congress Maraykanka ee Xaalada Itoobiya Lagaga Hadlayay.

Daawo: Dhagaysigii Ka Dhacay Congress Maraykanka ee Xaalada Itoobiya Lagaga Hadlayay.

Waxaad hoos ka daawataan daawadayaal dacwadii dhagaysiga ahayd ee lagaga hadlaaya xaalada gumaysiga Itoobiya taasoo ka dhacday aqalka cad ee Congress ka maraykanka. Hoos ka […]

 
 

Kulan Ay TPLF Maraykanka Kuqaban Rabtay oo Fashilmay.

Kulan Ay TPLF Maraykanka Kuqaban Rabtay oo Fashilmay.

Wararka aan kahelayn wadanka Maraykanka ayaa sheegaya in uu fashil kudhamaaday shir abaabul iyo lacago uruursi ah oo ay kooxda TPLF uqabatay qaar kamid ah […]

 
 

Deg Deg: Gudoomiyihii Marsa oo Ladilay & Shacab Ay Wayaanuhu Xasuuqeen.

Deg Deg: Gudoomiyihii Marsa oo Ladilay & Shacab Ay Wayaanuhu Xasuuqeen.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Marsa ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya rabshado gacan kahadal ah oo hadheeyay magaalada Marsa oo ay dad kudhinteen hanti badana […]

 
 

Daawo: Seyoum Mesfin oo Qiray Fashilka Kooxda TPLF.

Daawo: Seyoum Mesfin oo Qiray Fashilka Kooxda TPLF.

Waxaa isasoo taraya siyaasiyiinta iyo dadka magaca kudhex leh kooxda TPLF ee qiraya in uu dhamaaday wakhtigii TPLF, islamarkaan ay kufashilmeen hogaankii wadanka ee mudada […]

 
 

Taleefishinada Kenya oo Hawada Laga Saaray Dhaarinta Raila Awgeed.

Taleefishinada Kenya oo Hawada Laga Saaray Dhaarinta Raila Awgeed.

Dowladda Kenya ayaa gabi ahaanba hawada ka saaray illaa 3 taleefishin oo ah kuwa gaarka loo leeyahay, kuwaas oo si toos ah u tabinayay xafladda […]

 
 

Maraykanka oo Qaaday Xayiraada Qaxootiga Imaanaya Dalkooda.

epaselect epa06057017 People participate in a rally to protest the separation of families under US President Donald J. Trump's travel ban in New York, New York, USA, 29 June 2017. The travel ban, which targets travelers from six Muslim-majority countries, imposes travel restrictions on visa travel and imposes a temporary suspension of the admission of refugees into the US.  EPA/ALBA VIGARAY

Maraykanka ayaa qaadey qayb ka mid ah sharciga mamnuucidda soogalootiga ee dhaqangalay  bishii 10aad ee sanadkii hore 2017. Xayiraaddan ayaa ku saabsanayd muwaadiniinta ka timid […]

 
 

Daawo: Shacabka Axmaarada Ee Gobolka Wollo oo Wali Sii Wada Mudaaharadadii.

Daawo: Shacabka Axmaarada Ee Gobolka Wollo oo Wali Sii Wada Mudaaharadadii.

Waxaa wali halkoodii kasii socda mudaaharaadadii lagaga soo horjeeday kooxda TPLF oo caado iyo dhaqanka dhigatay xasuuqa Shucuubaha kala duwan. Hoos ka daawo xaalada gobolka […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & Waraysi Ciidanka JWXO.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & Waraysi Ciidanka JWXO.

Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal barnaamij yadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo warbixinadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. […]

 
 

Kulan Muhiim Ah oo Udhamaaday Ciidanka JWXO & Waxgaradka Ogadenia.

Kulan Muhiim Ah oo Udhamaaday Ciidanka JWXO & Waxgaradka Ogadenia.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO ayaa sheegaya kulan muhiim ah uu oo maalin nimadii […]

 
 

Ashcaarta Itoobiya oo Cirka Gashay & Shacabka oo Tabaalaysan.

Ashcaarta Itoobiya oo Cirka Gashay & Shacabka oo Tabaalaysan.

Wararka naga soo gaadhaga wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu sicirka ashcaartu gaadhay meeshii abid ugu saraysay, isla markaana ay shacabku la’yihiin qaab ay […]

 
 

Ururada Bulshada Itoobiya oo Baaq Udiray Qaar Ciidamada Kamid Ah.

Ururada Bulshada Itoobiya oo Baaq Udiray Qaar Ciidamada Kamid Ah.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ururada bulshada ee dadyowga lagumaysto ay baaq mug iyo miisaan leh u direen qaar kamid […]

 
 

Kacdoon Wadayaasha Itoobiya oo Kudhawaaqay Mudaharaado Guud Ahaan Wadanka Ah.

Kacdoon Wadayaasha Itoobiya oo Kudhawaaqay Mudaharaado Guud Ahaan Wadanka Ah.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in kacdoon wadayaasha diidan maamulka cadaalad darada ah ee Itoobiya kajira ay ku baaqeen arin wal […]

 
 

Ethiopia: -An Excessive Rapaciousness of the TPLF Apartheid Is Alien to The Values of Africa.

Ethiopia: -An Excessive Rapaciousness of the TPLF Apartheid Is Alien to The Values of Africa.

By Denboba Natie, January 29, 2018 The Contradiction of the TPLF Apartheid’s Greed with Ethiopian/African Values. The Tigray People’s Liberation Front (TPLF) regime of Ethiopia […]

 
 

Uhuru Kenyatta oo ka Horyimid Kabitaanka AMISOM ee Soomaaliya.

Uhuru Kenyatta oo ka Horyimid Kabitaanka AMISOM ee Soomaaliya.

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in habka ugu wanaagsan ee Soomaaliya xaaladeeda lagu dejin karo ay tahay hawlgalka AMISOM ee Midowga Afrika. Uhuru […]

 
 

Caqabadaha ay La Kulmaan Dadka Laga Tirada Badan Yahay ee Maraykanka.

Caqabadaha ay La Kulmaan Dadka Laga Tirada Badan Yahay ee Maraykanka.

Dalka Mareykanka, waxaa marka laga hadlayo taariikhdiisa soo jireen ka ah ama la sheegaa inuu yahay dal dadkiisa ay kala duwanyhiin isir ahaan, ayna qaarkood […]

 
 

Ciidanka Woyaanaha oo Dad Shacab Ah Ku Xidh Xidhay Magaalada Dhagax Madaw.

Ciidanka Woyaanaha oo Dad Shacab Ah Ku Xidh Xidhay Magaalada Dhagax Madaw.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaan Dagmada Dhagax madaw ee gobolka Jarar ayaa waxay sheegayaan in ciidanka Woyaanaha ay dad shacab ah ku […]

 
 

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays Tv & Wararkii Xiisaha Badnaa.

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays Tv & Wararkii Xiisaha Badnaa.

Daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee aad uga barateen tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo wararkii xiisaha badnaa. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Daawo: Waraysigii Hogaan Ku Xigeenka Dhaqaalaha Ee JWXO Marwo Khaalisa Ugaas Mahad.

Daawo: Waraysigii Hogaan Ku Xigeenka Dhaqaalaha Ee JWXO Marwo Khaalisa Ugaas Mahad.

Waxaad kusoo dhawaateen waraysigii ay bahda Ilays TV la yeelatay marwo Khaaliso Ugaad Mahad oo ah Gudoomiye ku Xigeenka Hogaanka Dhaqaalaha Ee JWXO. Hoos ka […]

 
 

Hooyo 70 Jir Ah oo Ciidanka Woyaanuhu Ku Xidheen Danood.

Hooyo 70 Jir Ah oo Ciidanka Woyaanuhu Ku Xidheen Danood.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaan Gobolka Doollo Dagmada Danood ayaa waxay sheegayaan in ciidanka Woyaanaha ee nacabka ah ay hooyo 70 jir […]

 
 

Ciidanka Agaziga & Saraakiisha Axmaarada oo Isku Miyidiinsan.

Ciidanka Agaziga & Saraakiisha Axmaarada oo Isku Miyidiinsan.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay uu khilaaf xoogan dhex maray koox daba qoodhi ah oo sheegtay in […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay