Archive for: January, 2018

Al-shabaab oo Weeraray Xarun Kamid Ah Isgaadhsiinta Gobolka Waqooyi Bari Kenya .

Al-shabaab oo Weeraray Xarun Kamid Ah Isgaadhsiinta Gobolka Waqooyi Bari Kenya .

Masuuliin u hadlay dowladda Kenya ayaa sheegay in koox  ay u malaynayaan in ay ka tirsan yihiin maleeshiyaadka Al-shabaab ay jareen Isgaadhsiintii Magaalada Katulo ee […]

 
 

Israa’iil oo Ku Baaqday In Hay’ada QM ee Qaxootiga Falastiin Caawisa La Xidho.

Israa’iil oo Ku Baaqday In Hay’ada QM ee Qaxootiga Falastiin Caawisa La Xidho.

Ra’iisul-wasaaraha Israa’iil Binyamin Netanyahu ayaa golihiisa wasiirrada u sheegay in hey’adda QM ee qaxootiga Falastiiniyiinta ah caawisa ay sii seeto-dheereyneyso dhibaatada, lama huraanna ay tahay […]

 
 

Ogaysiis: Jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya Ee wadanka Koonfur Afrika.

Ogaysiis: Jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya Ee wadanka Koonfur Afrika.

Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa dhamaan shacabwaynaha soomaalida Ogaadeniya ee ku dhaqan wadanka koonfur Afrika in la qaban doono shirwaynihii 15 aad ee jaaliyada Ogaadeniya ee […]

 
 

Daawo: Ilays tv oo Lagu soo Qaatay Warar Xiiso Badan & Barnaamij Gaar Ah.

Daawo: Ilays tv oo Lagu soo Qaatay Warar Xiiso Badan & Barnaamij Gaar Ah.

Daawayadayaal waxaad ka  dwaataan qodobadii kala duwanaa ee aad uga barateen TVga qaranka Ogaadeniya Ilays TV iyo warar xiiso badan. Hoos ka daawo.  

 
 

Booliiska Wayaanaha oo Kuwareeray Qaab Shaqeedka Dhalinyarada Qeeroo.

Booliiska Wayaanaha oo Kuwareeray Qaab Shaqeedka Dhalinyarada Qeeroo.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay ciidanka Booliiska wayaanuhu umaara la’yihiin Ururka Dhalinyara ee qoomiyada Oromada ee lagu magacaabo Qeeroo. […]

 
 

Khilaaf Xoogan oo Mar Kale Sookala Dhexgalay Saraakiisha Wayaanaha.

Khilaaf Xoogan oo Mar Kale Sookala Dhexgalay Saraakiisha Wayaanaha.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ayaa sheegaya in uu mar kale cirka isku shareeray khilaafka udhaxeeya taliye yaasha sarsare ee ciidamada Gumaysiga Itoobiya, […]

 
 

Hay’ada Unicef oo Warbixin Kasoosaartay Xaalada Ciyaalka Ogadenia & Oromia.

Hay’ada Unicef oo Warbixin Kasoosaartay Xaalada Ciyaalka Ogadenia & Oromia.

Hay’ada Qaramada Midoobay (QM) uqaabilsan ciyaalka ee Unicef ayaa soo saartay warbixin aad udheer oo ay kaga hadlayso xaalada dhalaanka kudhaqan guud ahaan wadanka Gumaysiga […]

 
 

Baarlamaanka Itoobiya oo Dhagaystay Warbixin Kusheeg Laga Diyaariyay Colaada Soomaalida & Oromada.

Ethiopian Members of Parliament attend an emergency meeting to lift the state of emergency, in Addis Ababa, Ethiopia, August 4, 2017. REUTERS/Tiksa Negeri

Waxaa Baarlamaanka wadanka Gumaysiga Itoobiya lahor keenay warbixin ay soo diyaariyeen niman lagu sheegay in ay gudi xaqiiqo raadin yihiin oo loodiray in ay baadhitaan […]

 
 

Jabhada Rohingya oo Weerartay Ciidanka Myanmar .

FILE PHOTO - A Myanmar soldier (C) and a policeman patrol a road in Maungdaw, Myanmar, August 31, 2017. REUTERS/Soe Zeya Tun/File Photo

Jabhada u dagaalanta xuquuqda muslimiinta Rohingya ee dalka Burma ayaa weerar ku qaaday ciidamada dowlada ee ku sugan Gobalka Rakhine. Weerarkan oo ahaa mid jidgooyo […]

 
 

Trump oo Beeniyay inuu Qabo Xanuunka Dhimirka.

Trump oo Beeniyay inuu Qabo Xanuunka Dhimirka.

Donald Trump, Madaxwaynaha Maraykanka ayaa si xooggan u difaacay in uu caafimaad ahaan u qalmo in uu maamulo xafiiska uu ka taliyo, waxa uuna gaashaanka […]

 
 

Daawo: Hordhaca Dood Xiiso Badan oo Lagu Lafa Guraayay Xaalada Siyaasadeed Ee Gumaysiga Itoobiya.

Daawo: Hordhaca Dood Xiiso Badan oo Lagu Lafa Guraayay Xaalada Siyaasadeed Ee Gumaysiga Itoobiya.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan hor dhaca dood xiiso badan oo lagaga hadlaayo xaalada cakiran ee gumaysiga Itoobiya, doodan ayaa waxaa qabtay bahda Ilays tv xafiiskeeda […]

 
 

Soomaalida Ku Go’doonsan Naziret oo Dhibaato Lasoo Daristay.

Soomaalida Ku Go’doonsan Naziret oo Dhibaato Lasoo Daristay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Naziret (Nazereth) ee xarunta Gobolka Oromia ayaa sheegaya weeraro hadh iyo habeenba lagu hayo dadka Soomaalida ah ee mudada dheer […]

 
 

Wariye Caan Ah oo Nairobi Ku Geeriyooday & Itoobiya oo Lagu Cambaareeyay.

Wariye Caan Ah oo Nairobi Ku Geeriyooday & Itoobiya oo Lagu Cambaareeyay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya ayaa sheegaya in uu halkaas kugeeriyooday wariye caan ah oo udhintay Jidh-dil ay ugaysteen ciidamada […]

 
 

Gudiga Amniga Wayaanaha oo Gobolka Axmaarada Kusoo Rogay Xukun Cusub.

Gudiga Amniga Wayaanaha oo Gobolka Axmaarada Kusoo Rogay Xukun Cusub.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in dhamaan Gobolada iyo Dagmooyinka Axmaarada lagu daadiyay ciidamo aad ubadan oo loogu magac […]

 
 

Maqaal: Astaamaha Lagu Yaqaano CWXO, By. Xaaji M/rashiid.

Maqaal: Astaamaha Lagu Yaqaano CWXO, By. Xaaji M/rashiid.

Marka hore waxaan jeclahay inay akhristayaashu ila wadaagaan kuwa ay yihiin Ciidanka WadanigaXoraynta Ogadenya (CWXO) . Sanadkii 1991 ayuu isbadal xukuumadeed ka dhacay wadanka guumaystaha itoobiya.  Waxaa xoog […]

 
 

Sudan oo sheegtay in aysan jirin xiisad kala dhaxeysa Wadanka Eritrea

Sudan oo sheegtay in aysan jirin xiisad kala dhaxeysa Wadanka Eritrea

Dowladda Sudan ayaa beenisay warar sheegayay in xiisad ay ka dhex taagan tahay Eritrea iyo Sudan. Arrintan ayaa ka dambeysay ka dib markii Sudan ay […]

 
 

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah “Dalkeenu Waa Mid Gaara” Hobolada Xamar.

Daawo: Hees Cusub oo Wadani Ah “Dalkeenu Waa Mid Gaara” Hobolada Xamar.

Waxaad kuso dhawaataan hees wadani ah oo ay inoogu Luuqayn hayaan Xidigaha Soomaaliyeed ee Xamar, heestan ayaa waxaa lagu guubaabin hayaa ciidanka JWXO Waxaana Lagu […]

 
 

Desaleng oo Hadalkiisii Beeniyay & Dhaqankii EPRDF oo Aan Isbadalin.

Desaleng oo Hadalkiisii Beeniyay & Dhaqankii EPRDF oo Aan Isbadalin.

Raysal-wasaaraha aan go’aan qaadashada lahayn ee Itoobiya Hailemariam Desaleng ayaa kalaabtay hadalkii uu dhawaan warbaahinta usheegay ee ahaa in uu ooda kaqaadayo dhamaan maxaabiista boqolaalka […]

 
 

Deg Deg: Shaqaaqooyin Cusub oo Kabilowday Xuduuda Axmaarada & Binshangul.

Deg Deg: Shaqaaqooyin Cusub oo Kabilowday Xuduuda Axmaarada & Binshangul.

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda Gobolada Axmaarada iyo Binshagul ee wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya shaqaaqooyin todobaadkii lasoo dhaafay kataagnaa xaduuda labada Gobol ee dariska […]

 
 

Saraakiil Itoobiyaan Ah oo Lacago Been Abuur Ah Lagu Qabtay.

Saraakiil Itoobiyaan Ah oo Lacago Been Abuur Ah Lagu Qabtay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay saraakiil kamid ah ciidamada sirdoonka wayaanaha oo faraha […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay