Archive for: January, 2018

Muran Ka Taagan Xaalada Caafimaad ee Maskaxda Trump.

Muran Ka Taagan Xaalada Caafimaad ee Maskaxda Trump.

Soo saarista buugga cusub ee laga qoray Trump ayaa mar kale banaanka keenay dood horey u socotay oo ku saabsanayd xaalada caafimaadka maskaxda ee Donald […]

 
 

Ethiopia: The Failures of the regime and the way forward.

Ethiopia: The Failures of the regime and the way forward.

The TPLF has been so far somewhat successful, at least among its Western supporters, in promoting the notion that all opposition to it started and […]

 
 

Daawo Sawiro Dheeri Ah Wacdarihii Shirkii Jaaliyada Ogaadeniya Ee Nirobi.

Daawo Sawiro Dheeri Ah Wacdarihii Shirkii Jaaliyada Ogaadeniya Ee Nirobi.

Waxaa maanta shir balaadhan isugu yimaaday Jaaliyada soomaalida Ogaadeniya ee bariga Afrika waxaana kasoo qayb galay dhamaan xubnaha iyo taageerayaasha halganka ay JWXO hormuudka u […]

 
 

Daawo: Heestii Calanka Ogadeniya Ee Lagu Furay Shirkii Jaaliyada Ogaadeniya Ee Nirobi.

Daawo: Heestii Calanka Ogadeniya Ee Lagu Furay Shirkii Jaaliyada Ogaadeniya Ee Nirobi.
 
 

Hordhac: Shir Blaadhan Oo hadda kasocda Magaalada Nairobi + Sawiro

Hordhac: Shir Blaadhan Oo hadda kasocda Magaalada Nairobi + Sawiro

Magaalada Nairobi ee caasimada dalka kenya waxaa hadda kasocda shir blaadhan oo ay soo qaban qaabisay jaaliyada Ogaadeeniya ee dalka kenya. Shirkan oo ay kasoo […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sh C/rashid Sh Cali Suufi.

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sh C/rashid Sh Cali Suufi.

Daawadayaal kusoo dhawaada muxaadaro qiyam leh oo aan ugu tala galay Jumcada iyo Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi. ONA.

 
 

Bayaan Kasoo Baxay Jabhada ADMF oo Lagu Xaqiijiyay Dilka Makonin Tizazu.

Bayaan Kasoo Baxay Jabhada ADMF oo Lagu Xaqiijiyay Dilka Makonin Tizazu.

War saxaafada looqaybiyay oo xafiiska warfaafinta ee Jabhada ADMF ee kadagaalanta Gobolka Axmaarada kasoo baxay ayaa lagaga warbixiyay howlgal qorshaysan oo cutub katirsan ciidanka jabhadu […]

 
 

Jawaabo Kala Duwan oo Lagabixiyay Hadalkii Hailemariam Desaleng.

Jawaabo Kala Duwan oo Lagabixiyay Hadalkii Hailemariam Desaleng.

Qaar kamid ah ururada waawayn ee dunida kadhisan iyo shakhsiyaad caan ah ayaa kajawaab celiyay hadalkii Arbacadii ina dhaaftay kasoo yeedhay raysal-wasaaraha maqaar saarka ah […]

 
 

HR-128 | The amazing Congressman Mike Coffman press release over the current situation in Ethiopia.

HR-128 | The amazing Congressman Mike Coffman press release over the current situation in Ethiopia.

HR-128 | The amazing Congressman Mike Coffman press release over theĀ current situation in Ethiopia

 
 

Norway oo Laashay Hub Ay Ka Iibin Lahayd Dalka Imaaraatka.

Norway oo Laashay Hub Ay Ka Iibin Lahayd Dalka Imaaraatka.

Dowlada Norway ayaa xaqiijisay in ay joojisay gabi ahaan hubkii ay ka iibin jirtay dowlada Imaaraadka (UAE). Wasaarada Arrimaha Dibada ee dalka Norway ayaa sheegtay […]

 
 

Daawo: Ilays tv oo Lagu soo Qaatay Warar Xiiso Badan & Warbixn Gaara.

Daawo: Ilays tv oo Lagu soo Qaatay Warar Xiiso Badan & Warbixn Gaara.

Daawayadayaal waxaad kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee aad uga barateen tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo warar xiiso badan. Hoos ka daawo.

 
 

Deg Deg: Mudaaharaad Ka Dhan Ah Gumaysiga oo Ogadenia Kabilowday.

Deg Deg: Mudaaharaad Ka Dhan Ah Gumaysiga oo Ogadenia Kabilowday.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka gacanta gumaysiga kujira ee Ogadenia ayaa sheegaya mudaharaadyo lagu diidan yahay gumaysiga iyo cawaantiisa oo kadhacay meelo wadanka Ogadenia kamid […]

 
 

Hailemariam Desaleng oo Kudhawaaqay Hadal Aan Itoobiya Looga Baranin, Ogow.

Hailemariam Desaleng oo Kudhawaaqay Hadal Aan Itoobiya Looga Baranin, Ogow.

Raysal-wasaaraha aan awooda badan lahayn ee Itoobiya Hailemariam Desaleng ayaa warfidiyeenka usheegay hadal aan looga baranin xukuumada gumaysiga Itoobiya kaas oo dhab ahaanshihiisa la iswaydiinayo. […]

 
 

Qaar Kamid Ah Jaamacadaha Itoobiya oo Laxidhay & Kacdoonkii oo Waji Cusub Yeeshay.

Qaar Kamid Ah Jaamacadaha Itoobiya oo Laxidhay & Kacdoonkii oo Waji Cusub Yeeshay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay kacdoonadii shacabku waji kale yeesheen kadib markii taliska wayaanuhu uu inta badan dhulka kacdoonadu […]

 
 

3 Kamid Ah Sirdoonka Wayaanaha oo Faldambiyeed Lagu Qabtay.

3 Kamid Ah Sirdoonka Wayaanaha oo Faldambiyeed Lagu Qabtay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ambo ee Gobolka Shawa ee deegaanka Oromada ayaa sheegaya in gacanta lagu dhigay 3 askari oo katirsan ciidanka sirdoonka wayaanaha […]

 
 

Maxaabiis Badan oo Kooxda Boko-Xaraam Kasoo Baxsaday.

Maxaabiis Badan oo Kooxda Boko-Xaraam Kasoo Baxsaday.

Kooxda Xagjirka ah ee Boko Xaram ayey ka baxsadeen ku dhawaad 700 oo qof oo ay horey afduub ugu haysteen, dadkaasi oo isugu jiray beeraley, […]

 
 

Trump oo Falastiiniyiinta ugu Hanjabay Joojinta Deeqda Maraykanku Siiyo.

Trump oo Falastiiniyiinta ugu Hanjabay Joojinta Deeqda Maraykanku Siiyo.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo sii wada xiisada uu ka abuuray bariga dhexe ayaa ku goodiyey inuu joojin doono deeqda Maraykanka siin jiray maamulka Falastiin […]

 
 

Deg Deg: 10 Duuliye oo Kabaxsaday Wadanka Itoobiya.

Deg Deg: 10 Duuliye oo Kabaxsaday Wadanka Itoobiya.

War goor dhaw nasoo gaadhay ayaa sheegaya in ay baxsadeen qaar kamid ah ciidamada cirka ee wayaanaha, kuwaas oo sida lasheegay kabiyo diiday dhaqanka qalafsan […]

 
 

Awoodii Kooxda EPRDF/TPLF oo Isugu Soo Hadhay Xidhitaanka Internet-ka.

Awoodii Kooxda EPRDF/TPLF oo Isugu Soo Hadhay Xidhitaanka Internet-ka.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA) ayaa muujinaysa in awoodii kooxda EPRDF/TPLF ay kusoo hadhay xidhitaanka khadadka isgaadhsiinta sida Internet-ka oo […]

 
 

Kacdoonkii Shacabka Iiraan oo Sii Socda Maalintii 6aad.

Kacdoonkii Shacabka Iiraan oo Sii Socda Maalintii 6aad.

Waxaa wali dalka Iran ka socda banaanbaxyada looga soo horjeedo dowlada, waxaana sii kordhaysa tirada dadka ku dhintay mudaharaadyada rabshadaha wata. In ka badan 20 […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay