Archive for: January, 2018

Ethiopia: Crisis in the land of the economic miracle

Ethiopia: Crisis in the land of the economic miracle

Unrest has plagued Ethiopia for the past two years. So what’s going on? The reasons are complicated. Journalist Martin Plaut considers this to be the […]

 
 

Daawo: Wararkii Ka Baxay Caawa Tvga Qaranka Ogaadeniya ILAYS TV iyo Warbixino Xiiso Badan.

Daawo: Wararkii Ka Baxay Caawa Tvga Qaranka Ogaadeniya ILAYS TV iyo Warbixino Xiiso Badan.

Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal barnaamij yadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo wararkii kala duwanaa. Hoos ka daawo.

 
 

Daawo: Mudaaharaado Gilgilay Qaybo Kamida Gumaysiga Itoobiya & TPLF oo Fashilan.

Daawo: Mudaaharaado Gilgilay Qaybo Kamida Gumaysiga Itoobiya & TPLF oo Fashilan.

Waxaa wali gabi laa,laada xaalada gumaysiga Itoobiya waxaana marba marka kasii danbaysa kasii daraysa xal u helida khilaafka kooxaha hogaanka u haya gumaysiga Itoobiya gaar […]

 
 

Kulan aan Caadi Ahayn oo ka Dhacay Xafiiska jaaliyada Ogaadeeniya ee Edmonton Canada.

Kulan aan Caadi Ahayn oo ka Dhacay Xafiiska jaaliyada Ogaadeeniya ee Edmonton Canada.

Kulan aad muhiim u ah ayaa lagu qabtay xafiiska jaaliyada ogaadeeniya ee magaalada edmonton waxaana kasoo qayb galay qaarkamida masuuliyiinta JWXO iyo maamulka jaaliyada Ogadeniya […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah oo Cusub “Uwan Qala Xoriyada” Xidigaha Xamar.

Daawo: Hees Wadani Ah oo Cusub “Uwan Qala Xoriyada” Xidigaha Xamar.
 
 

Inside Addis Ababa’s Koshe rubbish tip: where hundreds literally scratch a living.

Inside Addis Ababa’s Koshe rubbish tip: where hundreds literally scratch a living.

My first sight of Koshe, Addis Ababa’s giant 50-year-old landfill site, is from the highway. It runs alongside it, and away from the road as […]

 
 

Hay’ada UNICEF oo Kadigtay Macaluusha Ciyaalka Itoobiya Kudhaqan.

Hay’ada UNICEF oo Kadigtay Macaluusha Ciyaalka Itoobiya Kudhaqan.

Laanta hay’ada Qaramada Midoobay uqaabilsan ciyaalka ee UNICEF ayaa sheegtay in kumanaan ciyaal ah ay kutabaalaysan yihiin wadanka Gumaysiga Itoobiya, kuwaas oo sida ay hay’adu […]

 
 

Deg Deg: Dowlada Sudan oo Xidhay Xuduuda Ay Lawadaagto Itoobiya.

Deg Deg: Dowlada Sudan oo Xidhay Xuduuda Ay Lawadaagto Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda wadamada Sudan iyo Itoobiya ayaa sheegaya xiisad colaadeed oo ayaamihii lasoo dhaafay kataagnayd halkaas iyo Sudan oo go’aan adag kaqaadatay. […]

 
 

Jarmalka oo Dhaqan Galinaya Sharciga Xakamaynta Nacaybka.

Kiev, Ukraine - October 17, 2012 - A logotype collection of well-known social media brand's printed on paper. Include Facebook, YouTube, Twitter, Google Plus, Instagram, Vimeo, Flickr, Myspace, Tumblr, Livejournal, Foursquare and more other logos.

Dawladda Jarmalka ayaa bilaabaysa dhaqangalinta sharciga baraha bulshada ka dalbanaya in ay si deg deg ah uga saaraan hadalada nacaybka, wararka been abuurka ah iyo […]

 
 

Maamulka Falastiin oo u Yeedhay Danjirahoodii Maraykanka.

Maamulka Falastiin oo u Yeedhay Danjirahoodii Maraykanka.

Maamulka Falastiin ayaa shaaciyay in ay u yeedheen safiirkoodii u fadhiyay dalka Mareykanka si ay wadatashi ula yeeshaan, isbuucyo uun ka dib markii madaxweyne Donald […]

 
 

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo Maraykanka U Hanjabay.

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo Maraykanka U Hanjabay.

Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuuriya, Kim Jong Un, ayaa sheegey in Mareykanka ay tahay in uu aqoonsado in barnaamijka Nugleerka ee dalkaasi uu yahay mid dhab ah. […]

 
 

Deg Deg: Daawo Kooxda TPLF oo Shir Ay Rabtay Inay Qabato Isu Badalay Gacanka Hadal.

Deg Deg: Daawo Kooxda TPLF oo Shir Ay Rabtay Inay Qabato Isu Badalay Gacanka Hadal.

Waxaa in dhawaalaba isa soo taraayay kala cararka kooxda TPLF iyo kacdoon wadayaasha kala duwan ee kasoo hor jeeda oo meel kasta ugu galaaya, hadaba […]

 
 

Daawo: Wararkii kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Wararkii kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo Qodobo Xiiso Badan.

Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal barnaamij yadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo wararkii xiisaha badnaa ee lagusoo qaatay. Hoos ka daawo.

 
 

Daawo: Gabagabadii Shirkii Ururka Dhalinyarada OYSU Germany & Bayaan Ay Soo saareen.

Daawo: Gabagabadii Shirkii Ururka Dhalinyarada OYSU Germany & Bayaan Ay Soo saareen.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan gabagabdii shirkii ururka dhalinyarada iyo ardayda Soomaalida Ogaadeniya OYSU ee wadanka Germalka ka dhacay iyo bayaan ay soo saareen ururka dhalin […]

 
 

Watch Video: Do not Feed TPLF Killer Beast Compaingn

Watch Video: Do not Feed TPLF Killer Beast Compaingn
 
 

Dagaal Lagu Hoobtay oo Dhexmaray Qoomiyadaha Guji & Burji.

Ethiopia. Southern Nations, Nationalities, and Peoples' Region. Omo Valley. Korcho Village. Kara tribe. Omo river. Agro-pastoralist group. The Kara men are best known for the elaborate body painting they indulge in before important ceremonies. They paint their faces and bodies in white chalk and pierce their ears in five places. Scarification plays an important role in Kara body decoration. Every man carries a wooden headrest which doubles as a stool. The AK-47 (also known as the Kalashnikov, AK, or Kalash) is a selective-fire (semi-automatic and automatic) assault rifle. The Omo Valley, situated in Africa’s Great Rift Valley, is home to an estimated 200,000 indigenous peoples who have lived there for millennia. Amongst them are 1,000 to 2,000 Karo who dwell on the eastern banks of the Omo river. Southern Nations, Nationalities, and Peoples' Region (often abbreviated as SNNPR) is one of the nine ethnic divisions of Ethiopia. 8.11.15 © 2015 Didier Ruef

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda udhaxaysa Gobolka Shucuubta Koonfureed ee Itoobiya iyo Gobolka Oromia ayaa sheegaya dagaal lagu hoobtay oo maalintii labadaa si xidhiidh ah […]

 
 

EPRDF oo Go’aan Aan Nuxur Lahayn Soosartay & Ciidamada oo Qaadacay.

EPRDF oo Go’aan Aan Nuxur Lahayn Soosartay & Ciidamada oo Qaadacay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu soo dhamaaday kulankii aan muhiimada badan lahayn ee ururka talada […]

 
 

Shil Baabuur oo Ka Dhacay Kenya oo Khasaare Gaystay.

Shil Baabuur oo Ka Dhacay Kenya oo Khasaare Gaystay.

Ugu yaraan 30 qof ayaa ku dhimatay shil gaadhi oo ka dhacay gudaha dalka Kenya. Shilkan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen labo baabuur […]

 
 

Dibad-Baxyo Balaadhan oo Dalka Iiraan Ka Socda.

Dibad-Baxyo Balaadhan oo Dalka Iiraan Ka Socda.

Waxaa sii kordhaya isku dhacyada booliiska iyo dibadbaxayaasha dalkaasi Iiraan. Muqaalo lagu baahiyay baraha bulshada ayaa muujinaya ugu yaraan 2 qof oo lagu toogtay magaalada […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay