Archive for: January, 2018

Baarlamaanka Maraykanka oo Dhagaystay Qaraar Itoobiya Kadhan Ah.

Baarlamaanka Maraykanka oo Dhagaystay Qaraar Itoobiya Kadhan Ah.

Baarlamaanka wadanka Maraykanka ayaa maalin nimadii shalay magaalada Washigton DC kuqabtay dhagaysi ay dad aad ubadan kasoo qayb galeen oo lagu dhagaysanayay xaalada kasii daraysa […]

 
 

Taliska Wayaanaha oo Jaray Khadkii Internet-ka Ee Gobolka Axmaarada.

Taliska Wayaanaha oo Jaray Khadkii Internet-ka Ee Gobolka Axmaarada.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in xukuumada wayaanuhu ay gabi ahaanba jartay khadkii Internet-ka ee Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya. Sida […]

 
 

Booliiska Ruushka oo u Dhacay Xafiisyada Hogaamiyaha Mucaaradka.

Booliiska Ruushka oo u Dhacay Xafiisyada Hogaamiyaha Mucaaradka.

Booliiska dalka Ruushka ayaa waxay u dhaceen xafiisyada hogaamiyaha mucaaradka Ruusha Alexei Navalny ka hor dibadbaxyo lagu wado in dalkaasi ay ka dhacaan kuwaasi oo […]

 
 

Hoggaamiyaha Catalonia oo Maxkamaddi Xukuntay Inuu Dalka Kusoo Laabto

Hoggaamiyaha Catalonia oo Maxkamaddi Xukuntay Inuu Dalka Kusoo Laabto

Maxkamadda Dastuuriga ee wadanka Spain ayaa u sheegtay hogaamiyaha gooni-goosadka ah ee Gobolka Catalan Carles Puigdemont, in loo dhaarin karo oo keliya xilka madaxweynaha Gobolkaasi […]

 
 

Shirkii Faraca Midnimo oo Dhagaxlay Kaqabsoomay.

Shirkii Faraca Midnimo oo Dhagaxlay Kaqabsoomay.

Waxaa maanta oo Axad ahayd xerada qoxootiga Dhagaxlay kaqabsoomay kulankii caadiga ahaa ee faraca Midnimo, kaas oo bishiiba mar loo qabto xubnaha faraca. Kulanka ayaa […]

 
 

Shirwaynihii Faraca Iftin oo Xagardheere Ka Qabsoomay.

Shirwaynihii Faraca Iftin oo Xagardheere Ka Qabsoomay.

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 28/1/18 waxaa xerada qoxootiga Xagardheere ee deegaanka Faafi kafurmay shirwaynihii faraca Iftin ee jaaliyada JABSO. Shirkan oo ahaa […]

 
 

NEWS: AT LEAST ELEVEN PEOPLE, INCLUDING A DISTRICT COURT HEAD, KILLED IN MERSA, NORTH WELLO, AS PROTESTS SPREAD; RESIDENCES, A LOCAL COURT, GOVERNMENT OFFICES AND A POLICE STATION BURNED DOWN.

NEWS: AT LEAST ELEVEN PEOPLE, INCLUDING A DISTRICT COURT HEAD, KILLED IN MERSA, NORTH WELLO, AS PROTESTS SPREAD; RESIDENCES, A LOCAL COURT, GOVERNMENT OFFICES AND A POLICE STATION BURNED DOWN.

Addis Abeba, January 27/2018 – At least eleven people “possibly more” were killed today in Mersa town, some 27 km before Weldiya, in north Wello […]

 
 

Daawo: Kacdoonkii Magaalada Qobo oo Meel Xun Maraya.

Daawo: Kacdoonkii Magaalada Qobo oo Meel Xun Maraya.
 
 

Deg Deg: Shirkii Kooxda ANDM oo Lagu Kala Kacay.

Deg Deg: Shirkii Kooxda ANDM oo Lagu Kala Kacay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in lagu kala kacay shirkii kooxda ANDM uga socday magaalada Bahardar, kadib markii […]

 
 

Kacdoono Rabshado Wata oo Kadhacay Gobolka Wallo & Khasaare Kadhashay.

SANYO DIGITAL CAMERA

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Marsa ee Gobolka Wallo ee dhulka Axmaarada ayaa sheegaya in ay wali socdaan abshadihii bilowday subixii hore ee maalin nimadii […]

 
 

Qarax Culus oo Ka Dhacay Caasimada Dalka Afqaanistaan.

Qarax Culus oo Ka Dhacay Caasimada Dalka Afqaanistaan.

Qarax aad u culus ayaa laga maqley magaalada Kaabuul ee caasimada dalka Afqaanistaan, sida ay ku soo waramayaan wakaaladaha wararka ee caalamiga ah. Qaraxa ayaa […]

 
 

Trump oo Ku Hanjabay Jaritaanka Dhaqaalaha Maraykanku Siiyo Falastiin.

Trump oo Ku Hanjabay Jaritaanka Dhaqaalaha Maraykanku Siiyo Falastiin.

Donald Trump ayaa ku hanjabay in uu jari doono dhaqaalaha Mareykanku uu siiyo Falastiniyiinta, haddii ay ka qeyb gali waayaan wadahadalada nabadda. Wasaaradda arrimaha dibadda […]

 
 

Ogaysiis: Dhamaan Shacab Waynaha Soomaaliyeed.

Ogaysiis: Dhamaan Shacab Waynaha Soomaaliyeed.

Waxaa dhamaan shacabwaynaha Soomaaliyeed la ogaysiinayaa in Habeenka Axada oo tahay taariikhduna ku beegan tahay 28/01/2018 ka Saacaduna ay tahay. Time: 21:00 CET 15:00 Edmonton […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah “Dhaaxay Taraysadu Nagulaba Dhacaysee”.

Daawo: Hees Wadani Ah “Dhaaxay Taraysadu Nagulaba Dhacaysee”.
 
 

Taliska Wayaanaha oo Aad Loogu Dhaleeceeyay Xasuuqii Waldia.

Taliska Wayaanaha oo Aad Loogu Dhaleeceeyay Xasuuqii Waldia.

Waxaa iska soo daba dhacaya cambaaraynta loosoo jeedinayo taliska wayaanaha iyo ciidamadiisa bahalka ah ee loo carbiyay gumaadka dadka shacabka ah ee aan isdifaaci karin. […]

 
 

Deg Deg: Ciidamada Wayaanaha oo Islaayay & Khasaare Soo kala Gaadhay.

Deg Deg: Ciidamada Wayaanaha oo Islaayay & Khasaare Soo kala Gaadhay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Qobo ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay ciidamada wayaanuhu isku laayeen shalay oo Jumce ahayd iyagoo sida lasheegayo ukala […]

 
 

Shirkada Salaam Bus oo Macaamiisheeda Usheegtay War Aysan Kufarxin.

Shirkada Salaam Bus oo Macaamiisheeda Usheegtay War Aysan Kufarxin.

Wararka aan kahelayno magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya caqabado horleh oo kahor yimid Kambaniga basaska ee lagu magacaabo Salaam Bus, […]

 
 

Tahriibayaal Soomaali Ah oo Dooni Kula Degtay Xeebaha Yemen.

Tahriibayaal Soomaali Ah oo Dooni Kula Degtay Xeebaha Yemen.

Ugu yaraan 30 muhaajiriin (Tahriibayaal) ah ayaa ku qaraqmay xeebaha dalka Yaman todobaadkan. Doontani ayaa la sheegay in ay buux dhaaftay islamarkaana ay wadeen kuwa […]

 
 

Shaqaale UNICEF ka Tirsan oo Muqdisho Lagu Dilay.

Shaqaale UNICEF ka Tirsan oo Muqdisho Lagu Dilay.

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in nin ajnabi ah oo ka tirsan shaqaalaha hay’adda UNICEF lagu dilay xarun ay hay’addu ku leedahay dagmada […]

 
 

HR 128 and SR 168, Bills to Stop Human Rights Abuses in Ethiopia.

HR 128 and SR 168, Bills to Stop Human Rights Abuses in Ethiopia.

Urge Votes on HR 128 and SR 168, Bills to Stop Human Rights Abuses in Ethiopia To All Oromo and Ogaden Communities The Oromo, Ogaden […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay