Archive for: January, 2018

Shirkii Jaaliyada S.ogadenia ee Riyaad oo Maanta qabsoomay.

Shirkii Jaaliyada S.ogadenia ee  Riyaad oo Maanta qabsoomay.

Maanta oo Jumce ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 26/1/18 waxaa magaalada Riyaad ee caasimada wadanka Sucuudiga ku qabsoomay shirkii caadiga ahaa ee Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee […]

 
 

The PAFD Categorically Deplores the Massacre of Civilians in Woldya by EPRDF/TPLF’s Security!

The PAFD Categorically Deplores the Massacre of Civilians in Woldya by EPRDF/TPLF’s Security!

  The Peoples’ Alliance for Freedom and Democracy (PAFD).

 
 

Deg Deg: Weerar Bam Loo Adeegsaday oo Saraakiil Wayaane Ah Lagu Waxyeeleeyay.

Deg Deg: Weerar Bam Loo Adeegsaday oo Saraakiil Wayaane Ah Lagu Waxyeeleeyay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Tama ee woqooyiga Gobolka Gonder ayaa sheegaya xiisad xoogan oo kataagan magaalada kadib markii saraakiil wayaane ah lagu waxyeeleeyay. Sida […]

 
 

Daawo: Sh C/rashiid Sh Cali Suufi & Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sh C/rashiid Sh Cali Suufi & Muxaadarada Jumcaha.

Daawadayaasha sharafta leh oo waxaad kusoo dhawaataan muxaadaradeenii Jumcaha iyo Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi. ONA.

 
 

Deg Deg: Shacabka Axmaarada oo Qabsaday Magaalo Muhiim Ah & TPLF oo Diyaarado Adeegsatay.

Deg Deg: Shacabka Axmaarada oo Qabsaday Magaalo Muhiim Ah & TPLF oo Diyaarado Adeegsatay.

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Qobo oo Gobolka Gonder ee dhulka Axmaarada katirsan ayaa sheegaya in dadka deegaanku ay weerar kuqaadeen fadhiisimaha ciidanka wayaanaha ee […]

 
 

Shirkii Kooxda ANDM oo Socda & Kooxda TPLF oo Walaaqaysa.

Shirkii Kooxda ANDM oo Socda & Kooxda TPLF oo Walaaqaysa.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in uu maalin nimadii shalay magaalada kafurmay shirkii Goloha dhexe ee ururka Gobolka […]

 
 

Qarax Miino oo Magaalada Muqdisho Ka Dhacay.

Qarax Miino oo Magaalada Muqdisho Ka Dhacay.

Qarax culus ayaa shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoyska Tarbuunka iyo Isbitaalka Digfeer ee degmada Hodan. Wararku […]

 
 

Daawo: Xaalada Gumaysiga Itoobiya Maanta Halka Ay Ku. Sugan Tahay

Daawo: Xaalada Gumaysiga Itoobiya Maanta Halka Ay Ku. Sugan Tahay

Waxaa wali halkiisii kasii socda mudaaharaad ay kaga soo horjeedaan gumaysiga Itoobiya shacabka gobolka axmaarada, Shacab cadhaysan ayaa waxay gubeen xafiisyo gawaadhi iyo xarumo ciidan […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Kabaxay Tvga Qaranka Ogaadeniya ILAYS TV.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Kabaxay Tvga Qaranka Ogaadeniya ILAYS TV.

Daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan wararki ugu danbeeyay ee lagusoo qaatay tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo barnaamij yadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos […]

 
 

Faallo: Camma iyo Watiiniyo, Cabasiyo Wasaafaad, Caadilkaa lakaashoo, kuciqaab Wayaanaha- Waa gubaabada cusub ee JWXO/ONLF By- Xaaji M/rashiid.

Faallo: Camma  iyo Watiiniyo, Cabasiyo Wasaafaad, Caadilkaa lakaashoo, kuciqaab Wayaanaha- Waa gubaabada cusub ee JWXO/ONLF  By- Xaaji M/rashiid.

Marka hore waxaan akhristayaasha sharafta leh usheegayaa inay miiska ii yaaleen diyaarinta maqaalo kala duwan, isagoo xaalku sidaa yahay ayaan daawaday baahintii Ilays TV ee […]

 
 

Taliska Wayaanaha oo Dhaliilay Madaxa Warbaahinta Wayaanaha.

Taliska Wayaanaha oo Dhaliilay Madaxa Warbaahinta Wayaanaha.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in taliska daalan ee wayaanuhu uu eedayn iyo dhaliil isugu daray madaxa warbaahinta Itoobiya iyo shaqaalihiisa. […]

 
 

Daawo: Warbixin Kusaabsan Xaalada Magaalada Kobo ee Waqooyiga Wollo.

Daawo: Warbixin Kusaabsan Xaalada Magaalada Kobo ee Waqooyiga Wollo.
 
 

Deg Deg: Kacdoon Wadayaasha Axmaarada oo Qabsaday Magaalada Hara.

Deg Deg: Kacdoon Wadayaasha Axmaarada oo Qabsaday Magaalada Hara.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee Woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya xiisad aad usaraysa oo udhaxaysa shacabka Axmaarada iyo waliba ciidamada gumaysiga Itoobiya ee ku […]

 
 

Dagaallo Khasaare Keenay oo Dhexmaray Oromada & Canfarta.

Dagaallo Khasaare Keenay oo Dhexmaray Oromada & Canfarta.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya xiisad colaadeed oo ka dhex aloosan qoomiyadaha Oromada iyo Canfarta oo ah […]

 
 

Maraykanka oo Sheegay Inay 150 Daacish Ah Dileen.

Maraykanka oo Sheegay Inay 150 Daacish Ah Dileen.

Isbahaysiga uu Mareykanku hogaamiyo ayaa waxa ay sheegeen in duqeyn dhanka cirka ah oo ay ku qaadeen xarumo ay ururka Daacish lwwyihiin lagu dilay 150 […]

 
 

Dawlada Jarmalka oo Soomaaliya ugu Yaboohay $ 32 Milyan Euro

Dawlada Jarmalka oo Soomaaliya ugu Yaboohay $ 32 Milyan Euro

Dowladda Jarmalka ayaa maanta oo Arbaco ah ku dhawaaqday balanqaadkeeda ah 32 milyan oo Euro oo ay ugu tala gashay Soomaaliya, si ay ugu taageerto […]

 
 

Daawo:Gudomiyaha JWXO oo waraysi Gaara kaga Hadlay Qodobo xasaasiya Q1aad.

Daawo:Gudomiyaha JWXO oo waraysi Gaara kaga Hadlay Qodobo xasaasiya Q1aad.

Waxaad hoos ka daawataan waraysi u Ilays TV la yeeshay Gudoomiyaha Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya Admiral Maxamed  Cumar Cismaan.

 
 

Bayaan Kasoo Baxay Jabahada Axmaarada oo Wayaanaha Lagu Cambaareeyay.

Bayaan Kasoo Baxay Jabahada Axmaarada oo Wayaanaha Lagu Cambaareeyay.

Bayaan kasoo baxay xafiiska warfaafinta ee Jabhada Dhaqdhaqaaqa xoraynta shacabka Axmaarada ayaa siwayn loogu cambaareeyay falkii foosha xumaa ee ciidanka wayaanuhu ay kagaysteen magaalada Waldiya. […]

 
 

Maqaal: Waa maxay aqoon ? By. Liban Miyir Abdi (Kulmiye)

Maqaal: Waa maxay aqoon ? By. Liban Miyir Abdi (Kulmiye)

Niyad adag oo ikhlaas kudhisan, talo saarasho eebe, dadaal mintid ah oo xidhiidhsan kana anba qaadaya aqoon ayaa lagu gaadhaa guusha. Aqoontu waa awood iyo […]

 
 

Kooxda TPLF oo Siye Abaraha Kadalbatay In Uu Dhex Dhaxaadiyo.

Kooxda TPLF oo Siye Abaraha Kadalbatay In Uu Dhex Dhaxaadiyo.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in khilaafkii kooxda fashilantay ee TPLF uu noqday habar dhaliwayday alleelo kuwaalatay waxaana lasheegayaa in lagu […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay