Archive for: January, 2018

Taliska Wayaanaha oo Kugacan Saydhay Codsi Uga Yimid Qaramada Midoobay.

Taliska Wayaanaha oo Kugacan Saydhay Codsi Uga Yimid Qaramada Midoobay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in taliska wayaanuhu uu gaashaanka kudhuftay codsi kayimid Qaramada Midoobay QM oo […]

 
 

Ethiopian protesters killed for singing anti-government songs UN.

Ethiopian protesters killed for singing anti-government songs UN.

Ethiopian security forces opened fire on protesters who were singing anti-government songs, U.N. human rights spokeswoman Ravina Shamdasani said on Tuesday. Authorities said on Monday […]

 
 

Turkiga oo Maraykanka Uga Digay Taageerida Kurdiyiinta.

Turkiga oo Maraykanka Uga Digay Taageerida Kurdiyiinta.

Turkiga ayaa Mareykanka ku baraarujiyay in uu joojiyo taageerida uu siiyo Kurdiyiinta YPG ee Suuriya. Wuxuuna sare u sii qaaday duullaanka uu ku hayo malleeshiyada […]

 
 

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya & Wararkii ugu Danbeeyay.

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya & Wararkii ugu Danbeeyay.

Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv wararkii ugu danbeeyay iyo warbixinadii lagusoo qaatay. Hoos k daawo. ONA.

 
 

Xiisadii Itoobiya Iyo Masar oo Cirka Isku Shareertay & Kooxda TPLF oo Xal Diiday.

Xiisadii Itoobiya Iyo Masar oo Cirka Isku Shareertay & Kooxda TPLF oo Xal Diiday.

Waxaa cirka isku sii shareeraysa xiisada udhaxaysa wadamada Masar iyo Itoobiya kuwaas oo siwayn isugu maandhaafsan biyo xidheenka wayn ee taliska wayaanuhu kuu kadhisayo galbeedka […]

 
 

Qalalaase Kataagan Xuduuda Axmaarada & Tigreega Iyo Guryo Lagubay.

Qalalaase Kataagan Xuduuda Axmaarada & Tigreega Iyo Guryo Lagubay.

Sida aan warbixintaanadii hore idiinku sheegnay ciidamada gumaysiga Itoobiya ayaa xasuuq kagaystay magaalada Wadia ee Gobolka Axmaarada halkaas oo rasaas ay kufureen dad shacab ah […]

 
 

Ururka Suxufiyiinta Aduunka oo Taliska Wayaanaha Cambaareeyay.

Ururka Suxufiyiinta Aduunka oo Taliska Wayaanaha Cambaareeyay.

Warbixin ay soosaareen ururka suxufiyiinta aduunka ayaa aad loogu dhaleeceeyay dhaqanka qalafsan ee taliska wayaanuhu uu kula dhaqmo suxufiyiinta Itoobiya kahowl gala iyo saxaafada madaxa […]

 
 

Chronic, Political, Economical and Social Crises in Ethiopia Need Solution

Chronic, Political, Economical and Social Crises in Ethiopia Need Solution

HRLHA Urgent Action January 21, 2018 The promise of the Ethiopian Authorities started to become practical on January 17, 2018 when they released 115 federal […]

 
 

Ciidanka Turkiga oo Qabsaday Tuulooyin Ka Tirsan Suuriya.

Ciidanka Turkiga oo Qabsaday Tuulooyin Ka Tirsan Suuriya.

Ciidamada Turkiga ayaa qabsaday dhowr tuulo oo ku yaalla Waqooyiga dalka Suuriya, sida ay ku warrantay warbaahinta dalka Turkiga. Wadanka Turkiga ayaa maalinkii saddexaad waxay […]

 
 

Madaxwaynaha Cusub ee Liberia oo La Dhaariyay.

Madaxwaynaha Cusub ee Liberia oo La Dhaariyay.

Ciyaartooygii hore ee kubadda cagta George Weah ayaa shalay loo dhaariyay xilka madaxtinimada ee dalka Liberia kadib markii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee dalkaas. […]

 
 

Daawo: Wararkii kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & Warbixin Xiiso Badan.

Daawo: Wararkii kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & Warbixin Xiiso Badan.

Waxaad ku soo dhawaataan daawadayaal qodobadii kala duwanaa ee tv ga qaranka Ogadeniya Ilays tv iyo Warbixinadii xiisahabadnaa eed uga barateen Ilays tv. Hoos ka […]

 
 

Daawo: Aaskii Shacabkii Lagu Xasuuqay Waldi oo Isu Badalay Mudaharaad.

Daawo: Aaskii Shacabkii Lagu Xasuuqay Waldi oo Isu Badalay Mudaharaad.

Sida aan wararkaa nagii hore idiin kusoo gudbinay ba ciidanka woyaanaha ayaa waxay dad shacab ah ku xasuuqeen magaalada Waldia ee gobolka Axmaarada, shacabkan la […]

 
 

Kulan Kala Warqaadasha Ah oo Xubnaha Minneapolis & Madaxda JWXO Dhex Maray.

Kulan Kala Warqaadasha Ah oo Xubnaha Minneapolis & Madaxda JWXO Dhex Maray.

Jaaliyada Soomaalida Ogadenia ee kadhisan magaalada Minneapolis ee wadanka Maraykanka ayaa shir balaashan oo aan loo kala hadhin isugu timid, waxaana kulanka kasoo qayb galay […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya Ee Sucuudiga oo Kulan Muhiima Isugu Timaaday.

Jaaliyada Ogadeniya Ee Sucuudiga oo Kulan Muhiima Isugu Timaaday.

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya Ee wadanka sucuudiga ayaa waxay isugu timid kulankeedii caadiga ahaa waxaana kasoo qayb galay xubnaha Jaaliyada Ogaadeniya ee sucuudiga Faraca Riyaad. Sidii […]

 
 

Deg Deg: Jahawareer Dhinaca Amaanka Ah oo Addis Ababa Kajiro.

Deg Deg: Jahawareer Dhinaca Amaanka Ah oo Addis Ababa Kajiro.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in xukuumada wayaanuhu ay kujirto jahawareer iyo kala carar baahsan. Jahawareerka ayaa […]

 
 

Wasaarada Gaashaan Dhiga Wayaanaha oo Fashilantay & Qorshayaal Ay Wado.

Wasaarada Gaashaan Dhiga Wayaanaha oo Fashilantay & Qorshayaal Ay Wado.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in dhawaanahan uu soobaxayay fashil isdaba joog ah oo ku imaanayay wasaarada Gaashaandhiga ee xukuumada wayaanaha. […]

 
 

Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Shil Diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay shil diyaaradeed, kaasi oo sababay khasaare maaliyadeed. Diyaarada shilka gashay ayaa la sheegayaa in ay […]

 
 

Ethiopia protesters defy security to march over deaths in Amhara State.

Ethiopia protesters defy security to march over deaths in Amhara State.

(africanew) –There is still tension arising from deaths reported in Ethiopia’s Amhara region after security forces shot and killed a number of protesters on Saturday. […]

 
 

Shir heer sare ah oo Madaxda JWXO ugu Xog-waramayeen Qaar kamida Xubnaha Faraca Faafan oo Nairobi kadhacay + SAWIRO.

Shir heer sare ah oo Madaxda JWXO ugu Xog-waramayeen Qaar kamida Xubnaha Faraca Faafan oo Nairobi kadhacay + SAWIRO.

Kulan muhiima oo kadhacay Xarunta JABSO ee Nairobi ayaa sidii Caadada ahayd waxaa lagu furay Wacdi diini ah,  Kadibna waxaa Warbixin waafiya madasha kasoo jeediyay […]

 
 

Ciidanka Wayaanaha oo Weeraray Xaflad Ay Masiixiyiinta Itoobiya Qabsan Rabeen.

Ciidanka Wayaanaha oo Weeraray Xaflad Ay Masiixiyiinta Itoobiya Qabsan Rabeen.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya xiisad cusub oo udhaxaysa wadaadaha kaniisadaha iyo xukuumada wayaanaha ee baryahan mashquulka ku ah kala faquuqo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay