Archive for: January, 2018

Xafiiska Qaramada Midoobay Ee Addis Ababa oo Wayaanaha Cambaareeyay.

Xafiiska Qaramada Midoobay Ee Addis Ababa oo Wayaanaha Cambaareeyay.

Xafiiska Qaramada Midoobay QM ee magaalada Addis Ababa ayaa aad udhaleeceeyay dhaqanka qalafsan ee kooxda TPLF iyo cadaalad la’aanta ay ku maamulaan shucuubta kala duwan […]

 
 

Shirwaynihii TPLF oo Qorshe La’aan Ku Soo Dhamaaday.

Shirwaynihii TPLF oo Qorshe La’aan Ku Soo Dhamaaday.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Maqale ee xarunta Gobolka Tigrey ayaa sheegaya in lasoo gabagabeeyay shirwaynihii kooxda siyaasada kusaaqiday ee TPLF oo mudo 8 bari […]

 
 

Qalalaase Siyaasadeed oo Hadheeyay Muqdisho & Thabit oo Xilkii Laga Qaaday.

Qalalaase Siyaasadeed oo Hadheeyay Muqdisho & Thabit oo Xilkii Laga Qaaday.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay khilaaf cusub oo la sheegayo inuu soo kala dhexgalay madaxtooyada Somalia iyo maamulka Gobolka Benaadir. Khilaafkan […]

 
 

Maqaal: Wadahadalku Waa Isfahanka Labada Dhinac ee is Haya By Liban Kulmiye

Maqaal: Wadahadalku Waa Isfahanka Labada Dhinac ee is Haya By Liban Kulmiye

Halganka Ogadenia waxaa lagu waayay hanado, halyeeyo, geesiyaal, birmagaydo caan ahaa, hanti iyo dhaqaale badan, ONLF waxaa ka go’an inay sida shucuubta caalamka ay shacabkeedu […]

 
 

Baarlamaanka Maraykanka oo Ku Fashilmay Ansixinta Miisaaniyada.

Baarlamaanka Maraykanka oo Ku Fashilmay Ansixinta Miisaaniyada.

Xafiisyada iyo Hay’adaha federaalka Maraykanka ayaa wajahayaha dhaqaale la’aan kadib markii Xukuumadda iyo Xildhibaanada labada aqal isku fahmi waayeen meel-marinta Miisaaniyada. Xisbiyada Dimuquraadiga iyo Jamhuuriga […]

 
 

Deg Deg: Daawo Mudaaharaad Ka Dhacay Gobolka Axmaarada oo Dad Shacab Ah Lagu Xasuuqay.

Deg Deg: Daawo Mudaaharaad Ka Dhacay Gobolka Axmaarada oo Dad Shacab Ah Lagu Xasuuqay.

Wararka naga soo gobolka axmaarada ayaa waxay sheegayaan in shacab isugu soo baxay Xaflad dhaqameed ciid ah oo magaceeda layidhaahdo Dimqat magaalada layidhaahdo Waldia xafladaas […]

 
 

Kulan Jaaliyada Ogadenia Ee Dermark & Madax JWXO Katirsan Dhexmaray.

Kulan  Jaaliyada Ogadenia Ee Dermark & Madax JWXO Katirsan Dhexmaray.

Maanta oo Sabti ahayd taariikhduna ay ku beegnayd 20/1/18 waxaa magaalada Copenhagen ee caasimada wadanka Dermark kaqabsoomay shir ay isugu yimaadeen xubnaha Jaaliyada Soomaalida Ogadenia […]

 
 

Shaqadii Xukuumadda Maraykanka oo Joogsatay.

Shaqadii Xukuumadda Maraykanka oo Joogsatay.

Qeyb ahaan shaqadii Xukaamadda Maraykanka ayaa xalay saqdii dhexe joogsatay, kadib markii aqalka Senate-ku uu ku guuldareystay inuu meelmariyo miisaaniyad cusub oo KMG ah oo […]

 
 

Daawo: Hees Wadani ah “Dhalin yarooy Maxaa Dhacay” & Kooxdii Gurmad Qaran.

Daawo: Hees Wadani ah “Dhalin yarooy Maxaa Dhacay” & Kooxdii Gurmad Qaran.

Waxaad kusoo dhawaataan hees wadani ah oo aad todobaadkan idiin soo xulay. Hoos ka daawo.

 
 

Kooxda TPLF & Xaakimyada Maxkamadaha Itoobiya oo Qoorta Iskula Jira.

Kooxda TPLF & Xaakimyada Maxkamadaha Itoobiya oo Qoorta Iskula Jira.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay qoorta iskula jiraan xaakimiinta maxkamad kusheegyada Itoobiya iyo kooxda aan […]

 
 

Hay’ada HRW oo Taliska Wayaanaha Cambaaraysay.

Hay’ada HRW oo Taliska Wayaanaha Cambaaraysay.

Warbixin sanadeedkii hay’ada Human Rights Warch ee sanadkii tagay ee 2017 ayaa siwayn loogu cambaareeyay xukuumada wayaanaha ee xasuuqa baahsan ugaysatay shucuubta kala duwan ee […]

 
 

Kala yaaca & kala haadka Taliska Addis Ababa kusoo fooleh yaa u noolaada + Maanso- By: Xaaji M/rashiid

Kala yaaca & kala haadka Taliska Addis Ababa kusoo fooleh yaa u noolaada + Maanso- By: Xaaji M/rashiid

Kala yaaca & kala haadka Taliska Adis Ababa kusoo fooleh yaa u noolaada + Maanso- By: Xaaji M/rashiid Dalka sii dumaya ee itoobiya ayaan maanta […]

 
 

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Dalka Canada Lagu Dilay.

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Dalka Canada Lagu Dilay.

Labo Wiil oo Soomaali ah ayaa la dilay Labo kalana waxaa soo gaaray dhawac halis ah kaddib toogasho ka dhacday xaafadda Etobicoke ee magaalada Toronto […]

 
 

Turkiga oo Duqaymo Dhanka Cirka Ah Ka Fuliyay Suuriya.

Turkiga oo Duqaymo Dhanka Cirka Ah Ka Fuliyay Suuriya.

Dowladda Turkiga ayaa xoojisay duqaymaha dhanka cirka ah ee ay ku hayaan maleeshiyaadka Kurdiyiinta ee ku sugan wuqooyiga Suuriya. Xukuumadda Turkiga ayaa sidoo kale ku […]

 
 

Shirkii Faraca Muftaaxul-xoriyo oo Maanta Ifo Kaqabsoomay.

Shirkii Faraca Muftaaxul-xoriyo oo Maanta Ifo Kaqabsoomay.

Xubnaha faraca Muftaaxul-xoriyo ee xerada Ifo ayaa maanta isugu yimid kulankoodii caadiga ahaa oo caadiyan bishiiba mar qabsooma. Shirkan oo ay kasoo qayb galeen inta […]

 
 

Daawo: Mudaaharaadkii Jaaliyada S.Ogaadeniya Ku Qabatay Norway.

Daawo: Mudaaharaadkii Jaaliyada S.Ogaadeniya Ku Qabatay Norway.

Sida aan wararkaanagii hore idiin kusoo sheeg nay ba jaaliyada soomaalida Ogaadeniya ee norway ayaa waxay ku qabatay mudaaharaad ay kaga soo hor jeedo gumaysiga […]

 
 

Jaaliyada S.Ogaadeniya Ee Norway oo Qabatay Mudaaharad Gumaysiga Lagaga Soo Horjeedo.

Jaaliyada S.Ogaadeniya Ee Norway oo Qabatay Mudaaharad Gumaysiga Lagaga Soo Horjeedo.

Waxaa Mudaaharaad balaadhan isugu yimid jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya ee wadanka Norway, Mudaaharaadkan ayaa waxaa lagaga soo horjeedaa tacadiyada iyo dhibaatada gumaysiga Itoobiya uu ka wado […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sh Musdhafe Xaaji.

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sh Musdhafe Xaaji.

Daawadayaal kusoo dhawaada muxaadaro qiimo badan oo uu inoo soo jeedinayo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil. ONA.

 
 

Taliska Wayaanaha oo Qaaday Talaabo Dadka Siyaasada Kafaalooda Kayaabisay.

Taliska Wayaanaha oo Qaaday Talaabo Dadka Siyaasada Kafaalooda Kayaabisay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya arin dadka siyaasada falanqeeya ay layaabeen isla markaana ay ku tilmaameen talaabo aad ulidata marka la […]

 
 

TPLF oo Sheegtay In Sirtoodii Lajabsaday.

TPLF oo Sheegtay In Sirtoodii Lajabsaday.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu mar kale soo shaac baxay kala shaki hor leh […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay