Archive for: February, 2018

Shirkii Gudiga Faracyada Gobolka W/bari Kenya oo Maanta IFO Kaqabsoomay.

Shirkii Gudiga Faracyada Gobolka W/bari Kenya oo Maanta IFO Kaqabsoomay.

Maalinimadii maanta ahayd oo ay taariikhdu kubeegnayd 28/02/2018 waxaa xerada qoxootiga IFO Ee deegaanka Dhadhaab kaqabsoomay shirkii gudiga Faracyada gobolka waqooyi bari Kenya Ee jaaliyada […]

 
 

Daawo: Dhaanto Wadani ah oo Lagu Soo Bandhigay Munaasabadii OYSU Ee Gaarisa.

Daawo: Dhaanto Wadani ah oo Lagu Soo Bandhigay Munaasabadii OYSU Ee Gaarisa.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan munaasabadii maalinta xasuuqa Ogaadeniya Lagu Maamuusayay ee lagu qabtay Magaalada Gaarisa ee waqooyi bari Kenya dhaanto wadani ah oo lagusoo bandhigay. […]

 
 

War-Murtiyeed: Shirwaynihii Mucaaradka Itoobiya ee PAFD Ay Soo Qaban-qaabisay ee London Kadhacay.

War-Murtiyeed: Shirwaynihii Mucaaradka Itoobiya ee PAFD Ay Soo Qaban-qaabisay ee London Kadhacay.

              War-Murtiyeed Shirwaynihii Mucaaradka Itoobiya ee PAFD Ay Soo Qaban-qaabisay ee London Kadhacay. February 25, 2018 Waxay ururradan siyaasadeed […]

 
 

Daawo: Muuqaal Lagu Baahiyay Baraha Bulshada Ciidanka Woyaanaha oo Jidh dilaya Nin Shacaba.

Daawo: Muuqaal Lagu Baahiyay Baraha Bulshada Ciidanka Woyaanaha oo Jidh dilaya Nin Shacaba.

Waxaa dhawaan lagu baahiyay baraha bulshada gaar ahaana mareegaha inta badan ay dadku aadka u isticmaalaan muuqaal ay sirdoonka woyaanaha kuwooda dharcada loo yaqaano ay […]

 
 

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Bilaabay inay Shacabka Dhacaan.

Oromo regional police officers wait in a pick up car during the Oromo new year holiday Irreechaa in Bishoftu on October 2, 2016.
Several people were killed in a stampede near the Ethiopian capital on October 2, according to an AFP photographer at the scene. Several thousand people from the Oromo community gathered at a sacred lake for a religious festival and started to cross their wrists above their heads, a symbol of Oromo anti-government protests. The event quickly degenerated, with protesters throwing stones and bottles and security forces responding with baton charges and tear gas grenades. Together, Oromos and Amharas make up 60 percent of the population and have become increasingly vocal in rejecting what they see as the disproportionate power wielded by the northern Tigrean minority in government and the security forces. / AFP / Zacharias ABUBEKER        (Photo credit should read ZACHARIAS ABUBEKER/AFP/Getty Images)

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addiss Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in ciidanka Woyaanaha oo dhawaanahan ay la soo daris tay dhaqaalo […]

 
 

Kacdoonadii Ka Socda Gobolka Oromada oo Wali sii socda & TPLF oo Amar kale Soo Rogtay.

Kacdoonadii Ka Socda Gobolka Oromada oo Wali sii socda & TPLF oo Amar kale Soo Rogtay.

Kacdoonadii ka socday gobolka Oromada ayaa wali kasii socda goobihii dhawaan la isku farasaaray ee ciidanka woyaanaha iyo kacdoon wadayaashu ay ku hardamayeen waxaa la […]

 
 

Imaaraatka oo Lawareegay Dekada Gaaska Laga Dhoofiyo ee Dalka Yemen.

Imaaraatka oo Lawareegay Dekada Gaaska Laga Dhoofiyo ee Dalka Yemen.

Wasiirka Gaadiidka ee dalka Yemen ayaa ku eedeeyey in dowlada Imaaraatka ciidamadeeda xoog kula wareegeen Dekada laga dhoofiyo Gaaska Yemen ee laga dhisay magaalada Balhaf […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka ILAYS TV & Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka ILAYS TV & Qodobo Xiiso Badan.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo wararkii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Daawo: Kacdoonkii oo Ku Fiday Magaalada Jimma & Ciidanka Woyaanaha oo Xoog Adeeg sanaya.

Daawo: Kacdoonkii oo Ku Fiday Magaalada Jimma & Ciidanka Woyaanaha oo Xoog Adeeg sanaya.

Kacdoonka aya shacabka Oromada ku diidan yihiin xukuumada woyaanaha ayaa wuxuu marba marka kasii danbaysa sii gaadhayaa magaalooyin iyo goobo horleh, hadaba waxaa maanta ka […]

 
 

Press Release: The All-Inclusive Conference Initiated by Peoples Alliance for Freedom and Democracy (PAFD).

Press Release: The All-Inclusive Conference Initiated by Peoples Alliance for Freedom and Democracy (PAFD).

Press Release The All-Inclusive Conference Initiated by Peoples Alliance for Freedom and Democracy (PAFD) February 25, 2018 We the following political organisations:- Afar Liberation Front, […]

 
 

Daawo: Wararkii kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ILAYS TV.

Daawo: Wararkii kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ILAYS TV.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo wararkii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo ilays […]

 
 

Maalinta Xasuuqa Ogaadeniya oo Lagu Qabtay University Of Washington.

Maalinta Xasuuqa Ogaadeniya oo Lagu Qabtay University Of Washington.

Waxaa lagu qabtay jaamacada University of Washington maalinta xasuuqa Ogaadeniya waxaana soo abaabulay ururka dhalinyarada iyo ardayda Ogadeniya OYSU faraciisa Seatle Washington, Munaasabadan lagu maamuusayay […]

 
 

Kooxda TPLF oo Qorshaynaysa inay Raisal Wasaare Ka Dhigto Siraj Fegessa.

Kooxda TPLF oo Qorshaynaysa inay Raisal Wasaare Ka Dhigto Siraj Fegessa.

Siraj Fegessa oo ah wasiir ku sheega Gaashaandhiga ciidanka Woyaanaha ayaa waxaa loo doortay gudoomiyaha xisbiga shucuubta koonfureed ee SEPDM, halka gudoomiyihii hore ee xisbigaas […]

 
 

Kacdoon kale oo Ka Qarxay Dambi Dollo & Mudaaharaadka oo sii Balaadhay.

Kacdoon kale oo Ka Qarxay Dambi Dollo & Mudaaharaadka oo sii Balaadhay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromada ayaa waxay sheegayaan in uu sii balaadhan kacdoonka ay wadaan shacabka Oromada ee lagu diidanyahay xukuumada Woyaanaha, ayadoo aysan […]

 
 

Daawo: Xiisadii Ka Taagnayd Neqemte oo Kasii Dartay.

Daawo: Xiisadii Ka Taagnayd Neqemte oo Kasii Dartay.
 
 

Faallo: Maxaa Laga Fahmi Karaa Baaqa Madaxda Ururwaynaha ONLF ee Halkudhigiisu Yahay Midnimo? By- Xaaji M/rashiid.

Faallo: Maxaa Laga Fahmi Karaa Baaqa Madaxda Ururwaynaha ONLF ee Halkudhigiisu Yahay Midnimo? By- Xaaji M/rashiid.

BISMILLAAH- halgamayaal marka 1aad waxaan mahadinayaa Rabigii halganka xaqa ah ee Ogadenya kasocda soo gaadhsiiyay meeshan uu maanta marayo, marka 2aad waxaan bogaadinayaa Ciidanka Wadaniga […]

 
 

Madaxda Maraykanka & Mexico oo Xiisadi Ka Dhex Tolotay.

Madaxda Maraykanka & Mexico oo Xiisadi Ka Dhex Tolotay.

Pena Nieto, Mexico Madaxweynaha ayaa baajiyey safar uu ku tagi lahaa dalka Maraykanka kadib markii ay telefoonka ku murmeen Donald Trump. Pena Nieto ayaa qorsheenayey […]

 
 

Nigeria oo Xaqiijisay in Boqolaal Gabdho Ah La Afduubay.

In this image taken from video, Lai Muhammed, Nigerian Minister of Information, speaks to the media in Dapchi, Yobe State, Nigeria, on Thursday Feb. 22, 2018. Parents in northern Nigeria say more than 100 girls are still missing three days after suspected Boko Haram extremists attacked their school. The announcement comes after government officials in Yobe state acknowledged that some 50 young women remained unaccounted for in the Monday evening attack. (AP Photo)

Nigeria ayaa Axadii xaqiijisay in weli la la’a yahay in ka badan 100 gabdho ah oo ay kooxda Boko-Xaram ka qafaalatay iskuulkii ay dhiganayeen todobaadkii […]

 
 

Daawo: Ciidanka Woyaanaha & Gacan Ka Hadalkii Dhex Maray Shacabka Oromada ee Neqemte.

Daawo: Ciidanka Woyaanaha & Gacan Ka Hadalkii Dhex Maray Shacabka Oromada ee Neqemte.

Waxaa qalalaaso mudaaharaado iyo rabshado markii danbe isu badalay gacan ka hadal ay dhex mareen kacdoon wadayaasha ku dhaqan magaalada Neqemte ee gobolka Oromada iyo […]

 
 

Deg-Deg: Mudaaharaad Faraha La isula Tagay oo Ka Socda Neqemte.

Deg-Deg: Mudaaharaad Faraha La isula Tagay oo Ka Socda Neqemte.

Wararka naga soogadhaya gobolka oramia gaar ahaan magalada, Nekemte ayaa waxay sheegaan in Dibad baxayasha oramada oo dhinac iyo ciidanka fadaraal police ka iyo militariga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay