Archive for: February, 2018

Kenya oo Masaafurisay Garsoore Caan Ah.

Kenya oo Masaafurisay Garsoore Caan Ah.

Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Kenya ay masaafurisay siyaasi caan ah oo xabsiga mucaaradka ah ku jiray kaas oo lagu magacaabo Miguna Miguna. […]

 
 

Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Waa Kuma Naftiihure.

Daawo: Barnaamij Xiiso Badan Waa Kuma Naftiihure.

Daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan barnaamij xiiso badan oo lagaga sheekaynayo Naftiihuraha dhabta ah. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Kooxda OPDO oo Soo Saartay Go’aano Aan Looga Fadhiyin & TPLF oo Layaabtay.

Kooxda OPDO oo Soo Saartay Go’aano Aan Looga Fadhiyin & TPLF oo Layaabtay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Naziret (Adhama) ee xarunta Gobolka Oromada ayaa sheegaya in uu soo idlaaday shirkii Urur kusheega OPDO, isla markaana ay kasoo […]

 
 

Itoobiya oo Daymo Hor Leh Loohaysto, Ogow Sababta.

Itoobiya oo Daymo Hor Leh Loohaysto, Ogow Sababta.

Waraaq sir ah oo soogaadhay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa siqoto dheer uga waramaysa in xukuumada wayaanuhu ay mudo sadex bilood ah iska bixin wayday […]

 
 

Koox hubeysan oo Weerar ku qaaday saldhigga bartamaha Magaalada Bosaso.

Koox hubeysan oo Weerar ku qaaday saldhigga bartamaha Magaalada Bosaso.

Maleeshiyo hubeysan ayaa weerar ku qaaday saldhiga badhtamaha ee Magaalada Bosasaso, iyadoo weerarkaasi la sheegayo in uu ka dhashay khasaare. Weerarka ayaa ahaa mid la […]

 
 

Ethiopia: Targeting the Tigray, The African Report.

Ethiopia: Targeting the Tigray, The African Report.

Ethiopia: Targeting the Tigray By Tom Gardner in Addis Ababa & Mekelle (theafricareport) —The party of former premier Meles Zenawi is under unprecedented pressure as the […]

 
 

Israa’iil oo Duqaymo Badan Ka Fulisay Dalka Masar Gudihiisa.

Israa’iil oo Duqaymo Badan Ka Fulisay Dalka Masar Gudihiisa.

Wargeyska New York Times ayaa soo daabacay war dadka oo dhan ka yaabiyay, balse la filayay marka laga hadlayo xidhiidhka sii kordhaya ee u dhaxeeya […]

 
 

Nin Soomaali Ah oo Loo Doortay Madaxwaynaha Maxkamada Caalamiga Ah Ee ICJ.

Nin Soomaali Ah oo Loo Doortay Madaxwaynaha Maxkamada Caalamiga Ah Ee ICJ.

Maxakamada Caalamiga ee Cadaalada ee afka Ingriiska loo yaqaan International Court of Justice oo ku taala Magaalada Hague ee Dalka Netherlands ayaa manta waxay yeelatey […]

 
 

Daawo: Wararkii & Warbixintii Tvga Qaranka Ogadeniya Ilays Tv.

Daawo: Wararkii & Warbixintii Tvga Qaranka Ogadeniya Ilays Tv.

Daawadayaal waxaad kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tv ga qaranka Ogadeniya Ilays tv iyo war bixintintii xiisaha bad nayd ee aad uga barateen. Hoos […]

 
 

Daawo: Kacdoono Hor Leh oo Addis Ababa Kasoo Cusboonaaday & TPLF oo Kawalaacsan.

Oromo regional police officers wait in a pick up car during the Oromo new year holiday Irreechaa in Bishoftu on October 2, 2016.
Several people were killed in a stampede near the Ethiopian capital on October 2, according to an AFP photographer at the scene. Several thousand people from the Oromo community gathered at a sacred lake for a religious festival and started to cross their wrists above their heads, a symbol of Oromo anti-government protests. The event quickly degenerated, with protesters throwing stones and bottles and security forces responding with baton charges and tear gas grenades. Together, Oromos and Amharas make up 60 percent of the population and have become increasingly vocal in rejecting what they see as the disproportionate power wielded by the northern Tigrean minority in government and the security forces. / AFP / Zacharias ABUBEKER        (Photo credit should read ZACHARIAS ABUBEKER/AFP/Getty Images)

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya xiisado cusub iyokacdoono hor leh oo mar kale dib uga qarxay […]

 
 

Saraakiisha Tigreega oo Kulan Ay Galeen Kasoo Saaray Go’aamo Naflacaari Nimo Ah.

Saraakiisha Tigreega oo Kulan Ay Galeen Kasoo Saaray Go’aamo Naflacaari Nimo Ah.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka ay dadkiisu wadnaha farta kuhayaan ee Tigree, ayaa sheegaya in shir saraakiisha Tigreega usocday laga soosaaray go’aamo ay dadka wax […]

 
 

Askar Turki Ah oo Lagu Laayay Dagaal Ka Dhacay Suuriya

Askar Turki Ah oo Lagu Laayay Dagaal Ka Dhacay Suuriya

Ciidamada Turkiga oo wadey hawlgal ka dhan ah Jabhadda YPG ee Kurdiyiinta Suuriya ayaa u murogoonaya ciidamo badan oo hal mar looga dilay gudaha Siiriya, […]

 
 

Madaxwaynaha Koonfurka Afrika Jacob Zuma oo Laga Dalbaday in uu Xukunka ka Dago.

Madaxwaynaha Koonfurka Afrika Jacob Zuma oo Laga Dalbaday in uu Xukunka ka Dago.

Saraakiil sarsare oo ka tirsan xisbiga haya tallada dalka Koonfur Afrika ee ANC ayaa ugu baaqay madaxweynaha dalkaasi in uu isku casilo si deg deg […]

 
 

Daawo: Xaalka Gumaysiga Itoobiya oo Faraha ka Baxay & Kacdoon wadayaasha oo Gawaadhi Gubay.

Daawo: Xaalka Gumaysiga Itoobiya oo Faraha ka Baxay & Kacdoon wadayaasha oo Gawaadhi Gubay.

Xaalada gumaysiga Itoobiya oo bar yahan ba ahayd mid gabi ka laa laada ayaa waxay kasii daraysa marba marka kasii danbaysa, Shacabka kacdoonka wada ayaa […]

 
 

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & wararkii xiisaha badnaa ee aad uga Barateen.

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & wararkii xiisaha badnaa ee aad uga Barateen.

Daawayaal waxaad kusoo dhawaataan wararkii xiisaha badnaa ee tvga qaranka Ogadeniya Ilays tv iyo qodobo xiiso badan. Hoos ka daawo.

 
 

Sicir Barar Siyaasadeed oo Itoobiya Kasocda & 50 Janaraal oo Lamagacaabay.

Sicir Barar Siyaasadeed oo Itoobiya Kasocda & 50 Janaraal oo Lamagacaabay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in xukuumada uu sicir bararka siyaasadeed kudhacay ee wayaanuhu ay magacowday tiro badan oo ciidan ah […]

 
 

Ciidanka Wayaanaha oo Gabdho Arday Ah Kufsaday & Xiisad Kadhalatay.

Ciidanka Wayaanaha oo Gabdho Arday Ah Kufsaday & Xiisad Kadhalatay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Naziret ee xarunta Gobolka Oromada ayaa sheegaya in ay ciidamada gumaysigu ku dhaqaaqeen faldambiyeed aad uxun oo ay dadka deegaanku […]

 
 

Kooxda TPLF oo Waji Gabax Kala Kulantay Kulan Ay Odayaasha Axmaarada Uqabteen.

Kooxda TPLF oo Waji Gabax Kala Kulantay Kulan Ay Odayaasha Axmaarada Uqabteen.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu taliska wayaanuhu xoog iyo xeelad toona uwaayay kacdoonada shacabka ee kajira guud […]

 
 

Taalibaan oo Weerar Ismiidaamin Ah Ka Fulisay Pakistan.

Taalibaan oo Weerar Ismiidaamin Ah Ka Fulisay Pakistan.

Ugu yaraan 11 askeri ayaa lagu diley weerar ismiidamin ah meel ku dhaw saldhig militari oo ku yaala Waqooyi Galbeed dalka Pakistan. Halka weerarku ka […]

 
 

Meydadka Tahriibayaal badan oo Ku Dhintay Xeebaha Dalka Maroko.

Meydadka Tahriibayaal badan oo Ku Dhintay Xeebaha Dalka Maroko.

Meydadka ugu yaraan 20 qof oo tahriibayaal ah ayaa laga soo saaray badda xeebaha Melilla oo ah dhul yar oo ku yaalla Spain balse ku […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay