Daawo: Tvga BBN oo Warbixin Ka Diyaariyay Dagaalkii Ciidanka Woyaanaha Lagu Naafeeyay.
Waxaa warbixin ka diyaariyay Dagaalkii Ciidanka woyaanaha lagu wiiqay ee ka dhacay duleedka gunagado tv ga BBN oo ku baxa luuqada afka xabashiga. Hoos ka […]
Waxaa warbixin ka diyaariyay Dagaalkii Ciidanka woyaanaha lagu wiiqay ee ka dhacay duleedka gunagado tv ga BBN oo ku baxa luuqada afka xabashiga. Hoos ka […]
/ Warar /
Shalay oo Sabti ahayd wax mgladaa SanDiego ee cariga maraykanka kaqabsomay shirkii howlwadeenada jaiyada Sandiego. Shirkan oo ahaa mid lagu qiimaynayay howlaha jaaliyada ayaa lagu […]
/ Warar /
Hawlwadeenada jaaliyada magaalada edmonton oo kulan isugu yimid. Kulan aad muhiim ah ayey isugu yimaadeen hawlwadeenada jaaliyada magaalada edmonton, waxaana furay kulanka gudoomiyaha jaaliyada mudane […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya gudaha wadanka Ogadenia gaar ahaan xarunta dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO, ayaa sheegaya dagaallo dhowr ah oo ciidanka nacabka […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in kooxda TPLF ee talada wadanka xaaraanta kuhaysata ay kudhaqaaqday talaabo uu aduunku layaabay isla markaana […]
/ Warar /
6 qof oo ka tirsan muhaajirinta Afrikan-ka ah ee ku nool dalka Talyaaniga ayaa ku dhaawacmay rasaas uu ku furay nin Talyaani ah oo hubeysanaa. […]
/ Warar, Wararka Yurub /
Hadal kasoo baxay golaha Congress-ka Maraykanka ayaa taliska wayaanahalagaga codsaday in ay mudo 28 bari ah ku ogolaato in wadanka ay yimaadaan wafti xaqiiqo raadin […]
/ Warar /
Diyaarad nooca Sukhoi25 ah oo uu Ruushku leeyahay ayaa waxaa lagu soo riday meel u dhaw magaalada Idlib ee waqooyiga Suuriya ee ay fallaagadu gacanta […]
/ Warar, Warar Aduunka /
Waxaa maanta kulankoodii caadiga ahaa isugu yimaaday gudiga fulinta Jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Finland kuwaasoo bishiiba halmar isugu yimaada kulan noocan oo kale ah, kulankan […]
/ Warar /
Gudoomiyaha guddiga dastuurka ee Baarlamanka Soomaaliya Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa sheegay in 33 maalmood kadib weerarkii gurigiisa lagu qaaday aanay jirin cid sharciga […]
/ Warar /
Bayaan ay soosaartay Jabhada TPDM ee udagaalanta gooni isutaaga qoomiyada Tigreega ayaa aad loogu dhaleeceeyay dhaqanka xun ee kooxda TPLF ee sheegata in ay matalaan […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in mar kale bahdil wayn lagu sameeyay haweenaydii uu kabakhtiyay kaligii taliyihii […]
/ Warar /
Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan hees wadani ah oo lagu amaanayo dhulka Ogaadeniya ee gumaysigu haysto taas oo maalin kasta oo sabti ah aan idiin soo […]
/ Warar /
Warbixin ay soo saartay hay’ada Qaramada Midoobay uqaabilsan xuquuqda aadamaha ayaa si aad ah loogu dhaleeceeyay xukuumada wayaanaha iyo ciidamadeeda dhaqanka xun ee dadcunka ah. […]
/ Warar /
(Abbay Media) — Ethiopia in a mess more than the world distracted by many crises around the globe realize. The Tigray People Liberation Front(TPLF) that […]
/ News in English /
90 tahriibayaal ah ayaa laga cabsi qabaa in ay badda ku qaraqmeen ka dib markii doontii ay la socdeen ay ku degtay xeebaha dalka Liibiya, […]
Laba diyaaradood oo ah kuwa ciidamada ayaa ku burburay Koonfurta Fraansiiska halkaasi oo uu khasaaro ka dhashay. Shilkani diyaaradeed ayaa waxaa ku dhintay 5 qof […]
/ Warar, Wararka Yurub /
Agaasimihii hore ee hay’adda nabad-sugidda Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa waxaa Laga waraystay Arimo dhawr ah,Waxaa kale su’aalo aad tiro badan laga waydiiyay Dhiibistii […]
/ Warar /
Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal qodobadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo wararkii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.
/ Warar /
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)