Archive for: February, 2018

Maraykanka oo Hogaamiyaha Xamaas ku sheegay Argagaxiso iyo EU-da oo dhaqaale ugu deeqay Falastiin.

Maraykanka oo Hogaamiyaha Xamaas ku sheegay Argagaxiso iyo EU-da oo dhaqaale ugu deeqay Falastiin.

Dowlada Maraykanka ayaa Arbacadii shalay ku dhawaaqday in diiwaanka argagaxisada ay ku dartay hogaamiyaha ururka Xamaas ee Ismail Haniya. Warka kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Dibada […]

 
 

Xaalada Caafimaad Ee Bekele Gerba, oo Aad Looga Dayriyay.

Xaalada Caafimaad Ee Bekele Gerba, oo Aad Looga Dayriyay.

Waraysi ay bixisay gabadha uu dhalay siyaasiga u dhashay qoomiyada Oromada ee mudada dheer xidhan Bekele Gerba, ayay kusheegtay in xaalada caafimaad ee aabaheed ay […]

 
 

Kooxda OPDO oo Shir Qabatay & Khilaaf Hadheeyay.

Kooxda OPDO oo Shir Qabatay & Khilaaf Hadheeyay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Naziret ee xarunta Gobolka Oromada ayaa sheegaya xiisad hor leh oo ka dhex bilaabatay kooxda OPDO ee sheegata in ay […]

 
 

Fragile States Index: Ethiopia Is Facing Failure, BY ANTHONY CHIBARIRWE

Fragile States Index: Ethiopia Is Facing Failure, BY ANTHONY CHIBARIRWE

BY ANTHONY CHIBARIRWE (thetrumpet)—Ethiopia faces a high risk of failure due to continued political and social instability in the country, the Fund for Peace reported […]

 
 

Fierce Fighting Erupted Between The ONLA and Ethiopian Regime Soldiers.

Fierce Fighting Erupted Between The ONLA and Ethiopian Regime Soldiers.

Ogaden News Agency(ONA). Confirmed reports received from Ogaden says that fierce fighting has broken out between the Ogaden National Liberation Army (ONLA) and Woyane troops […]

 
 

Ururka Haweenka Ogadenya (UHO) Faraciisa Barsan – Gaarisa oo Kulan isugu yimid.

Ururka Haweenka Ogadenya (UHO) Faraciisa Barsan – Gaarisa oo Kulan isugu yimid.

Sida Wakaalada Wararka Ogadenya Warkani kuheshay waxaa Maanta kulan muhiima isugu yimid Ururka Haweenka Ogadenya faraciisa Barsan ee Magaalada Gaarisa, Shirkan oo ugu horaynba lagu […]

 
 

Deg Deg: Dagaal Ciidanka Woyanaha Loogu Awood Sheegtay oo Maanta Ka Dhacay Tuulada Xaabawayne.

Deg Deg: Dagaal Ciidanka Woyanaha Loogu Awood Sheegtay oo Maanta Ka  Dhacay Tuulada Xaabawayne.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadeniya gaar ahaana Xarunta dhexe ee JWXO ayaa waxay sheegayaan in Ciidanka geesiyaasha ee jabhada wadaniga xoraynta Ogaadeniya (JWXO) iyo […]

 
 

Deg Deg: Kacdoono Waawayn oo Mar Kale Kabilowday Gobolka Axmaarada.

Deg Deg: Kacdoono Waawayn oo Mar Kale Kabilowday Gobolka Axmaarada.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya kacdoono waawayn oo mar kale dib uga qarxay inta badan Gobolka Axmaarada. Sida xogta […]

 
 

Laba Baaq oo ku kala socda Barako iyo Balaayo! adigoon layaabin akhriso- By: Xaaji M/rashiid.

Laba Baaq oo ku kala socda Barako iyo Balaayo! adigoon layaabin akhriso- By: Xaaji M/rashiid.

Laba Baaq oo ku kala socda Barako iyo Balaayo! adigoon layaabin akhriso- By: Xaaji M/rashiid Afeef: Halgamayaal markaan u baaqayo barako iyo balaayo waan ogahay […]

 
 

Hay’ada Fund For Peace oo Warbixin Argagax Leh Itoobiya Kasoo Saartay.

Hay’ada Fund For Peace oo Warbixin Argagax Leh Itoobiya Kasoo Saartay.

Warbixin sanadeed ay soosaartay hay’ada caalamiga ah ee Fund For Peace (FFP)  ayaa lagu sheegay in wadanka Itoobiya uu yahay wadan burburay ama kamid ah […]

 
 

Baarlamaanka Maraykanka oo Codsaday In Itoobiya Loodiro Wafti Xaqiiqo Raadin Ah.

Baarlamaanka Maraykanka oo Codsaday In Itoobiya Loodiro Wafti Xaqiiqo Raadin Ah.

Fadhi uu yeeshay baarlamaanka wadanka Maraykanka ayaa lagaga hadlay xaalada murugsan ee Itoobiya iyagoo baarlamaanku ay qiimeeyeen xaaladaha jira iyo waajibaadka saaran dowlada Maraykanka iyo […]

 
 

Kulamo looga hadlayo dib-u-eegista dastuurka oo ka socda Jowhar.

Kulamo looga hadlayo dib-u-eegista dastuurka oo ka socda Jowhar.

Wasaaradda arrimaha dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, gudigga Baarlamaanka federaalka ee la-sacodka dib-u-eegista dastuurka iyo gudigga madax-banaan ee dib-u-eegista iyo Hirgelinta dastuurka ayaa kulan wadatshi […]

 
 

Sacuudiga: $100 bilyan oo Amiirada Laga Qaaday & Sharciga cusub ee Shaqada.

Sacuudiga: $100 bilyan oo Amiirada Laga Qaaday & Sharciga cusub ee Shaqada.

Boqor-Tooyada Sacuudiga ayaa xabsiga kasii deysay Amiiradii tujaarta ahaa ee la xidhay labo bilood kahor iyadoo la sheegay in dowlada ay dib usoo ceshatay lacag […]

 
 

Gooni-Ugoosadka Koonfurta Yemen oo Inta Badan Cadan Lawareegay.

Gooni-Ugoosadka Koonfurta Yemen oo Inta Badan Cadan Lawareegay.

Gooni-Ugoosadka Koonfurta Yemen ee la baxay Southern Resistance Forces (SRF) ayaa la wareegay saldhigii ugu muhiimsanaa ee militariga oo ku yaal magaalada Cadan oo hada […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay