Gudiga Jaaliyada Ogaadeniya Ee Melborn oo Kulan Isugu yimaaday.
Waxaa kulan muhiima isugu yimaaday gudiga Jaaliyada Ogaadeniya ee Melborn wadanka Australia, kulankan oo ahaa mid abaabul iyo xogwaraysi ayaa waxaa lagu qabtay xafiiska jaaliyada […]
Waxaa kulan muhiima isugu yimaaday gudiga Jaaliyada Ogaadeniya ee Melborn wadanka Australia, kulankan oo ahaa mid abaabul iyo xogwaraysi ayaa waxaa lagu qabtay xafiiska jaaliyada […]
/ Warar /
Shir aad u balaadhan oo ka socday magaalada London intii u dhaxaysay 24-25 Feb. 2018 ayaa xalay is af garad ku soo dhamaaday. Shirkan ayaa maalintii koobaad ahaa mid Jabhadahada, […]
/ Warar /
Xaflad lagu maamuusayay maalintii xasuuqa Ogaadeniya ayaa lagu qabtay magaalada Edmonton ee wadanka Canada. Xafladan ayaa waxaa kasoo qayb galay xubno kamida jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya […]
/ Warar /
Waxaa muhaadaraad iyo kacdoon shacab isu badashay goob lagu ciyaaro kubada cagta oo kutaala magaalada Bahirdar ee Gobolka Axmaarada. Goobtan ayaa wuxuu gacan ka hadal […]
/ Warar /
Waxaa wali halkiisii kasii socda mudaaharaadkii lagaga soo horjeeday xukuumada woyaanaha ee ka socday magaalada Naqemte ee Gobolka Oromada. Mudaaharaadkan ayaa waxaa lagu diidan yahay […]
/ Warar /
Addis Abeba, February 25, 2018 (Addis Standard) – The US embassy in Addis Abeba said the US “stands by its statement” strongly disagreeing with Ethiopia’s […]
/ News in English /
Duqaymaha ay dowladda Suuriya ku hayso goobaha ay mucaaradka haystaan ayaa wali sii socota, iyada oo ay jirto in golaha ammaanka ay ansixiyeen xabad joojin […]
Maxkamad ku taala Ciraaq ayaa dil ku xukuntay shan iyo toban dumar ah oo Turki ah oo lagu eedeeyey in ay ka tirsanyihiin kooxda la […]
Jaaliyada soomaalida ogaadeeniya ee magaalada Edmonton ayaa shir aad muhiim u ah oo loogu baroordiiqayo xasuuqii loo gaystay shacabka Soomaalida ogaadeeniya isugu yimid maalinimadii shalay. […]
/ Warar /
Waxaa kulankoodii bilaha ahaa isugu yimaaday jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya ee wadanka koonfur Afrika gaar ahaana faraca Johanesburg shirkan oo ahaa mid abaabul iyo kala war […]
/ Warar /
Ururrada mucaaradka Itoobiya ayaa maalintii labaad ka socda magaalada London ee waddanka UK. Kulankan oo lagaga tashanayo sidii la isugu soo dhawayn lahaa aragtida ururrada […]
/ Warar /
Waxaa ka dhacay magaalada Naqemte ee Gobolka Oromada mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo Gumaysiga Itoobiya, mudaaharaadkan ayaa waxaa qabanayay dhalinyarada magaalada oo ka cadhaysan […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya Oromia ayaa waxay sheegayaan in dad shacab ah lagu xasuuqay meesha lagu magacaabo Dambi Dollo oo kamida gobolka Oromada, dadkan shacabka […]
/ Warar /
Hay’adaha xuquuqul insaanka ayaa waxay ka dayriyeen xaalada Gumaysiga Itoobiya war qoraal ah oo ay soo saareen Hay’adaha Xuquuqul Insaanka ee Horn of Afrika, Human […]
/ Warar /
Waxaa lasoo afjarey weerar qorsheysan oo koox ka tirsan al-Shabaab ay soo qaadeen magaalada Muqdisho Sabtidii. Weerarka ayey u adeegsadeen markii hore qaraxyo waaweyn. Qaraxa […]
/ Warar /
Turkiga ayaa sheegaya in go’aanka Mareykanka uu safaarad cusub kaga furanayo magaalada Qudus ay micneheedu tahay in Washington ay ku tala gashay in ay wax […]
/ Warar, Warar Aduunka /
Reports from Ethiopia indicate that leading opposition chiefs, Merera Gudina and Bekele Gerba are among a group detained by federal security forces in the country’s […]
/ Africa News, News in English /
Waxaa maalintiisii koobaad si guul ah kusoo dhamaaday shirwaynihii mucaaradka Itoobiya ka socday magaalada London shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay ururo badan oo kamida […]
/ Warar /
Waxaa shir abaabul ah isugu yimaaday Jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Norway waxaana kasoo qayb galay bulshada Soomaalida Ogaadeniya qaybaheeda kala duwan ee ku dhaqan wadanka […]
/ Warar /
Waxaa si rismi hada ugu socota caasimada wadanka Sweden Stockholm Munaasabadii maalinta xasuuqa Ogadenia waxaa khadbado dhaxalgal ah k jeediyaay Xildhibaan Riyaale xaamud oo si […]
/ Warar /
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)