Archive for: February, 2018

Daawo Sawirada Munaasabada Maalinta Xasuuqa Ogaadeniya ee lagu Qabtay Garissa Kenya

Daawo Sawirada Munaasabada Maalinta Xasuuqa Ogaadeniya ee lagu Qabtay Garissa Kenya

Magaalada Garissa ee xarunta gobolka waqooyi bari Kenya waxaa galabta lagu qabta munaasabad loogu baroor diiqayey maalinta xasuuqa ogaadeeniya taasi oo sanadkasta bishan oo kale […]

 
 

Munaasabad Lagu Xusayo Maalinta Xasuuqa Ogaadeniya oo Hada Ka Socota Gaarisa.

Munaasabad Lagu Xusayo Maalinta Xasuuqa Ogaadeniya oo Hada Ka Socota Gaarisa.

Waxaa hada ka socda magaalada Gaarisa ee Waqooyi bari Kenya Xaflad lagu xusayo maalinta xasuuqa Ogaadeniya oo sanad walba bishan oo kale la xuso. Xaflan […]

 
 

Deg Deg: Shirwaynihii Mucaaradka Ethiopia oo Dhan oo London Ka Furmay.

Deg Deg: Shirwaynihii Mucaaradka Ethiopia oo Dhan oo London Ka Furmay.

Waxaa maanta ka furmay magaalada London shirwayne aad u balaadhan oo ay kasoo qayb galeen in ka badan 20 urur oo ah mucaaradka gumaysiga Itoobiya […]

 
 

Ciidanka Faderalka Police Ka Gumaysiga oo Daryeel La’aan Shaqada uga Tagaya.

Ciidanka Faderalka Police Ka Gumaysiga oo Daryeel La’aan Shaqada uga Tagaya.

Ciidamada Gumaysiga Itoobiya ee loo yaqaano Faderalka Police ayaa waxaa lasoo daristay daryeel la’aan iyo mushaarka oo aysan qaadan bilooyinkii ugu danbaysay waxaana shaqada askarinimada […]

 
 

Ciidanka Woyaanaha oo isdagaalay Ayaga Dhexdooda.

Ciidanka Woyaanaha oo isdagaalay Ayaga Dhexdooda.

Wararka naga soo gaadhaya galbeedka Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in ciidamada woyaanaha ay dhexdooda dagaalameen kadib khilaaf xoogan oo soo kala dhex galin kaasoo ugu […]

 
 

Qaramada Midoobay oo Doonaysa in xabad Joojin Laga Dhaqan Galiyo Suuriya.

Qaramada Midoobay oo Doonaysa in xabad Joojin Laga Dhaqan Galiyo Suuriya.

Waxa ka socda xarunta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay dedaallo xoogan oo diblomaasiyadeed kuwaas oo lagu doonayo in goluhu ku soo saaro qaraar ku baaqaya […]

 
 

Ethiopia: New State of Emergency Risks Renewed Abuses.

Ethiopia: New State of Emergency Risks Renewed Abuses.

Ethiopia’s newly proclaimed state of emergency risks further closing the space for peaceful political activity, Human Rights Watch said today. The action dashed hopes that […]

 
 

Mareykanka oo Duqeyn ku Dilay Dagaalyahan Ka Tirsan Al-shabaab.

Mareykanka oo Duqeyn ku Dilay Dagaalyahan Ka Tirsan Al-shabaab.

Mareykanka ayaa sheegtay in ay ku dileen dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab duqeyn 21kii bishan ka dhacday Tuulada Bangeeni oo 8 KM dhinaca galbeed kaga beegan […]

 
 

Maalinta Xasuuqa Ogaadeniya oo Lagu Qabtay Wadanka Yamen.

Maalinta Xasuuqa Ogaadeniya oo Lagu Qabtay Wadanka Yamen.

Maanta oo ahayd maalin Jumce ah taariikhduna ku beeg nayd 23/02/2018  waxaa magalada sanca ee wadanka Yamen ka dhacday xaflad lagu xusaayay maalinta xasuuq ogadeniya […]

 
 

Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho & Rasaas Laga Maqlaayo Goobta Qaraxu Ka Dhacay.

Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho & Rasaas  Laga Maqlaayo Goobta Qaraxu Ka Dhacay.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qaraxyo xoogan iyo rasaas waqtigan ka dhaceysa Isgoyska Sayidka, waxaana lagu waramayaa in is rasaaseyntan u dhaxeyso ciidamada […]

 
 

UAE warns citizens against travelling to Ethiopia in current situation.

UAE warns citizens against travelling to Ethiopia in current situation.

DUBAI, Feb. 21 (Xinhua) — The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the United Arab Emirates (UAE) on Wednesday warned UAE citizens of […]

 
 

Canadians call for return of relative held in Ethiopia.

Canadians call for return of relative held in Ethiopia.

Friday February 23, 2018 by David Child Family and rights group demand release of Canadian citizen imprisoned in Ethiopia for alleged ‘terrorist crimes’ A Canadian […]

 
 

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sheekh Siciid Raage.

Daawo: Muxaadarada Jumcaha & Sheekh Siciid Raage.
 
 

Maamulka Oromada Ee OPDO oo Raisal Wasaare u Wata Dr Abiy Ahmed.

Maamulka Oromada Ee OPDO oo Raisal Wasaare u Wata Dr Abiy Ahmed.

Taniyo intii xaalka Gumaysiga Itoobiya faraha ka baxay waxaa halkoodii kasii socda khilaafka xoogan ee u dhaxeeya kooxda magac uyaalka ah ee loosoo gaabiyo EPRDF […]

 
 

Kacdoonadii Gobolka Axmaarada oo Wali Halkoodii Kasii Socda.

Kacdoonadii Gobolka Axmaarada oo Wali Halkoodii Kasii Socda.

Waxaa wali halkoodii kasii socda mudaaharaadkii balaadhnaa ee lagaga soo horjeeday Gumaysiga Itoobiya ee Gobolka Axmaarada. Mudaaharaadada ayaa waxay si wayn uga socdaan Magaalooyinka Gonder, […]

 
 

Swedan oo Walaac Ka Muujisay Xaala Gumaysiga Itoobiya.

Swedan oo Walaac Ka Muujisay Xaala Gumaysiga Itoobiya.

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibada ee wadanka Swedan ayaa waxaa lagu sheegay in aad uga walaacsan yihiin xaalada guracan ee uu […]

 
 

Trump oo Sheegay In Macalimiinta La Hubeeyo Si Ay U Difaacaan Ardayda.

Trump oo Sheegay In Macalimiinta La Hubeeyo Si Ay U Difaacaan Ardayda.

Xili shacabka Maraykanka gaar ahaan ardayda iskuulada bilaabeen olole ay uga soo horjeedaan hubka faraha ka baxay ee shacabka laga iibiyo ayuu Madaxweynaha Maraykanka soo […]

 
 

Soomaliya oo Kaalinta 1aad ka Gashay Wadamada ku Caanbaxay Musuqa.

Soomaliya oo Kaalinta 1aad ka Gashay Wadamada ku Caanbaxay Musuqa.

Soomaliya ayaa mar kale 11 sano ee is xigtay kaalinta 1aad ka gashay qiimeynta wadamada ku caanbaxay musuqmaasuqa kaddib warbixin ay soo saartay hay’adda Transparency […]

 
 

Ethiopia’s reinstatement of state of emergency worries Sweden.

Ethiopia’s reinstatement of state of emergency worries Sweden.

Sweden says it is concerned about Ethiopia’s reinstatement of a state of emergency (SOE) in the midst of reform efforts initiated by government. Swedish Foreign […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah oo Ka Hadlaysa Midnimada “Shacabka Ogadeniya ha U Midoobo Gumaysiga”.

Daawo: Hees Wadani Ah oo Ka Hadlaysa Midnimada “Shacabka Ogadeniya ha U Midoobo Gumaysiga”.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan hees wadani ah oo isku duubnida iyo Midnimada ka hadlaysa. Hoos ka daawo. ONA.

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay