Archive for: February, 2018

International Conference On a Current-crisis In Ethiopia-to Explore-realistic Alternatives.

International Conference On a Current-crisis In Ethiopia-to Explore-realistic Alternatives.

International Conference on Current Crisis in Ethiopia  Exploring  Realistic Alternatives  Conference Programs for Day 1  24 February 2018, London, UK  8:45 am to 8:00 pm […]

 
 

Gumaysiga Itoobiya oo Gabdho Yar Yar Ku xukumay 15 Sano Magaalada Wardheer.

Gumaysiga Itoobiya oo Gabdho Yar Yar Ku xukumay 15 Sano Magaalada Wardheer.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana Magaalada Wardheer ee Xarunta gobolka Doolo ayaa waxay sheegayaan in gumaysiga Itoobiya ay ku rideen xukun 15 […]

 
 

“Game Over,’ U.S. Congressman jabs Ethiopia’s TPLF

“Game Over,’ U.S. Congressman jabs Ethiopia’s TPLF

A United States Congressman has insinuated that Ethiopia’s dominant party, the Tigrayan Peoples Liberation Front (TPLF) is on its way out of power. Congressman Dana […]

 
 

Kacdoonka Gobolka Gurage oo Wali Halkiisii Kasii Socda.

Kacdoonka Gobolka Gurage oo Wali Halkiisii Kasii Socda.

Sida aan wararkaa nagii hore idiin kusoo gudbinayba waxaa kasii daraya xaalada Gumaysiga Itoobiya guud ahaan waxaana maalintii 7aad galay kacdoonka ka socda gobolka Gurage […]

 
 

Wasiirka Arimaha Dibada Gumaysiga Itoobiya oo Ka Hadlay Xukunka Dag Daga ah.

Wasiirka Arimaha Dibada Gumaysiga Itoobiya oo Ka Hadlay Xukunka Dag Daga ah.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Gumaysiga Itoobiya Workneh Gebeyehu ayaa difaacay xukunkii deg dega ahaa ee ay soo rogtay xukuumada Woyaanuhu. Wasiir ku sheega ayaa sheegay in […]

 
 

Dhalinyaro Soomaali Ah oo Lagu Dilay Magaalada London.

Dhalinyaro Soomaali Ah oo Lagu Dilay Magaalada London.

Magaalada London ayaa lagu waramayaa in Labo Wiil oo Soomaali ah siyaasabo kala duwan loogu dilay halka mid kalena lagu dhaawacay. Labada Wiil ayaa waxaa […]

 
 

Imaaraadka oo Muwaadiniin tooda Uga Digay Inay U Safraan Itoobiya.

Imaaraadka oo Muwaadiniin tooda Uga Digay Inay U Safraan Itoobiya.

War qoraal ah oo kasoo baxay Wasaarada Arimaha Dibada ee Imaaradka Carabta (UAE) ayaa waxaa looga digay  muwaadiniinta Imaaradka carabta in aysan u safrin Itoobiya […]

 
 

Ciidamada Dowlada Bashar Al-Ssad oo Xasuuq Ka Wada Bariga Quta.

EDITORS NOTE: Graphic content / Smoke rises from buildings following bombardment on the village of Mesraba in the rebel-held besieged Eastern Ghouta region on the outskirts of the capital Damascus, on February 19, 2018.
Heavy Syrian bombardment killed dozens of civilians in rebel-held Eastern Ghouta, as regime forces appeared to prepare for an imminent ground assault. / AFP PHOTO / Hamza Al-Ajweh        (Photo credit should read HAMZA AL-AJWEH/AFP/Getty Images)

Diyaaradaha dagaalka ee dowlada Bashar Al Assad oo sadexdii maalmood ee lasoo dhaafay duqeyn ku wada deegaanka bariga Quta ee duleedka caasimada Dimishiq ayaa la […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ILAYS TV.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ILAYS TV.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo warbixinadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Daawo: Hogaanka warfaafinta JWXO Mudane Hassan Moalin oo Waraysi Xasaasiya Bixiyay.

Daawo: Hogaanka warfaafinta JWXO Mudane Hassan Moalin oo Waraysi Xasaasiya Bixiyay.

Waxaa waraysi dhinacyo badan taaban haya la la yeeshay gudoomiyaha hogaanka Warfaafinta Jwxo Mudane Hassan Moalin. Waraysigan ayaa waxaa Looga hadlay barnaamijyo badan oo muhiim […]

 
 

Kacdoonadii Gobolka Xabashida oo Maalintii Sadexaad Galay & Guulo Ay Shacabku Gaadheen.

Kacdoonadii Gobolka Xabashida oo Maalintii Sadexaad Galay & Guulo Ay Shacabku Gaadheen.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in kacdoonadii shacabku ay galeen maalintii sadexaad oo si xidhiidh ah ay uga socdaan […]

 
 

Duqayn Ka Dhan Ah Al-shabaab oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.

Duqayn Ka Dhan Ah Al-shabaab oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.

Wararka ka imaanaya degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal iyo ciidamo ajanabi ah oo aanan wali la aqoonsanin ay waabarigii […]

 
 

Kacdoonkii Gobolka Guragtu oo Waji Kale Yeeshay & Tigreega oo Xalin La.

Kacdoonkii Gobolka Guragtu oo Waji Kale Yeeshay & Tigreega oo Xalin La.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Guragtu ee wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya kacdoono aad uwaawayn oo maalintii lixaad kasocda guud ahaan Gobolka Guragtu iyo waliba […]

 
 

Deg Deg: Warshad Wayn oo Lagu Gubay Dhulka Oromada.

Deg Deg: Warshad Wayn oo Lagu Gubay Dhulka Oromada.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Buurayu ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya in shacabka kacdoon wadayaasha ah ay dab qabadsiiyeen mid kamid ah warshadaha ugu caansan […]

 
 

UK concerned over State of Emergency in Ethiopia.

UK concerned over State of Emergency in Ethiopia.

Minister for Africa Harriett Baldwin gave a statement on the Ethiopian State of Emergency. Published 19 February 2018 From: Foreign & Commonwealth Office and Harriett […]

 
 

Daacishta Ciraaq oo 30 Maleeshiyada Shiicada Laysay.

Daacishta Ciraaq oo 30 Maleeshiyada Shiicada Laysay.

Kooxda Daacish ayaa sheegatay weerar lagu dilay 30 kamid ah maleeshiyaadka shiicada ee taageersan dowlada Ciraaq, weerarkaasi oo ka dhacay Gobalka Kirkuk ee waqooyiga dalkaasi. […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah oo Guubaabo Ah & Muuqaal Ciidanka JWXO.

Daawo: Hees Wadani Ah oo Guubaabo Ah & Muuqaal Ciidanka JWXO.

Shacabka gumaysiga Ku jira ee soomaalida Ogaadeniya inta badan waxay dareenkooda ku cabiraan sugaan halgameed kala duwan hadaba waxaad kusoo dhawaataan hees Wadani ah. Hoos […]

 
 

Wasaarada Arimaha Dibada Dalka Germalka oo Ka Dayrisay Xaalada Gumaysiga.

Wasaarada Arimaha Dibada Dalka Germalka oo Ka Dayrisay Xaalada Gumaysiga.

Haweenay u hadashay waaxda arimaha dibada ee dalka Germalka ayaa waxay sheegtay inay aad uga walaacsan tahay xaalada wadanka gumaysiga Itoobiya ku sugan yahay. Haweenaydan […]

 
 

Ogaysiis: Shacabka Soomaaliyeed Ee Daneeya Arimaha Halganka Ogaadeniya.

Ogaysiis: Shacabka Soomaaliyeed Ee Daneeya Arimaha Halganka Ogaadeniya.

Waxaa dhamaan shacabwaynaha Soomaaliyeed la ogaysiinayaa in Arbacada oo tahay taariikhduna ku beegan tahay 21/02/2018 ka Saacaduna ay tahay. Time: 21:00 CET 15:00 Edmonton 20:00 […]

 
 

Maxkamada CQS oo dil toogasho ah ku xukuntay G/sare Cabdinaasir Xoosh.

Maxkamada CQS oo dil toogasho ah ku xukuntay G/sare Cabdinaasir Xoosh.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Xukun dil Toogasha ah ku xukuntay G/sare CabdiNaasir Xoosh oo ka tirsanaa ciidamada Badda Soomaaliya. Waxaa lagu eedeeyay in uu […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay