Archive for: February, 2018

Midowga Yurub (EU) oo Kahadlay Xaalada Murugsan ee Itoobiya.

Midowga Yurub (EU) oo Kahadlay Xaalada Murugsan ee Itoobiya.

Hadal qoraal ah oo kasoo baxay Midowga Yurub EU ayaa siwayn loogu cambaareeyay xukunka dag daga ah ee lagu soo rogay wadanka Gumaysiga Itoobiya, waxaana […]

 
 

Kacdoonadii Itoobiya oo Meel Halis Ah Gaadhay & Maxaabiis Hor Leh oo Lasiidaayay.

Kacdoonadii Itoobiya oo Meel Halis Ah Gaadhay & Maxaabiis Hor Leh oo Lasiidaayay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee woqooyiga Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in xabsiga laga siidaayay 10 qof oo kamid ah madaxda dadka Xabashida ah […]

 
 

Sacuudiga, Iiraan & Israel oo Hadalo Kul Kulul Isdhaafsaday.

Sacuudiga, Iiraan & Israel oo Hadalo Kul Kulul Isdhaafsaday.

Axadii lasoo dhaafay ayey hogaamiye yaasha dalalka Israel, Iran iyo Sucuudigu khudbadahooda kasoo jeediyeen shirka sanadlaha ah ee looga hadlo Amniga Caalamka kaasi oo ka […]

 
 

Daawo: Wararkii kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Daawo: Wararkii kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogadeniya iyo qodobadii lagusoo qaatay ee xiisaha badnaa. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Deg Deg: Kacdoono Waji Cusub Leh oo Dhulka Axmaarada Kabilowday.

Deg Deg: Kacdoono Waji Cusub Leh oo Dhulka Axmaarada Kabilowday.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya kacdoono cusub oo rabshado wata kuwaas oo hal mar ah kabilowday qaybo Gobolka Axmaarada […]

 
 

State of emergency tantamounts to declaration of war on people of Ethiopia.

State of emergency tantamounts to declaration of war on people of Ethiopia.

State of emergency tantamounts to declaration of war on people of Ethiopia, February 18, 2018 State of emergency tantamounts to declaration of war on people […]

 
 

Isbahaysiga PADF oo Galay Shir Dhinaca Khadka Isgaadhsiinta ah.

Isbahaysiga PADF oo Galay Shir Dhinaca Khadka Isgaadhsiinta ah.

Waxaa habeenimadii xalay ahayd shir dhinaca khadka isgaadhsiinta ah uqabsoomay gudi gaar ah oo katirsan isbahaysiga PAFD ee ay ku midaysan yihiin afarta urur ee […]

 
 

Faallo: Xaalka Ethiopia, Maxaadan Ogeyn oo Ka Socda? Maxaase Xiga? Q1aad.

Faallo: Xaalka Ethiopia, Maxaadan Ogeyn oo Ka Socda? Maxaase Xiga? Q1aad.

1. Dhacdooyinka Ugu Dambeeyay!: October 2016 Lemma Megersa waxaa loo doortay hogaanka OPDO/EPRDF & Gobolka Oromada. Welega Lemma Megersa waa Christian (Protestant) ka soo jeeda […]

 
 

TPLF oo Raysal-Wasaare Uwadata Lama Magarsa Sababta?

TPLF oo Raysal-Wasaare Uwadata Lama Magarsa Sababta?

Wararka aan kahelayno wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in kooxda TPLF oo taladii wadanka kaquusatay ay doonayso in ay hesho shakhsi maqaar saar ah oo […]

 
 

Siraj Fegessa oo Kahadlay Xukunka Ciidan Ee Laguu Rogay Itoobiya.

Siraj Fegessa oo Kahadlay Xukunka Ciidan Ee Laguu Rogay Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in wasiir kusheega difaaca ee wadanka Itoobiya Siraj Fegessa uu kahadlay xukunkii […]

 
 

Diyaarad Ku Burburtay Iiraan oo 60 Qof Ku Dhinteen.

Diyaarad Ku Burburtay Iiraan oo 60 Qof Ku Dhinteen.

60 qof ayaa dhimatay ka dib markii diyaarad ay saarnaayeen ay ku burburtay dalka iiraan. Diyaarad sidday rakaab gaaraya 60 qof ayaa ku burburtay dhul […]

 
 

OYSU Ifo oo Shir Muhiim Ah Gashay.

OYSU Ifo oo Shir Muhiim Ah Gashay.

Waxaa maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 18/2/18 kulan balaadhan isugu yimid xubnaha Midowga Dhalinyarada iyo Ardayda Soomaalida Ogadenia OYSU laantiisa kahowl gasha xerada […]

 
 

Daawo: Dr’s Cibaado Xirsi Mahad iyo Qudbadii Ay Ka Jeedisay Shirki Nirobi.

Daawo: Dr’s Cibaado Xirsi Mahad iyo Qudbadii Ay Ka Jeedisay Shirki Nirobi.

Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal qudbadii qiimaha badnayd ee ay soo jeedisay Halganto Marwo Cibaado Xirsi Mahad oo kamida gudigii wadahadalada ee ONLF matalaysay sidoo kale […]

 
 

Shirwaynihii Faraca Midnimo oo Maanta Dhagaxlay Kaqabsoomay.

Shirwaynihii Faraca Midnimo oo Maanta Dhagaxlay Kaqabsoomay.

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 18/2/18 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab kaqabsoomay shirwaynihii faraca Midnimo ee Jaaliyada JABSO. Shirkan oo ujeedadiisu […]

 
 

Daawo: Xasuuq Wadareed Loo Gaystay Shacabka Oromada & Maydad Lasoo Bandhigay.

Daawo: Xasuuq Wadareed Loo Gaystay Shacabka Oromada & Maydad Lasoo Bandhigay.

Waxaa wali sii socda xasuuq wadareed lagu hayo shacabka Oromada ee kasoo horjeeda nidaamka gumaysiga Ah ee kooxda TPLF hadaba waxaad hoos ka daawataa muuqaal […]

 
 

Xabsiga Dhexe ee Shashamane oo Lagubay & Warar Kale oo Itoobiya Kusaabsan.

Xabsiga Dhexe ee Shashamane oo Lagubay & Warar Kale oo Itoobiya Kusaabsan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Shashamane ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya in subixii hore ee maalin nimadii shalay oo Sabti ahayd dab laqabadsiiyay xabsiga dhexe […]

 
 

Daawo: Shirwaynihii Nirobi Ee Gudiga wada Hadalada JWXO FULL.

Daawo: Shirwaynihii Nirobi Ee Gudiga wada Hadalada JWXO FULL.

Daawadayaasha sharafta lehoow waxaad kusoo dhawaataan shirkii magaalada Nairobi ee loo qabtay madaxdii JWXO ee ka qayb gashay wadahadalkii u dhaxeeyay JWXO iyo Itoobiya. Hoos […]

 
 

Daawo: Dhaanto Cusub oo Loo Qaaday Gudigii Wada Hadalada ONLF uga Qayb Galay.

Daawo: Dhaanto Cusub oo Loo Qaaday Gudigii Wada Hadalada ONLF uga Qayb Galay.

Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal mid kamida dhaantooyinkii lagu soo bandhigay shirkii loo qabtay masuuliyiintii wadahadala uga qayb galaayay magaalada Nirobi ee Wadanka Kenya. Hoos ka […]

 
 

Deg Deg: Lama Magarsa oo Sheegay In Aan La Aqbali Karin Xukun Dag Dag Ah oo Wadanka Lagaliyo.

Deg Deg: Lama Magarsa oo Sheegay In Aan La Aqbali Karin Xukun Dag Dag Ah oo Wadanka Lagaliyo.

Wakiilka gumaysiga Itoobiya uqaabilsan Gobolka Oromada Lama Magarsa oo saxaafada lahadlay ayaa sheegay in aan la aqbali karin xukum mulatari oo mar sadexaad lagu soo […]

 
 

Dowladaha Canada & UK oo Digniin Kasoosaaray Safarka Wadanka Itoobiya.

Dowladaha Canada & UK oo Digniin Kasoosaaray Safarka Wadanka Itoobiya.

Waxaa isasoo taraya wadamada muwaadiniintooda uga digaya in ay usafraan wadanka uu qalalaasuhu kajiro ee Itoobiya, kuwaas oo digniino isdaba joog ah usoo jeedinaya muwaadiniintooda […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay