Archive for: March, 2018

Shir Abaabul Ah oo Ay Qabatay Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Finland.

Shir Abaabul Ah oo Ay Qabatay Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Finland.

Waxaa lagu qabtay wadanka Finland gaar ahaana caasimada Helsinki shir ay soo abaabuleen jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Finland kaasoo lagaga hadlaayay xaalada gumaysiga  Itoobiya ee […]

 
 

Deg Deg: Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya oo Baaqday.

Deg Deg: Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya oo Baaqday.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in dib loo dhigay kulankii ay maanta yeelan lahaayeen xildhibaannada Golaha Shacabka ee […]

 
 

Geedka Xorriyaddu waa mid wayn oo Hoos & Midho leh- By: Xaaji M/rashiid.

Geedka Xorriyaddu waa mid wayn oo Hoos & Midho leh- By: Xaaji M/rashiid.

Bismillaah- Waxaan dhamaan akhristayaasha leeyahay kusoo dhawaada dhambaalkan aan ku iftiiminayo qiimaha ay xorriyaddu leedahay iyo sida ay qayb walba oo bulshada ahi ugu baahi […]

 
 

Mucaaradka Itoobiya oo Si Taxadar Leh Uga Hadlay Magacowga Abiye Axmed.

Mucaaradka Itoobiya oo Si Taxadar Leh Uga Hadlay Magacowga Abiye Axmed.

Hogaamiyaha Jabhada Gimbot 7 Dr Birhanu Naga ayaa si taxadar leh usoo dhaweeyay magacaabista Raysal-wasaaraha cusub ee Itoobiya loomagacaabay Abiye Axmed. Dr. Birhanu Nega ayaa […]

 
 

Taliska Wayaanaha oo Si Cad Udhagartay Xasuuqii Moyale Kadhacay.

Taliska Wayaanaha oo Si Cad Udhagartay Xasuuqii Moyale Kadhacay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Moyale qaybta ay Oromadu dagto ayaa sheegaya in kooxda talada wadanka maamusha ee Common Post ga looyaqaano ay is hortaagtay […]

 
 

Dhibaataynta Shacabka Oromada oo Sare Ukacday.

Dhibaataynta Shacabka Oromada oo Sare Ukacday.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Oromia ee kacdoonadu ay kajiraan ayaa sheegaya in ciidanka Agaziga looyaqaano ee qoomiyada Tigreegu ay samaysatay ay xidh xidheen dad […]

 
 

Bin Salman oo Yuhuuda Maraykanka Kulamo Layeeshay.

Bin Salman oo Yuhuuda Maraykanka Kulamo Layeeshay.

Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan oo socdaal labo todobaad ah ku maraya wadanka Maraykanka ayaa la sheegay in uu kulan la yeeshay qaar kamid […]

 
 

Israa’iil oo Xasuuqday Shacab Falastiiniyiin Ah.

Israa’iil oo Xasuuqday Shacab Falastiiniyiin Ah.

Wasaaradda caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegtay in ciidammada Israel ay dileen 15 qof oo dibadbax ka dhigayay xadka israel, halka kun qof oo kalena ay […]

 
 

Joint Statement of Afar Liberation Front Party (ALFP) and Oromo Liberation Front.

Joint Statement of Afar Liberation Front Party (ALFP) and Oromo Liberation Front.

Instigating an ethnic conflict is an act of State Terrorism in Ethiopia. Joint Statement of Afar Liberation Front Party (ALFP) and Oromo Liberation Front. (OLF) […]

 
 

Daawo: Doodii Galabta Ee BBC-Somali Iyo Dr Cabdiraxmaan Maadey Hoggaanka Arimaha Dibada ONLF

Daawo: Doodii Galabta Ee BBC-Somali Iyo Dr Cabdiraxmaan Maadey Hoggaanka Arimaha Dibada ONLF

Dood kulul oo galabta ay qabatay laanta afsoomaaliga ee BBC-da ayuu Dr Cabdiraxmaan Sheekh Mahid Maadey oo ah Xog-hayaha arimaha dibada Ururka ONLF waxa ku […]

 
 

Waraysi: Isbadalka lagu Sameeyey Hoggaanka Kooxda EPRDF Muxuu ka Badali karaa Xaalada Ethiopia.

Waraysi: Isbadalka lagu Sameeyey Hoggaanka Kooxda EPRDF Muxuu ka Badali karaa Xaalada Ethiopia.

Falaanqayn Xaalada Qasan ee Dalka Ethiopia iyo Saamaynta uu yeelan karo Isbadalka lagu Sameeyey Hoggaanka Kooxda EPRDF iyo Waxa uu ka badali karo xaalada Qasan […]

 
 

Baarlamaan Kusheega Wayaanaha oo Yeelanaya Fadhi Ay Ku Ansixinayaan Abiye Axmed.

Baarlamaan Kusheega Wayaanaha oo Yeelanaya Fadhi Ay Ku Ansixinayaan Abiye Axmed.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in Baarlamaan kusheegaya wayaanuhu uu yeelan doono fadhigoodii ugu horeeyay tan iyo […]

 
 

Deg Deg: Qoomiyada Tigreega oo Qabatay Shir Uu Khalkhal Kamuuqdo.

Deg Deg: Qoomiyada Tigreega oo Qabatay Shir Uu Khalkhal Kamuuqdo.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in magacowgii Abiye Axmed kadib uu bilowday khalkhal balaadhan oo qoomiyada Tigreega iyo guud ahaan qoomiyada […]

 
 

Daawo: Muxaadaro Diini Ah Sheekh Cabdulaahi Sagal & Islaamku Wuxuu Inaga Xarimay.

Daawo: Muxaadaro Diini Ah Sheekh Cabdulaahi Sagal & Islaamku Wuxuu Inaga Xarimay.

Bahda Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA waxay maalin kasta oo Jumce ah usoo gudbisaa akhristeyaasha qiimaha iyo qadarinta badan ee ku taxan ONA muxaadaro diini […]

 
 

Horjoogihii Hore ee Gobolka Gambella oo Wayaanaha Dhaliilay.

Horjoogihii Hore ee Gobolka Gambella oo Wayaanaha Dhaliilay.

Madaxwayne kusheegii hore ee Gobolka Gambella oo warfidiyeenka lahadlay ayaa sheegay in Gobolka Gambella lala maagan yahay xasuuq lamid ah kii sanadkii 2004 loo gaystay […]

 
 

Live:Mudaharaad ka dhan ah Gumeysiga Ethiopia oo ka dhacay Canada “Muqaal.

Live:Mudaharaad ka dhan ah Gumeysiga Ethiopia oo ka dhacay Canada “Muqaal.

Mudaharaad  balaadhan  oo lagaga  soo  horjeeday  gumeysiga  Ethiopia kii hore  iyo  ka cusub ayaa  Saacado yar  ka hor ku soo dhamaaday  xarunta Dowlada hoose  caasimada  […]

 
 

Xildhibaano Sheegay in uu Jabay Mooshinkii Laga keenay Gudoomiye Jawaari.

Xildhibaano Sheegay in uu Jabay Mooshinkii Laga keenay Gudoomiye Jawaari.

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka Xukuumadda Soomaaliya gaar ahaan kuwa taageersan Gudoomiye Maxamad Sheekh Cismaan Jawaari oo kulan ku yeeshay Xarunta Villa Hargeysa ayaa ku […]

 
 

Qaramada Midoobey oo Bilaabeysa Dib u soo celinta Qaxootiga Soomaalida Ee Dhadhaab.

Qaramada Midoobey oo Bilaabeysa Dib u soo celinta Qaxootiga Soomaalida Ee Dhadhaab.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay sii kordhayaan dadka Soomaaliyeed ee doonaya in ay ka baxaan xeryaha Qaxootiga Dhadhaab Kenya kuna laabtaan dalkooda Hooyo ee […]

 
 

Mudaharaad ka dhan ah Gumeysiga Ethiopia oo ka dhacay Canada+Sawiro.

Mudaharaad ka dhan ah  Gumeysiga Ethiopia oo ka dhacay Canada+Sawiro.

Mudaharaad  balaadhan  oo lagaga  soo  horjeeday  gumeysiga  Ethiopia kii hore  iyo  ka cusub ayaa  Saacado yar  ka hor ku soo dhamaaday  xarunta Dowlada hoose  caasimada  […]

 
 

Xubnaha Golaha Dhexe ee JWXO Ee Wadanka Australia oo Kulmay.

Xubnaha Golaha Dhexe ee JWXO Ee Wadanka Australia oo Kulmay.

Maanta oo Khamiis ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 29/3/18 waxaa kulan muhiim ah isugu yimid xubnaha Golaha dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia (JWXO) ee kahowl […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay