Archive for: March, 2018

Maqaal: Arday Nolosha Lagu Dhibay Xabsiga Jeel Ogaden oo Ka sheekaynaya Wuxuu Goobjoog u Ahaa.

Maqaal: Arday Nolosha Lagu Dhibay Xabsiga Jeel Ogaden oo Ka sheekaynaya Wuxuu Goobjoog u Ahaa.

War bixin ka hadlaysa Jeel Ogaadeen iyo midka Degmada Jigjiga: Isu diyaari yaab iyo af kala qaad Arday Nolosha Lagu Cadaabay! Waxuu ahaa Arday isu […]

 
 

Qurba Joogta Itoobiya oo Kulamo Waawayn Kuqabtay Ingiriiska & Maraykanka.

Qurba Joogta Itoobiya oo Kulamo Waawayn Kuqabtay Ingiriiska & Maraykanka.

Wararka naga soo gaadhaya wadamada Maraykanka Iyo Ingiriiska ayaa sheegaya in shucuubta kala duwan ee Itoobiya ee kudhaqan wadamadaas ay qabteen shirar waawayn oo lagaga […]

 
 

Kacdoonadii Koonfurta Itoobiya oo Siisocda iyo Ciidanka Gumaysiga oo Dhaqan Xumadoodii Bilaabay.

Kacdoonadii Koonfurta Itoobiya oo Siisocda iyo Ciidanka Gumaysiga oo Dhaqan Xumadoodii Bilaabay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Harar ee dhulka Hararida ayaa sheegaya in ciidanka dhaqanka xun ee Agazi gu ay burburiyeen baabuur aad ubadan oo dadka […]

 
 

Soomaali Macaluul Ba’an Ay Lasoo Daristay.

Soomaali Macaluul Ba’an Ay Lasoo Daristay.

Diblomaasiyiin ayaa ku sii qulquleya magaalada London oo lagu wado in lagu qabto shir ku saabsan arrimaha bani’aadanimada Soomaaliya, kaasoo lagu lafa gurayo dhibaato kusoo […]

 
 

Kulan looga hadlayo Niyukleerka Iiraan oo Ka Socda Austria.

Kulan looga hadlayo Niyukleerka Iiraan oo Ka Socda Austria.

Saraakiisha hay’ada Qaramada Midoobay ee dabagalka hubka Niyukleerka ayaa lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan magaaladda Vienna. Kulankan ayaa waxay diiradda lagu saari doonaan […]

 
 

Doorashada Italy Xisbiyada Xagjirka iyo garabka midig oo codod badan helay.

Doorashada Italy Xisbiyada Xagjirka iyo garabka midig oo codod badan helay.

Waxaa weli socota tirinta cododka doorashada Baarlamaanka ee dalka Itaaliya oo Axadii shalay dhacday, balse waxaa muuqata inay cododka ku horeeyaan xisbiyada garabka midig. Isbaheysiga […]

 
 

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya Wararkii & Warbixinadii Kala Duwanaa ee Lagu Soo Qaatay.

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya Wararkii & Warbixinadii Kala Duwanaa ee Lagu Soo Qaatay.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan tvga qaranka Ogadeniya wararkii xiisaha badnaa ee aad uga barateen iyo warbixin xiiso badan. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Deg Deg: Ciidanka Wayaanaha oo Shilal Kala Duwan Galay & Kacdoonadii oo Siisocda.

Deg Deg: Ciidanka Wayaanaha oo Shilal Kala Duwan Galay & Kacdoonadii oo Siisocda.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya shilal dhowr ah oo kadhacay meelo kamid ah dhulka Oromia, kuwaas oo ay kudhinteen ciidan aad […]

 
 

Daawo: Abwaanada Qaranka Ogaadeniya Rooda Ibrahim (Roda Afjano) & Shirkii Minnesota.

Daawo: Abwaanada Qaranka Ogaadeniya Rooda Ibrahim (Roda Afjano) & Shirkii Minnesota.

Waxaad kusoo dhawaataan Sugaan Halgameed qiimo badan oo ay Abwaanad Rooda Ibraahim Cabdi Guray Rooda Afjano ay kusoo bandhig tay shirkii Jaaliyada Ogaadeniya Minnesota. Abwaanada […]

 
 

Deg-Deg: Shaqo Joojin Ka Hir Gashay Saaka Dhamaan Dhulka Oromada.

Deg-Deg: Shaqo Joojin Ka Hir Gashay Saaka Dhamaan Dhulka Oromada.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Adiss Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa waxay sheegayaan in guud ahaan ba dhulka Oromiya uu ka dhaqan galay shaqo […]

 
 

Daawo: Agaasimaha DP World oo Ku Gacan Saydhay Hadal Kasoo Yeedhay Xukuumada Soomaliya.

Daawo: Agaasimaha DP World oo Ku Gacan Saydhay Hadal Kasoo Yeedhay Xukuumada Soomaliya.

Agaasimaha Shirkadda DP World Suldaan Ahmed Bin Suleymaan ayaa carabka ku dhuftay hadalkii ka soo yeedhay dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in heshiiskii saddex geesoodka […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya Ee Nagoduches Wadanka Maraykanka oo Qabatay Maalintii Xasuuqa Ogadeniya

Jaaliyada Ogadeniya Ee Nagoduches Wadanka Maraykanka oo Qabatay Maalintii Xasuuqa Ogadeniya

Waxaa xaflad loogu baroor diiqayay maalinta xasuuqa Ogadeniya lagu qabtay gobolka Taxes ee wadanka Maraykanka gaar ahaana faraca Nagodoches, kulan ayaa waxaa soo abaabulay jaaliyada […]

 
 

TPLF’s Ignominious Defeat With its ‘346’ Puppets Didn’t Stop It from Licensing Its Agents to Continue with State-Terrorism. By Denboba Natie,

TPLF’s Ignominious Defeat With its ‘346’ Puppets Didn’t Stop It from Licensing Its Agents to Continue with State-Terrorism. By Denboba Natie,

TPLF’s Ignominious Defeat With its ‘346’ Puppets Didn’t Stop It from Licensing Its Agents to Continue with State-Terrorism. By Denboba Natie, March 4, 2018 During […]

 
 

Deg Deg: Dagaal Culus oo Maleeshiyaadka Gumaysiga Udhaxeeya oo Ambo Kasocda.

Deg Deg: Dagaal Culus oo Maleeshiyaadka Gumaysiga Udhaxeeya oo Ambo Kasocda.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ambo ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya in dagaal la isku riiqday uu habeenimadii xalay ahaa kadhacay magaalada Ambo, waxaana lasheegayaa […]

 
 

Kooxda EPRDF oo Isku Mari La Qofka Raysal-wasaare Noqondoona.

Kooxda EPRDF oo Isku Mari La Qofka Raysal-wasaare Noqondoona.

Kadib is casilaadii Raysal-wasaarihii maqaarsaarka ahaa ee Itoobiya Hailemariam Desaleng wuxuu jahawareer siyaasadeed kudhacay kooxda miirashada dhiiga shacabka u heshiisay ee EPRDF, kuwaas oo kabixi […]

 
 

Qarax Kadhacay Ambo & Kacdoonadii Shacabka oo Oromia Kasiisocda.

Qarax Kadhacay Ambo & Kacdoonadii Shacabka oo Oromia Kasiisocda.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ambo ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya in ciidanka sirdoonka wayaanuhu ay bam gacmeed kutuureen goob lagu caweeyo oo kutaala gudaha […]

 
 

Shirkii Bilaha Ahaa ee Faraca M-Xoriyo Xerada Ifo oo maanta Qabsoomay Shahaadooyina Lagu Bixiyay.

Shirkii Bilaha Ahaa ee Faraca M-Xoriyo Xerada Ifo oo maanta Qabsoomay Shahaadooyina Lagu Bixiyay.

Xubnaha faraca muftaaxul xoriyo ee Ifo ayaa maanta oo axad ahayd tariikhduna kubeegnayd 4/2/2018 isugu yimid kulan ballaadhan oo si heer sare ah loosoo Agaasimay. […]

 
 

Ethiopia: At least six killed in protest that ensues decree of state of emergency.

Ethiopia: At least six killed in protest that ensues decree of state of emergency.

Residents of towns in the Oromo region used rocks and burning tires to block roads and shut down transportations and businesses as soon as Ethiopia’s […]

 
 

Shir Heer Sare Ah Oo Lagu Qabtay Minnesota.

Shir Heer Sare Ah Oo Lagu Qabtay Minnesota.

Shir balaadhan oo aan loo kala hadhin ayaa lagu qabtay magaalada Minnesota ee dalka maraykanka. Shirkan ayaa waxaa soo abaabulay Jaaliyadda Ogaadeenya ee dalka Maraykanka […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Germany Faraca Hessen oo Xusay Maalinta Xasuuqa Ogaadeniya.

Jaaliyada Ogaadeniya Germany Faraca Hessen oo Xusay Maalinta Xasuuqa Ogaadeniya.

Jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Germany gaar ahaana Faraca Hessen ayaa waxay isugu yimaadeen xaflad lagu maamuusayay Maalintii Xasuuqa Ogaadeniya oo sanad walba bisha labaad laga […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay