Archive for: March, 2018

Kacdoono Waawayn oo Itoobiya Kadhacay & Khasaare Kadhashay.

Kacdoono Waawayn oo Itoobiya Kadhacay & Khasaare Kadhashay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in qaybo badan oo wadanka kamid ah ay gil gileen kacdoono shacab oo waawayn, waxaana lasoo […]

 
 

Dhalinta Oromada Ee Qeeroo oo Kubaaqday Kacdoon Cusub.

Dhalinta Oromada Ee Qeeroo oo Kubaaqday Kacdoon Cusub.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ururka dhalinyarada Oromada ee QEEROO looyaqaano ay kubaaqeen kacdoono hor leh oo taliska wayaanaha lagaga […]

 
 

Amnesty International oo Kahadashay Xaalada Bini’aadan Nimo Ee Itoobiya.

Amnesty International oo Kahadashay Xaalada Bini’aadan Nimo Ee Itoobiya.

Hay’ada caalamiga ah ee xuquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa siwayn udhaliishay baarlamaan kusheega wayaanaha oo ciidanka gumaysiga uxalaaleeyay xasuuqa shacabka aan isdifaaci karin. War […]

 
 

Daawo: Ana Gomes oo Cadho Kala Duldhacday Woyaanaha.

Daawo: Ana Gomes oo Cadho Kala Duldhacday Woyaanaha.
 
 

Xiisada Ka Aloosan Kongo oo 33 Qof Ay Ku Dhinteen.

Xiisada Ka Aloosan Kongo oo 33 Qof Ay Ku Dhinteen.

In ka badan 33 qof ayaa lagu dilay dagaal cusub oo ka qarxay dalka Jamhuuriyada Dimuquraadiga Kongo oo u dhexeeya qowmiyadaha Hema iyo Lendu oo […]

 
 

Canada oo Diidan Canshuuraha uu Mareykanku Soo Rogey.

Canada oo Diidan Canshuuraha uu Mareykanku Soo Rogey.

Ra’iisul-wasaaraha dalka Canada, Justin Trudeau ayaa gaashaanka ku dhuftay go’aanka madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump uu ku sheegay in uu canshuur dhan 25% ku kordhinayo […]

 
 

Deg Deg: Mawjado Kacdoono Ah oo Ka Qarxay Magaalooyin Badan oo Kamida Gobolka Oromada.

Deg Deg: Mawjado Kacdoono Ah oo Ka Qarxay Magaalooyin Badan oo Kamida Gobolka Oromada.

Mudaaharaado lagaga soo horjeedo gumaysiga Itoobiya ayaa wuxuu ka qarxay meelo badan oo kamida gobolka Oromada waxaana kamida magaalooyinka iyo tuulooyinka kala xidhan Burayu, Ginchi, Ambo, […]

 
 

Daawo: ILAYS TV oo Waraysi Layeeshay Col. Ali Sigad Samire.

Daawo: ILAYS TV oo Waraysi Layeeshay Col. Ali Sigad Samire.

Kusoo dhawaada waraysi xiiso badan oo uu bixiyay Kornel Cali Simire Sigad, oo ah aqoonyahan sifiican ula socda arimaha Itoobiya iyo geeska Africa. ONA.

 
 

Dabaaldagii Xuska Cadwa oo Isubadashay Mudaharaad TPLF Lagu Diidan Yahay.

Dabaaldagii  Xuska Cadwa oo Isubadashay Mudaharaad TPLF Lagu Diidan Yahay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in xaflad ladoonayay in lagu xuso maalintii Itoobiya ay Jabisay gumaystihii Talyanga […]

 
 

Ethiopia: MPs’ decision to approve state of emergency disappointing and irresponsible.

Ethiopia: MPs’ decision to approve state of emergency disappointing and irresponsible.

(Amnesty International) — Commenting shortly after the Ethiopian parliament approved the state of emergency declaration in full this morning, Amnesty International’s Secretary General Salil Shetty […]

 
 

Baarlamaan Kusheega Wayaanaha oo Ansixiyay Xukunkii Deg Dega Ahaa & Rabshado Kadhashay.

Baarlamaan Kusheega Wayaanaha oo Ansixiyay Xukunkii Deg Dega Ahaa & Rabshado Kadhashay.

Sida aan lawada soconay baarlamaan kusheega wayaanaha ayaa maalin nimadii shalay oo Jumce ahayd ansixiyay soojeedintii golaha wasiirada ee xukuumada wayaanaha ee ahayd in shacabka […]

 
 

Ethiopia: – Disguising ‘Military Coup D’état’ With the State of Emergency Is the Last Card TPLF’s.

Ethiopia: – Disguising ‘Military Coup D’état’ With the State of Emergency Is the Last Card TPLF’s.

By Denboba Natie, March 02, 2018 The unexpected resignation of Ethiopia’s PM Hailemairan Desalegn (HMD) on the 15th of February 2018; and the subsequent declaration […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah oo Gabdho Ree Ogadenia Ah Ay Qaadayaan.

Daawo: Hees Wadani Ah oo Gabdho Ree Ogadenia Ah Ay Qaadayaan.

Waxaad kusoo dhawaataan hees wadani ah oo lagu guubaabin hayo shacabka Ogaadeniya ee dagaalka kula jira gumaysiga Itoobiya. Heestan waxaa inoogu luuqaynaya Gabdho reer Ogaadeniya […]

 
 

Faallo: Albaabkii Isbadalka Geeska Afrika ee London Kafurmay 24 Feb, Maxaa Laga Fahmi karaa? By: Xaaji.

Faallo: Albaabkii Isbadalka Geeska Afrika  ee London Kafurmay 24 Feb, Maxaa Laga Fahmi karaa? By: Xaaji.

BISMILLAAH- Akhyaarta sharafta leh ee ku xidhan Qoraaladayda waxay maanta ila wadaagayaan mawduuc ku cusub saaxada halgamada lagaga soo horjeedo kooxda kaligood cunayaasha ah ee […]

 
 

Daawo.Ogaysiis:Jaaliyada Ogadenia oo Shir ugu Qaban shacabka Somaliyeed Ontario.

Daawo.Ogaysiis:Jaaliyada Ogadenia oo Shir ugu Qaban shacabka Somaliyeed Ontario.

Waxaa  ka socda deegaano kamid ah Gobalka  Ontario ee  wadanka Canada Shir ay abaabuleyso Jaaliyada Ogadenia ee wadankasi Canada, Shirkan ayaa  ku saabsan isbadalka haatan […]

 
 

Shan askari oo lagu dilay weerar ka dhacay Mandera.

Shan askari oo lagu dilay weerar ka dhacay Mandera.

Koox hubeysan ayaa xalay weerartay saldhig ay leeyihiin ciidammo katirsan booliska dalka Kenya, kuwaa oo ku sugnaa tuulada Fino ee Mandera. Weerarka oo dhacay gelinkii […]

 
 

Deg-Deg: Barlamaan Ku Sheega Gumaysiga Itoobiya oo Ansixiyay Xukunkii Dag daga Ahaa.

Deg-Deg: Barlamaan Ku Sheega Gumaysiga Itoobiya oo Ansixiyay Xukunkii Dag daga Ahaa.

Wararka haatan naga soo gaadhaya xarunta Gumaysiga Itoobiya ee magaalada Adiss Ababa ayaa sheegaya in Baarlamaan ku sheega Gumaysiga Itoobiya uu Maanta Ansixiyay xukun dag […]

 
 

Xiisad Kataagan Gobolka Gambella & TPLF oo Kawal Washan.

Xiisad Kataagan Gobolka Gambella & TPLF oo Kawal Washan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gambella ee xarunta Gobolka Gambella ayaa sheegaya in ay jirto xiisad xun oo udhaxaysa dadka deegaanka oo dhanac ah iyo […]

 
 

Kooxda TPLF oo Siyaasiyiinta Oromia Xidh Xidhay & Xaalka oo Siimurgay.

Kooxda TPLF oo Siyaasiyiinta Oromia Xidh Xidhay & Xaalka oo Siimurgay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in kooxda xukunka marooqsatay ee TPLF ay bilowday in ay xidh xidhaan siyaasiyiinta kasoo horjeeda qaabka […]

 
 

Daawo: Sh Musdhafe Xaaji & Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sh Musdhafe Xaaji & Muxaadarada Jumcaha.

Daawadayaal kusoo dhawaada muxaadaro aad uqiimo badan iyo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil. ONA.

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay