Archive for: March, 2018

Amnesty International oo Warqad Furan udirtay Baarlamaanka Itoobiya.

Amnesty International oo Warqad Furan udirtay Baarlamaanka Itoobiya.

Xoghayaha guud ee hay’ada caalamiga ah ee xuquuqda aadamaha Amnesty International ayaa fariin adag udirtay baarlamaan ku sheega xukuumada wayaanaha. Amnesty International ayaa ugu baaqday […]

 
 

Afghanistan: Madaxweyne Ghani oo codsi heshiis u Diray Dagaal Yahanada Taliban.

Afghan President Ashraf Ghani prays during a peace and security cooperation conference in Kabul, Afghanistan June 6, 2017.EUTERS/Omar Sobhani

Madaxweynaha dalka Afghanistan Ashraf Ghani ayaa Arbacadii soo saaray Bayaan ku socda Talibanka oo loogu baaqay wadahadal, wuxuuna Madaxweynuhu sheegay in uu kooxdaasi u aqoonsan […]

 
 

Ethiopia: MPs Must Put Human Tights at Heart of state of Emergency debate.

Ethiopia: MPs Must Put Human Tights at Heart of state of Emergency debate.

The Ethiopian parliament must ensure the new state of emergency does not further constrict the already narrowing freedom of expression, assembly and association in the […]

 
 

Ururka Haweenka Ogaadeniya (UHO) Faraca Gaarisa oo Kulan koodii Caadiga Ahaa Isugu Yimid.

Ururka Haweenka Ogaadeniya (UHO) Faraca Gaarisa oo Kulan koodii Caadiga Ahaa Isugu Yimid.

Waxaa kulan koodii caadiga ahaa isugu yimaaday ururka haweenka Ogaadeniya (UHO) faraca Magaalada Gaarisa waqooyi bari kenya, kulan kaas ayaa waxaa kasoo qayb galay qaybaha […]

 
 

Daawo: Wararkii & Warbixinadii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

Daawo: Wararkii & Warbixinadii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya lagu soo qaatay iyo warbixinadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. […]

 
 

Qubanaha Wararka Soomaalida Ogadenya.

Qubanaha Wararka Soomaalida Ogadenya.

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Ogadeniya gaar ahaan Xarunta Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya (JWXO) ayaa waxay sheegaysaa dil iyo gibir hor leh oo lagu […]

 
 

Isfahan La’aan Ka Dhalatay Cidii Raysal Wasaare Itoobiya U Noqon Lahayd.

Isfahan La’aan Ka Dhalatay Cidii Raysal Wasaare Itoobiya U Noqon Lahayd.

Wararka nasoo gaadhaya ayaa waxay sheegayaan in wali kooxda xukuumada Woyaanuhu ay isku khilaafsan yihiin cidii raysal wasaare wadanka ka noqon lahayd sidoo kale na […]

 
 

Lacagtii Adkayd oo Wadanka Gumaysiga Itoobiya Laga La Yahay.

Lacagtii Adkayd oo Wadanka Gumaysiga Itoobiya Laga La Yahay.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha magaalada Addiss Ababa ayaa waxay sheegayaan in ay ku yaraatay wadanka Itoobiya Lacagtii Adkayd, waxaana la sheegayaa in doolarku aad […]

 
 

Holland oo Joojisay Tababaradii Ay Siin Jirtay Ciidanka Soomaaliya.

Holland oo Joojisay Tababaradii Ay Siin Jirtay Ciidanka Soomaaliya.

Wasaarada Difaaca ee dalka Holland ayaa sheegtay inay joojineyso mashruucii tababarada khaaska ah oo ay siin jireen saraakiisha ciidamada dowlada Federaalka Soomaaliya. Mashruucan oo qeyb […]

 
 

Ethiopia: Regime military, security threaten MPs who may vote against martial law.

Ethiopia: Regime military, security threaten MPs who may vote against martial law.

TPLF army generals as well security and intelligence personnel had visited houses of MPs from door to door, threatening members of Ethiopia‚Äôs rubber stamp parliament […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay