Archive for: March, 2018

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ilays tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo warbixinadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Jabhada ONLF & Shacabka S,ogadenia oo Isku Si U Arka Magacowga Abiye Axmed.

Jabhada ONLF & Shacabka S,ogadenia oo Isku Si U Arka Magacowga Abiye Axmed.

Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia JWXO iyo shacabka lagumaysto ee Soomaalida Ogadenia ayaa isku aragti kaqaatay magacowga ninka lasheegay in uu wadanka gumaysiga Itoobiya kanoqon doono […]

 
 

Shacabka & Siyaasiyiinta Itoobiya oo Kajawaabay Magacowgii Abiye Axmed.

Shacabka & Siyaasiyiinta Itoobiya oo Kajawaabay Magacowgii Abiye Axmed.

Kadib markii kooxda sheegata in ay wadanka maamusho ee EPRDF ay sheegeen in ay Raysal-wasaaraha cusub ee wadanka udoorteen Dr. Abiye Axmed oo dhalasho ahaan […]

 
 

Qarax Balaadhan oo Magaalada Muqdisho Kadhacay.

Qarax Balaadhan oo Magaalada Muqdisho Kadhacay.

Laba ruux ayaa ku dhaawacantay qarax ka dhashay miino la sheegey in lagu xiray gaari noocyada yar yar ee sida gaarka ah ay dadku adeegsadaan, […]

 
 

Imaaraadka oo Qadar Ku Eedeeyay In Ay Diyaaradahooda Cabsi Galiyeen.

Imaaraadka oo Qadar Ku Eedeeyay In Ay Diyaaradahooda Cabsi Galiyeen.

Dowlada Imaaraatika ayaa mar kale soo saartay digniin ku socotay dowlada Qatar oo ay ku eedeysay in khal khal ku heyso duulimaadka shirkadaha diyaaradaha ee […]

 
 

Somaliya oo Dacwad Ka Gudbisay Dhismaha Saldhiga Imaaraatka ee Berbera.

Somaliya oo Dacwad Ka Gudbisay Dhismaha Saldhiga Imaaraatka ee Berbera.

Dowlada Soomaaliya ayaa shalay si rasmi ah Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ugu gudbisay dacwad ka dhan ah dowlada Imaaraatka oo la sheegay in ay […]

 
 

Jaaliyada Ogadeniya Ee Sucuudiga oo Kulan Heer Sare Isugu timid & Madaxda JWXO oo Ka Qayb Gashay.

Jaaliyada Ogadeniya Ee Sucuudiga oo Kulan Heer Sare Isugu timid & Madaxda JWXO oo Ka Qayb Gashay.

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya ee Boqortooyada Sucuudi Arabia Ayaa waxay isugu yimaaday kulan si wayn loosoo Agaasimay oo ay kasoo qayb galeen madax ka socota Jabhada […]

 
 

Warayisgii Gudoomiye Kuxigeenka ONLF Dr Maxamed Ismaaciil Oo Dhamaystiran

Warayisgii Gudoomiye Kuxigeenka ONLF Dr Maxamed Ismaaciil Oo Dhamaystiran

Gudoomiye kuxigeenka Jahbada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya Dr Maxamed Ismaaciil Cumar ayaa siiyey Ilays Tv Waraysi Xiisabadan oo Dhinacyo Badan uu kaga xog waramay xaalada Qasan […]

 
 

Deg Deg: Kooxda EPRDF oo Magacowday Raysal-wasaare & Jawaabo Laga Bixiyay.

Deg Deg: Kooxda EPRDF oo Magacowday Raysal-wasaare & Jawaabo Laga Bixiyay.

Kooxda EPRDF ee sida magac uyaalka ah ushaqaysa ayaa qoomiyada kacdoonada wada ee Oromada kumatatarisay raysal-wasaarihii la isku mariwaayay ee mudada dheer lamagacaabi waayay. Sida […]

 
 

Shacabka Tigreega oo Noqday Kuwa Ugu Qixitaanka Badan Dadka Itoobiya.

Shacabka Tigreega oo Noqday Kuwa Ugu Qixitaanka Badan Dadka Itoobiya.

Laanta Qaramada Midoobay QM uqaabilsan qoxootiga ee UNHCR ayaa Website ay maamusho kusoo daabacday warbixin dheer oo ay kaga warbixinayaan qoxootiga siikordhaya ee qoomiyada woqooyiga […]

 
 

Human Right Watch (HRW) Xukuumada Wayaanaha Dhaliishay.

Human Right Watch (HRW) Xukuumada Wayaanaha Dhaliishay.

Hay’ada xuquuqda aadamaha udooda ee Human Raght Watch (HRW) ayaa soosaartay warbixin aad udheer oo ay kaga warbixisay dhibaatooyinka aan xadka lahayn ee Itoobiya kasocda […]

 
 

Xildhibaan ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed oo Muqdisho lagu dilay.

Xildhibaan ka tirsan Maamulka Koofur Galbeed oo Muqdisho lagu dilay.

Xildhibaan ka tirsan Maamulk Koofurt-Galbeed ayaa lagu dilay Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya Xildhibaanka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Ruqiyo Abshir oo ka mid […]

 
 

Deg Deg: Saraakiil Xukuumada Wayaanaha Katirsanaa oo Maraykanka Isu Dhiibay.

Deg Deg: Saraakiil Xukuumada Wayaanaha Katirsanaa oo Maraykanka Isu Dhiibay.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in dalka Maraykanka iska dhiibeen saraakiil sar sare oo katirsanaa kooxda Axmaarada ah […]

 
 

Booqashadii Kim Jong Un ee dalka Shiinaha

Booqashadii Kim Jong Un ee dalka Shiinaha

  Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa dib ugu noqday kadib safar hal maalin qaatay oo uu ku tagay dalka ay jaarka iyo xulafada […]

 
 

Daawo: Mudaaharaadkii Ka Dhacay Melbourne Ee Lagaga Soo Horjeeday Taliska Woyaanaha.

Daawo: Mudaaharaadkii Ka Dhacay Melbourne Ee Lagaga Soo Horjeeday Taliska Woyaanaha.

Sida aad wararkaa nagii hore ku daawateenba waxaa ka dhacay wadanka Australia magaalada Melbourne mudaaharaad balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada Oromia iyo Jaaliyada […]

 
 

Deg Deg: Dibadbaxyo Wayaanaha Lagaga Soohorjeedo oo Australia Kasocda.

Deg Deg: Dibadbaxyo Wayaanaha Lagaga Soohorjeedo oo Australia Kasocda.

Maanta oo Talaado ah taariikhduna ay kubeegantahay 27/3/18 waxaa magaalada Melbon wadanka Australia ka socda Mudaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo dhaqanka xun ee xukuumada […]

 
 

Dad Magac & Miisaan Leh oo Magaalada Bahardar Lagu Xidhxidhay.

Dad Magac & Miisaan Leh oo Magaalada Bahardar Lagu Xidhxidhay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ciidanka wayaanuhu ay xabsiga dhigeen qaar kamid ah dadka ugu magaca wayn […]

 
 

Bam Ku Qarxay Magaalada Debratabore & Ciidanka Wayaanaha oo Labeegsanayo.

Bam Ku Qarxay Magaalada Debratabore & Ciidanka Wayaanaha oo Labeegsanayo.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Debratabore ee Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya weerar dhimasho iyo dhaawacba gaystay oo kadhacay gudaha magaalada halkaas oo xiisad aad uxoogan […]

 
 

Dab Qabsaday Suuq Ku Yaala Ruushka oo 64 Qof Ay Ku Dhinteen.

Dab Qabsaday Suuq Ku Yaala Ruushka oo 64 Qof Ay Ku Dhinteen.

Ruushka ayaa sheegay in ugu yaraan 64 qof ay naftooda ku waayeen, kadib markii suuq ku yaala magaalada Kemerovo uu dab ka kacay. Wali waxaan […]

 
 

Xiisadda Ruushka & Reer Galbeedka oo Cirka Isku Shareertay.

Xiisadda Ruushka & Reer Galbeedka oo Cirka Isku Shareertay.

Sida ay warbaahinta caalamku sheegayaan 18 waddan oo ay ku jiraan Maraykanka, Canada iyo waddamada Midowga Yurub (EU) ayaa sheegay in ay waddamadooda ka caydhiyaan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay