Archive for: March, 2018

Daawo: Wararkii kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogadeniya Ilays tv.

Daawo: Wararkii kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogadeniya Ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo wararkii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Many Detained by The Army As Crackdown Intensifies In VariosCities Across Ethiopia, Among Them Recently Released Politicians And Journalist.

Many Detained by The Army As Crackdown Intensifies In VariosCities Across Ethiopia, Among Them Recently Released Politicians And Journalist.

Addis Abeba, March 26/2018 – In what appears to be a fresh round of crackdown by the army under the auspices of the command post […]

 
 

Xubnaha Golaha Dhexe Ee JWXO Ee Qaarada Yurub oo Kulmay.

Xubnaha Golaha Dhexe Ee JWXO Ee Qaarada Yurub oo Kulmay.

Xubnaha Golaha Dhexe ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenia, ee kahowl gala qaarada Yurub ayaa isugu yimid kulan aad muhiim u ah oo dhinaca khadka isgaadhsiinta […]

 
 

Deg Deg: Dhalinyaro Gadooday oo Duurka Gashay Gobolka Shiniile.

Deg Deg: Dhalinyaro Gadooday oo Duurka Gashay Gobolka Shiniile.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Shiniile ee galbeedka wadanka Ogadenia ayaa sheegaya kacdoon shacab oo lagaga soo horjeedo taliska wayaanaha oo kabilowday deegaano kamid ah […]

 
 

Deg Deg: Taliska Wayaanaha oo Dib Uxidhxidhaya Maxaabiistii Dhawaan Lasiidaayay.

Deg Deg: Taliska Wayaanaha oo Dib Uxidhxidhaya Maxaabiistii Dhawaan Lasiidaayay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu taliska wayaanuhu kalaabtay balanqaadkiisii ahaa in ay siidaynayaan maxaabiista siyaasada […]

 
 

Khalkhalkii Wayaanaha oo Batay & Internet-kii oo Wali Xidhan.

Khalkhalkii Wayaanaha oo Batay & Internet-kii oo Wali Xidhan.

Wararka aan kahelayno wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in khalkhalkii kooxda TPLF, uu gaadhay heer waali ah oo ay adagtahay in wax laga qabto ama […]

 
 

Maxaabiista Itoobiya oo Siwayn Looga Dayrinayo.

Maxaabiista Itoobiya oo Siwayn Looga Dayrinayo.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay xaalad adag kusugan yihiin maxaabiista cusub ee kooxda talada wadanka loogacan galiyay ay bilihii […]

 
 

Shan Qof oo Ku Dhimatey Qarax Ka Dhacay Muqdisho.

Shan Qof oo Ku Dhimatey Qarax Ka Dhacay Muqdisho.

Qarax xooggan ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan meel ku dhaw isgoyska Sayidka oo ay bar koontarool ku leeyihiin ciidamada Madaxtooyada, halkaas oo aan […]

 
 

Puigdemont: Madaxwaynihii Hore ee Catalonia oo La Xidhay.

Puigdemont: Madaxwaynihii Hore ee Catalonia oo La Xidhay.

Hoggaamiyihii hore ee Catalonia, Carles Puigdemont, ayaa lagu xidhay dalka Jarmalka, sida uu qareenkiisu sheegay. Waxaa la qabtay xilli uu ka yimid Denmark, kuna sii […]

 
 

Ururka Dhalinyarada OYSU Faraca IFO oo Maanta Kulan Muhiima Isugu Yimid.

Ururka Dhalinyarada OYSU Faraca IFO oo Maanta Kulan Muhiima Isugu Yimid.

Maalinimadii maanta ahayd taariikhduna kubeegnayd 25-03-18 waxaa xerada IFO ee Deegaanka Dhadhaab kulankoodii caadiga ahaa isugu yimid xubnaha Ururka midawga dhalinyarada & Ardayda S.Ogadenia ee […]

 
 

Shirkii Caadiga Ahaa Ee Faraca Iftin oo Xagardheer Kaqabsoomay.

Shirkii Caadiga Ahaa Ee Faraca Iftin oo Xagardheer Kaqabsoomay.

Maanta oo taariikhdu ay kubeegantahay 25/3/18 waxaa xerada qoxootiga Xagardheere kaqabsoomay shirkii caadiga ahaa ee faraca Iftin, kaas oo bishiiba mar qabsooma. Shirka ayaa furmay […]

 
 

Maalinta Xasuuqa Ogadenia oo Dhagaxlay Laga Xusay.

Maalinta Xasuuqa Ogadenia oo Dhagaxlay Laga Xusay.

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 25/3/18 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay kaqabsoomay xaflad balaadhan oo lagu maamuusayay xaska maalinta xasuuqa Ogadenia. Xafladan oo aad […]

 
 

Jaaliyada Ogadenia Ee Sucuudiga & Madax Ka Tirsan JWXO oo Shir Heer Sare Ah Qabtay.

Jaaliyada Ogadenia Ee Sucuudiga & Madax Ka Tirsan JWXO  oo Shir Heer Sare Ah Qabtay.

Xubnaha Jaaliyada Ogadenia ee wadanka boqortooyada Sucuudiga ayaa isugu yimid kulan aad uheer sareeyay oo ay kasoo qayb galeen inta badan xubnaha Jaaliyada iyo qaar […]

 
 

Xaflada (Habeenka Fanka iyo Abwaanada jwxo) Golaha Wadatashiga Mandad-1 ee jwxo

Xaflada (Habeenka Fanka iyo Abwaanada jwxo) Golaha Wadatashiga Mandad-1 ee jwxo

Xaflad si heersare ah loo soo agaasimay ayaa xalay oo Axad ahayd bishuna ku beegnayd 25/03/2018 ka dhacday  GWM-1 oo ah  Gole wayn oo ay xubnaha JWXO […]

 
 

Degmada Mooyale oo Ciidankii Agaziga Laga Saaray, Sababta?

Degmada Mooyale oo Ciidankii Agaziga Laga Saaray, Sababta?

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Moyale ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya in gabi ahaanba ciidankii Agaziga laga saaray gudaha magaalada Moyale ee dhacda xuduuda Kenya […]

 
 

Siyaasada Arimaha Dibada Ee Itoobiya oo Dhulka Kudhacday.

Siyaasada Arimaha Dibada Ee Itoobiya oo Dhulka Kudhacday.

Wariyaha Wakaalada Wararka Ogadenia ONA uga faalooda arimaha siyaasada ayaa sheegaya in siyaasadii arimaha dibada ee Itoobiya ay guud ahaan caalamka kagaadhay meeshii ugu hoosaysay […]

 
 

Ethiopian Instability Could Have Huge Security, Humanitarian Impact on Kenya,

Ethiopian Instability Could Have Huge Security, Humanitarian Impact on Kenya,

Over 9,000 Ethiopians, many of them women and children, have fled into Kenya’s Marsabit County over the last ten days, escaping ongoing Ethiopian military attacks. […]

 
 

Kumanaan kale oo ka qaxaya bariga Ghouta ee Dalka Suuriya.

Kumanaan kale oo ka qaxaya bariga Ghouta ee Dalka Suuriya.

Kumanaan kamid ah shacabka Suuriya ayaa isu diyaarinaya inay ka ambabaxaan qeyb kale oo kamid ah goobaha ay maamulaan mucaaradka ee bariga Ghouta. Magaalooyinka Zamalka, […]

 
 

Ethiopia’s uncertain political future By Deutsche Welle .

Ethiopia’s uncertain political future  By Deutsche Welle .

For over three years, a wave of political unrest in Ethiopia, particularly in the Oromia regional state, has plunged the country into a deep political […]

 
 

Deg Deg: Shirkii EPRDF oo Burburay & Khilaaf Cusub oo Abuurmay.

Deg Deg: Shirkii EPRDF oo Burburay & Khilaaf Cusub oo Abuurmay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu gabi ahaanba burburay shirkii kooxda magac uyaalka ah ee EPRDF […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay