Daawo: Gabay Wadani Ah Jaaliyada Ogaadeniya Ee Al Xasa Sacudi Arabia.
Daawadayaal kusoo dhawaada mid kamid ah suugaanteenii Sabtida iyo Gabay qiimo badan. Hoos ka daawo. ONA.
Daawadayaal kusoo dhawaada mid kamid ah suugaanteenii Sabtida iyo Gabay qiimo badan. Hoos ka daawo. ONA.
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in guud ahaan wadanka laga waayay dawooyinkii ay dadwaynuhu ubaahnaayeen, taas oo sida lasheegayo keentay dhibaatooyin […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in xukuumada wayaanuhu ay aduunka waydiisatay lacago badan oo deeq iyo daynba […]
/ Warar /
Boolis hubeysan ayaa dilay nin looga shakisan yahay inuu saddex qof ku toogtay koofurta dalka Faransiiska. Ninkan hubeysan ayaa afduubtay gaadhi, kaddibna ula dhaqaaqay supermarket […]
/ Warar, Wararka Yurub /
Dowladda Ruushka ayaa sheegtay in Midowga Yurub ay wadaan olole ka dhan ah Ruushka taasi oo ay huriyeen Britain iyo Mareykanka. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee […]
/ Warar, Wararka Yurub /
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa baddalay la taliyihiisii dhanka ammaanka qaranka oo noqonaya kii ugu dambeeyey saraakiil sar sare oo ka mid ah maamulkiisa oo […]
Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo warbixinadii lagusoo qaatay. Hoos ka daawo. ONA.
Waxaa maanta oo Jumce ah abaare 10:00 subaxnimo magaalada Brussels ee wadanka Belgium ka furmay shir balaadhan oo ay yeesheen dadyowga aan dowladaha lahayn ee […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in ay shaqadoodii waayeen 38 sargaal oo Itoobiyaan ah oo […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in kooxda magac uyaalka ah ee EPRDF ay gorada iskula jiraan kuna […]
/ Warar /
Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia (ONA) ayaa muujinaysa in ay gabi ahaanba istaagtay howshii xukuumada wayaanuhu ay kawaday biyo xidheenkii wadabi […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya dhulka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in xasilooni la’aantii Gobolka kajirtay ay kusii fiday meelo badan oo dhulka ay xabashidu […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in Safaarada wadanka Maraykanka ee Addis Ababa ay soosaartay digniin kusucota muwaadiniinta […]
/ Warar /
Qarax culus ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo qaraxa uuradiisa oo cirka isku shareertay laga arkayey meelo fog- fog oo Gobolka Banaadir ka mid ah. […]
/ Warar /
Dowlada India ayaa sheegtay in shan askari oo kamid ah ciidamadooda lagu dilay iska hor imaad ka dhacay dhulka kaymaha ah ee Kupwara oo ku […]
Waxaa maanta oo Khamiis ah taarikhduna kubeegantahay 22/03/218 shirwayne isugu yimid ururka Culimada somalida Ogadenia UCSO laantiisa IFO waxayna shirkan kudoorteen maamul cusub . Shirkan […]
/ Warar /
Waxaa magaalada Musawac ee dalka Eritrea ka qabsoomay, shir si heer sare ah ay usoo abaabuleen jaaliyada Somalida Ogadeniya ee xerada qaxootiga ee Emukulu wadanka Eritrea, […]
Xildhibaan katirsan Baarlamaanka wadanka Maraykanka ayaa bartiisa Twitter ka kusoo qoray in qaraarkii xukuumada wayaanaha kadhanka ahaa ee mar hore baarlamaanka Maraykanka lahorgeeyay laga doodi […]
/ Warar /
Afhayeen u hadlay waxa loogu yeedho Common Post ee sida sharcidarada ah umaamula wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in wadanku uu galay qaqalaase xoogan oo […]
/ Warar /
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)