Archive for: April, 2018

Maxmed Mursal oo loo doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya.

Maxmed Mursal oo loo doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya.

Doorasho xiiso badan oo xildhibaannadu labo wareeg oo codeyn ah mareen ayaa ugu danbeyntii waxaa ku guuleystay guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo […]

 
 

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Magaalada Edmonton oo Maamulkeedii isbedel Lagu Sameeyey

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeeniya ee Magaalada Edmonton oo Maamulkeedii isbedel Lagu Sameeyey

Shir si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa wuxuu ka dhacay xafiiska jaaliyada Edmonton ew wadanka Canada, shirkan ayaa waxaa lagu doortay maamulkii hagi […]

 
 

Ciidamada Geesiyada ah ee JWXO oo Dhar Baaxo Ku Dhuftay kuwa Gumaysiga Itoobiya.

Ciidamada Geesiyada ah ee JWXO oo Dhar Baaxo Ku Dhuftay kuwa Gumaysiga Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana xarunta dhexe ee JWXO ayaa waxay sheegayaan dagaal adag oo ku dhex maray ciidamada Jabhada Wadaniga Xoraynta […]

 
 

Doorashadii Guddoonka Golaha Shacabka oo Bilaabatay iyo Tirinta Codadka oo Socota.

Doorashadii Guddoonka Golaha Shacabka oo Bilaabatay iyo Tirinta Codadka oo Socota.

Xarunta Golaha Shacabka waxaa goor dhaw ka bilaabatay doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka kaddib markii 9 bisha April uu xilka ka degay guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka […]

 
 

Daawo: Shirkii International Journalist Fastival Ee Lagu Qabtay Talyaaniga & Qudbadii Abdirahman Maadey.

Daawo: Shirkii International Journalist Fastival Ee Lagu Qabtay Talyaaniga & Qudbadii Abdirahman Maadey.

Waxaad kusoo dhawaataan shirkii caalamiga ahaa ee International Journalist Fastival ee lagu qabtay wadanka talyaaniga kaasoo qudbad qiimo badan uu ka jeediyay madaxwayne ku xigeenka […]

 
 

Itoobiya oo Laga Waayay Bur & Miciishada oo Sare usii kacaysa.

Itoobiya oo Laga Waayay Bur & Miciishada oo Sare usii kacaysa.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in guud ahaan wadanka gumaysiga laga waayay raashinka burka ama daqiiqda looyaqaano, […]

 
 

Xiisad Ka Taagan Xuduuda Axmaarada & Tigrayga iyo Saraakiil Lagu Dabo Jiro.

Xiisad Ka Taagan Xuduuda Axmaarada & Tigrayga iyo Saraakiil Lagu Dabo Jiro.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in xiisad aad uculus ay kataagan tahay xuduuda Gobolada Axmaarada iyo Tigreega, kuwaas oo […]

 
 

Kim Jong Un oo Sheegay in Laxidhaayo Xarumaha Nukliyeerka Ee Kuuriyada Waqooyi.

Kim Jong Un oo Sheegay in Laxidhaayo Xarumaha Nukliyeerka Ee Kuuriyada Waqooyi.

Hoggaamiyaha Kuuriyda Woqooyi Kim Jon Un ayaa wacad ku maray inuu xirayo xarunta hubka nukliyerka ee dalkiisa bisha May oo uuna hanaankaasi u furan yahay […]

 
 

Mas’uuliyiinta OYSU oo Kulan Dhinaca Isgaadhsiinta Ah Isugu Yimid.

Mas’uuliyiinta OYSU oo Kulan Dhinaca Isgaadhsiinta Ah Isugu Yimid.

Maanta oo Axad ahayd taariikhduna ay kubeegnayd 29/4/18 waxaa shir balaadhan oo dhinaca isgaadhsiinta ah isugu yimid howl-wadeenada Ururka Dhalinta iyo Ardayda Ogadenia OYSU, kuwaas […]

 
 

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka oo booqashadii ugu Horaysay ku tegay Sacuudiga.

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka oo booqashadii ugu Horaysay ku tegay Sacuudiga.

Xoghayaha arrimaha dibadda ee dalka Mareykanka, Mike Pompeo oo booqashadiisi ugu horeesay ku tegay bariga dhexe tan iyo intii loo magacaaabay xilkaasi ayaa cambaareeyay waxa […]

 
 

Shirkii Xubnaha Jaaliyada Ogadeeniya ee Sweden oo Guul kusoo dhamaaday.

Shirkii Xubnaha Jaaliyada Ogadeeniya ee Sweden oo Guul kusoo dhamaaday.

Shirkii bilaha ahaa ee xubanaha jaaliyada Ogaadeniya wuxuu ka dhacay wadanka swedan shirkaas ayaa waxaa kasoo qayb galay dhamaanba xubnaha jaaliyada Ogaadeniya ee Swedan shirkan […]

 
 

Shidaal La’aan Kadhacday Gobolka Axmaarada.

Shidaal La’aan Kadhacday Gobolka Axmaarada.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya shidaal la’aan aad uwayn, ka jirto gobolka Axmaarada Waxaa suuqyada magaalooyinka lagu arkayaa safaf aad udhaadheer […]

 
 

Kala shaki soo dhexgalay xiriirka u dhaxeeya Somalia, Mareykanka iyo Imaaraadka.

Kala shaki soo dhexgalay xiriirka u dhaxeeya Somalia, Mareykanka iyo Imaaraadka.

Dowladda Soomaaliya ayaa la kulantay caqabado gudaha iyo dibadda ah Afartii bil ee u dambeesay waxaana ay wadaa olole xoogan oo dalka looga saarayo rabshadihii […]

 
 

Dr. Abiy Ahmed: Ethiopia’s first, or TPLF’s last chance?

Dr. Abiy Ahmed: Ethiopia’s first, or TPLF’s last chance?

In his inaugural speech, Dr. Abiy highlighted that this last transfer of power was historical in that it took place peacefully and “in accordance with […]

 
 

Qarax Saraakiil Lala Beegsaday oo Gaalkacayo Kadhacay.

Qarax Saraakiil Lala Beegsaday oo Gaalkacayo Kadhacay.

Taliyihii ciidammada isku dhafka ee Gobolka Mudug ayaa ku dhintay qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo, Gaashaanle Sare Cabdixukun Cabdullaahi Maxamuud (Xoreeye. Sidoo kale waxaa qaraxa […]

 
 

Shirkii Jaaliyadda Somalida ogadenia Ee Sweden oo ka Furmay Magalada Eskiltuna(Sawiro+hordhac)

Shirkii Jaaliyadda Somalida ogadenia Ee Sweden oo ka Furmay Magalada Eskiltuna(Sawiro+hordhac)

Shirkii sadex bilood laha ahaa ee Jaaliayada Somalida Ogadenia ee Sweden oo hada ka furmay magalada eskilstuna shirka waxaa sidii caadada inoo aheed ayado Qur […]

 
 

Shaki laga muujinayo waxa xiligan ku soo beegay Dastuurka Soomaaliya Nuqulkiisa la qeybiyay.

Shaki laga muujinayo waxa xiligan ku soo beegay Dastuurka Soomaaliya  Nuqulkiisa la qeybiyay.

Iyadoo dhawaan guddoomiye ku-xigeenka Golaha Shacabka Ibraahim Sheekh Muudeey xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya u qeybiyay Nuqullo ka mid ah dastuurkii uu horay u sheegay in la […]

 
 

Deg Deg: Laba Wiil oo Reer Ogaadeniya Ah oo Gaadhi Lagu Jiidh Siiyay Dalka Jabouti.

Deg Deg: Laba Wiil oo Reer Ogaadeniya Ah oo Gaadhi Lagu Jiidh Siiyay Dalka Jabouti.

War dhiilo xanbaarsan oo hadda naga soo gaadhay wadanka Jabouti Caasimadiisa Jabouti ayaa waxay sheegayaan in gaadhi la jiidh siiyay laba wiil oo reer Ogaadeniya […]

 
 

Ethiopia’s Human Rights Commission ‘not independent’ – UN

Ethiopia’s Human Rights Commission ‘not independent’ – UN

APA) — UN High Commissioner for Human Rights Zied Raad Al Hussien has said the Ethiopian Human Rights Commission (EHRC) is seen as not independent […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah “Geesiga Dhulkiisa” & Xidigaha North America.

Daawo: Hees Wadani Ah “Geesiga Dhulkiisa” & Xidigaha North America.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan sidii aad nooga barateenba heestii wadaniga ahayd ee aan idiin soo dayn jiray maalin kasta oo sabti ah. Hoos ka daawo.

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay