Archive for: April, 2018

Taliska Wayaanaha oo Dhagar Cusub Kabilaabay Dhulka Axmaarada.

Taliska Wayaanaha oo Dhagar Cusub Kabilaabay Dhulka Axmaarada.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee Woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu gabi ahaanba fashilmay howlgaladii hub kadhigista ahaa ee ciidanka wayaanuhu ay kawadeen […]

 
 

Qaraarkii HR 128 oo Talaadada Laga Doodayo & EPRDF oo Walwashan.

Qaraarkii HR 128 oo Talaadada Laga Doodayo & EPRDF oo Walwashan.

Xildhibaan Mike Coffman oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka ee Maraykanka ayaa sheegay in Baarlamaanka Wadanka Maraykanka la horkeeni doono qaraarkii kadhanka ahaa taliska wayaanaha iyo […]

 
 

Madaxwaynihii Hore ee K. Kuuriya oo 24 Sano Lagu Xukumay.

Madaxwaynihii Hore ee K. Kuuriya oo 24 Sano Lagu Xukumay.

Park Geun-hye oo horey Madaxweyne uga soo noqotay dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa lagu xukumay 24 sano oo xabsi ah kadib markii maxkamadu ku heshay dambiyo […]

 
 

Kacdoonkii Ka Dhanka Ahaa Israa’iil oo Markale Ka Bilowday Falastiin.

Kacdoonkii Ka Dhanka Ahaa Israa’iil oo Markale Ka Bilowday Falastiin.

Waxaa mar kale bilowday banaanbax balaadhan oo ay samaynayaan shacabka reer Falastiin ee ku nool Marinka Gaza, kuwaasi oo doonaya in ay dib ugu noqdaan […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Yamen Ayaa isugu Timid Kulankoodii Caadiga Ahaa.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Wadanka Yamen Ayaa isugu Timid Kulankoodii Caadiga Ahaa.

Jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Yamen ayaa isugu timaday maanta kulankoodii caadiga ahaa kaasoo ay isugu yimaadaan todobaadki maalinta jimcaha ah, kulan oo ahaa mid si […]

 
 

Wadahadalkii Gumaysiga Itoobiya Massar iyo Sudan u Dhaxeeyay oo Burburay

Wadahadalkii Gumaysiga Itoobiya Massar iyo Sudan u Dhaxeeyay oo Burburay

Waxaa natiijo la’aan kusoo dhamaaday wadahadalkii ugu danbeeyey ee lagu doonayey in ay heshiis ku gaadhaan gumaysiga Itoobiya, Masar iyo Sudan oo isku heysta qeybsiga […]

 
 

The Unwarranted Attack on the Sidama Nation by the Ethiopian Satellite Television (Ethsat) Is Deplorable!

The Unwarranted Attack on the Sidama Nation by the Ethiopian Satellite Television (Ethsat) Is Deplorable!

The Unwarranted Attack on the Sidama Nation by the Ethiopian Satellite Television (Ethsat) Is Deplorable! March 05, 2018 The SNLF Statement on Ethsat’s Deliberate Attack […]

 
 

Daawo: Sh Cabdirashiid Sh Cali Suufi & Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sh Cabdirashiid Sh Cali Suufi & Muxaadarada Jumcaha.
 
 

Tacadiyo Kala Duwan oo Ogadenia Kadhacay + Faahfaahin.

Tacadiyo Kala Duwan oo Ogadenia Kadhacay + Faahfaahin.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya tacadiyo kala duwan oo ciidanka gumaysigu ay ugaysteen dadka shacabka ah ee kudhaqan wadanka Ogadenia, warkan oo […]

 
 

Kooxda TPLF oo Isticmaalaysa Kaarkeedii Ugu Dambeeyay Wax Ka Ogow.

Kooxda TPLF oo Isticmaalaysa Kaarkeedii Ugu Dambeeyay Wax Ka Ogow.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in kooxda TPLF ay wali utafaxaydan tahay sidii ay u heli lahaayeen isbahaysi xoog leh oo […]

 
 

Jabhada Ginbot 7 oo Dagaalo Kuqaaday Ciidanka Wayaanaha.

Jabhada Ginbot 7 oo Dagaalo Kuqaaday Ciidanka Wayaanaha.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee woqooyiga Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya dagaal culus oo ciidanka wayaanaha iyo kuwa wax iska caabinta kudhex maray duleedka […]

 
 

Jabhada Xoraynta Canfarta oo Bayaan Soosaartay Sababta?

Jabhada Xoraynta Canfarta oo Bayaan Soosaartay Sababta?

Jabhada udagaalanta xoraynta dadka Canfarta ah ayaa soo saartay bayaan ay ku muujiyeen mowqaf kooda ku aadan ninka cusub ee loomagacaabay talada wadanka Gumaysiga Itoobiya. […]

 
 

Turkiga, Ruushka & Iran oo Ka Arinsanaya Dagaalka Suuriya.

Turkiga, Ruushka & Iran oo Ka Arinsanaya Dagaalka Suuriya.

Madaxda sadexdan dal oo ka qeyb qaadanaya dagaalka ka socda wadanka Suuriya ayaa sheegay in ay doonayaan in ay ka wadashaqeeyaan sidii nabad loogu soo […]

 
 

Maxkamada Sare ee Brazil oo Ogolaatay In Madaxwaynihii Hore Laxidho.

Maxkamada Sare ee Brazil oo Ogolaatay In Madaxwaynihii Hore Laxidho.

Maxkamada Sare ee dalka Brazil ayaa ogolaatay in xabsiga la dhigi karo Madaxweynihii hore ee dalkaasi oo lagu heysto kiis musuq maasuq ah. Luiz Inacio […]

 
 

Dagaal Ciidanka Wayaanaha Loogu Awood Sheegtay oo Ogadenia Kadhacay.

Dagaal Ciidanka Wayaanaha Loogu Awood Sheegtay oo Ogadenia Kadhacay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gacanta gumaysiga kujira ee Ogadenia ayaa sheegaya dagaal culus oo dhex maray ciidanka xooga dalka Ogadenia iyo ciidanka niyada jabsan […]

 
 

Ethiopia: Blue Party urges new PM to work for formation of elected gov’t.

Ethiopia: Blue Party urges new PM to work for formation of elected gov’t.

One of Ethiopia’s opposition party, the Blue Party, called on the newly elected Prime Minister to give priority to bring together all opposition parties and […]

 
 

Mustaqbalka Tigreega oo Mugdi Galay Iyo Cabsida Ay Qabaan oo Banaanka Timid.

Mustaqbalka Tigreega oo Mugdi Galay Iyo Cabsida Ay Qabaan oo Banaanka Timid.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Tigrey ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in qoomiyada Tigreegu ay gashay xili xaasaasi ah oo mustaqbalka qoomiyadu uu mugdi siigalayo. […]

 
 

Wax Ka Ogow Khilaafka Baarlamaanka Soomaaliya.

Wax Ka Ogow Khilaafka Baarlamaanka Soomaaliya.

Kadib markii uu fashil ku dhamaadey kulankii Xildhibaanadu ee shalay ay ku yeelan lahaayeen xaruntooda sababo la isku khilaafsan yahay darteed, ayaa waxa socda shirar […]

 
 

Beesha Caalamka oo Labo Bilyan Yemen Ugu Deeqday.

Beesha Caalamka oo Labo Bilyan Yemen Ugu Deeqday.

Shir ay ka qeyb galeen in ka badan 40 wadan iyo hay’ado caalami ah oo Talaadadii ka dhacay magaalada Geneva ayaa dhaqaale badan oo gargaar […]

 
 

Haweenay Hubaysan oo Weerartay Xarunta Shirkada Youtube.

Haweenay Hubaysan oo Weerartay Xarunta Shirkada Youtube.

Haweenay hubeysan ayaa weerar ay ku qaaday xarunta shirkada weyn ee Youtube ku dhaawacday sadex qof. Booliiska ayaa xaqiijiyey in haweenayda weerarka geysatay ay markii […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay