Archive for: April, 2018

AMISOM oo soo dhaxgashay xiisada Baarlamaanka.

AMISOM oo soo dhaxgashay xiisada Baarlamaanka.

Saraakiil iyo ciidamo ka tirsan kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM oo ku soo baxay xiisada Baarlamaanka ayaa lagu waramayaa in ay xarunta Golaha Shacabka ka […]

 
 

Ururka ONLF oo ka Hadlay Magacaabista Abiy Ahmed. VOA

Ururka ONLF oo ka Hadlay Magacaabista Abiy Ahmed. VOA

Warsaxaafadeed uu soo saaray ururka ONLF ayaa lagaga hadlay mgaacaabista Ra’iisal Wasaaraha cusub ee Ethiopia, Abiy Ahmed. Warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in dadka Soomaalida ah […]

 
 

Taliska Wayaanaha oo Markii Ugu Horaysay Lagu Qasbay Arimo Dhowr Ah.

Taliska Wayaanaha oo Markii Ugu Horaysay Lagu Qasbay Arimo Dhowr Ah.

Kadib kacdoomadii shacabka ee wadanka Gumaysiga Itoobiya mudada dheer kasocday waxaa xukuumada wayaanaha lagu qasbay in ay katanaasusho qaybo kamid ah dhaqankii qalafsanaa ee xukuumadihii […]

 
 

Senator Maraykan Ah oo Si Kulul Uga Hadlay Xaalada Itoobiya.

Senator Maraykan Ah oo Si Kulul Uga Hadlay Xaalada Itoobiya.

Mudane katirsan aqalka odayaasha ee wadanka Maraykanka ayaa siwayn uga hadlay xaalada murugsan ee wadanka Gumaysiga Itoobiya, wuxuuna mudanuhu taliska wayaanaha siiyay talooyin dhowr ah […]

 
 

Dowlada Maraykanka oo Si Taxadar Leh Usoo Dhawaysay Abiye Axmed.

Dowlada Maraykanka oo Si Taxadar Leh Usoo Dhawaysay Abiye Axmed.

Safaarada Maraykanka ee Magaalada Addis Ababa ayaa sitaxadar leh uga hadashay magacaabista Raysal-wasaaraha cusub ee wadanka gumaysiga Itoobiya uuyeeshay, kaas oo lagu magacaabo Abiye Axmed […]

 
 

Jawaari: Farmaajo Wuu Ku Fashilmay Xalinta Khilaafka Baarlamaanka.

Jawaari: Farmaajo Wuu Ku Fashilmay Xalinta Khilaafka Baarlamaanka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Prof. Maxamed Sh Cismaan Jawaari oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa warbaahinta u sheegay in madaxweynaha uu ku guuldareystay in […]

 
 

Mareykanka oo Sheegay In uu Duqeyn Ku Dilay Dagaalyahano Ka Tirsan Al-shabaab.

Mareykanka oo Sheegay In uu Duqeyn Ku Dilay Dagaalyahano Ka Tirsan Al-shabaab.

Taliska ciidamada Mareykanka Africa ee (AFRICOM) ayaa sheegay Duqeyn ka dhacday galinkii dambe ee Axadii ina dhaaftay meel u dhow Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galguduud […]

 
 

ONLF position regarding the apparent change of leadership in Ethiopia.

ONLF position regarding the apparent change of leadership in Ethiopia.

ONLF position regarding the apparent change of leadership in Ethiopia April 3, 2018 Yesterday, the Ethiopian EPRDF parliament has approved Abiy Ahmed to become the […]

 
 

Daawo: Wararka Xiisaha Badnaa Ee Lagusoo Qaatay Tvga Qaranka Ogaadeniya.

Daawo: Wararka Xiisaha Badnaa Ee Lagusoo Qaatay Tvga Qaranka Ogaadeniya.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee Tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo wararkii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Daawo: Ururka Haweenka Ogaadeniya (UHO) Faraca Sucuudi Arabia.

Daawo: Ururka Haweenka Ogaadeniya (UHO) Faraca Sucuudi Arabia.

Ururka haweenka Soomaalida Ogaadeniya oo ah Laf dhabarta halganka Ogaadeniya ayaa waxay mar walba u taagan yihiin taageerada halganka Ogaadeniya waxayna kaalin muuqata kaga jiraan […]

 
 

Abiye Axmed oo Jeediyay Khudbad Uu Aad Ugu Af-gobaadsaday.

Abiye Axmed oo Jeediyay Khudbad Uu Aad Ugu Af-gobaadsaday.

Waxaa maalin nimadii shalay oo Isniin ahayd Baarlamaan kusheega wadanka Gumaysiga Itoobiya hor yimid Abiye Axmed oo Raysal-wasaaraha cusub ee lagu wado in uu badalo […]

 
 

Anna Gomez o Mar Kale Kahadashay Xaalada Murugsan ee Itoobiya.

Anna Gomez o Mar Kale Kahadashay Xaalada Murugsan ee Itoobiya.

Anna Gomez oo xubin ka ah Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa mar kale si adag uga hadashay dhaqan xumida xukuumada wayaanaha iyo dhibaatooyinka joogtada ah ee […]

 
 

Taliska AMISOM oo Ka Hadlay Weerarkii Buulo-Mareer.

Taliska AMISOM oo Ka Hadlay Weerarkii Buulo-Mareer.

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Ciidamada AMISOM Francisco Caetano Madeira ayaa War kasoo saaray Weerarkii cuslaa ee ka dhacay degaanka Buulomareer ee gobolka […]

 
 

Ruushka oo Dhaliilay Siyaasada Reer Galbeedka.

Ruushka oo Dhaliilay Siyaasada Reer Galbeedka.

Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Ruushka , Sergei Lavrov, ayaa sheegay in wadamada reer galbeedka ay wadaan sheeko caruureed marka ay Ruushka ku eedeeynayaan in […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Magaalada Edmonton oo Dhamaysay Quran akhris & Duco.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Magaalada Edmonton oo Dhamaysay Quran akhris & Duco.

Maamulka jaaliyada magaalada Edmonton ayaa soo qaban qaabiyeen kulan loogu magac daray quraan akhris iyo duco waxaana kulankaa isugu yimid Dhamaan xubnaha jaaliyada, culumaa’udiin iyo […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Ka Baxay Tvga Qaranka Ogadeniya Ilays tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Ka Baxay Tvga Qaranka Ogadeniya Ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Deg Deg: Dagaal Ciidanka Woyaanaha iyo JWXO Ku Dhex Maray Tuulada Wargaadsan.

Deg Deg: Dagaal Ciidanka Woyaanaha iyo JWXO Ku Dhex Maray Tuulada Wargaadsan.

Wararka haatan naga soo gaadhaya magaalada dhagaxbuur ee xarunta gobolka Jarar ayaa waxay sheegayaan in dagaal culus uu ku dhex maray meel wax yar u […]

 
 

Faallo: Magacaabista Abiy Axmad Maxay Iska Shabahaan Midii Workneh Gebeyehu?

Faallo: Magacaabista Abiy Axmad Maxay Iska Shabahaan Midii Workneh Gebeyehu?

Tan iyo intii la magacaabay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Gumaysiga Itoobiya waxaad arkaysaa dad badan oo siyaabo kala gadisan dareenkooda uga muujinaya. Khubarada iyo ku […]

 
 

Ciidanka Wayaanaha oo Dilal Badheedh Ah Kawada Gobolada Axmaarada & OMO.

Ciidanka Wayaanaha oo Dilal Badheedh Ah Kawada Gobolada Axmaarada & OMO.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in ciidanka wayaanuhu ay kabilaabeen xasuuq baahsan oo iyagoon geed ugusoo gabanin ay ugaysanayaan […]

 
 

Hay’ada Oxfam oo Kadigtay Nolosha Ciyaalka Itoobiya.

Hay’ada Oxfam oo Kadigtay Nolosha Ciyaalka Itoobiya.

Hay’ada caalamiga ah ee Oxfam ayaa warbixin dheer kasoo saartay xaalada wadanka Gumaysiga Itoobiya, iyadoo ay hay’adu muujisay walaaca ay kaqabto meesha uu wadanku usii […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay