Archive for: April, 2018

Kacdoonadii Shacabka Ogadenia oo Dhul Badan Kufaafay.

Kacdoonadii Shacabka Ogadenia oo Dhul Badan Kufaafay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in kacdoonadii shacabku ay kufideen deegaano aad ubadan cusub oo katirsan wadanka lagumaysto ee Ogadenia. Sida aan […]

 
 

Dagaal Khasaare Keenay oo Kadhacay Gobolka Axmaarada.

Dagaal Khasaare Keenay oo Kadhacay Gobolka Axmaarada.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Gonder ee dhulka Axmaarada ayaa sheegaya dagaal culus oo ciidamada wayaanaha iyo kuwa Jabhada Ginbot 7 kudhex maray duleedka magaalada […]

 
 

Daadad Ku Fatahay Soomaaliya oo Khasaare Gaystay.

Daadad Ku Fatahay Soomaaliya oo Khasaare Gaystay.

Daadad xoog leh ayaa ka dhashay roobab culus oo maalmihii la soo dhaafay ka da’ayay degaanno badan oo ka mid ah Soomaaliya. Roobabkan ayaa saameeyay […]

 
 

Waqooyiga iyo Koonfurta Kuuriya oo heshiis taariikhi ah kala saxiixday.

Waqooyiga iyo Koonfurta Kuuriya oo heshiis taariikhi ah kala saxiixday.

Kulankii u horeeyey ee taariikhiga ah ee ay wada yeeshaan labada hoggaamiye ayey ku saxiixeen heshiis qeexaya nabadda labada dal, kaas oo yareynaya awooda Nukliyeerka […]

 
 

Ciidamada Israel oo saddex Falastiiniyiin ah ku dilay Qasa.

Ciidamada Israel oo saddex Falastiiniyiin ah ku dilay Qasa.

Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Xamaas ee dhulka Falastiin ayaa sheegtay in ciidamada Israel ay toogasho ku dileen saddex Falastiiniyiin ah oo ka qayb qaadanayey mudaharaad […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya K/Afrika Faraca pretoria oo Kulankoodii Caadiga Ahaa isugu Yimid.

Jaaliyada Ogaadeniya K/Afrika Faraca pretoria oo Kulankoodii Caadiga Ahaa isugu Yimid.

Waxaa kulankoodii caadiga ahaa isugu yimaaday jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Koonfur Afrika gaar ahaana faraca Pretoria shirka ayaa waxaa kasoo qayb galay xubnaha Jaaliyada Ogaadeniya […]

 
 

Daawo: Mudaaharaad Maanta Salaadii Jumce kadib Ka Dhacay Diri Dhaba.

Daawo: Mudaaharaad Maanta Salaadii Jumce kadib Ka Dhacay Diri Dhaba.

Shacabka ku dhaqan magaalada Diri Dhaba ee galbeedka Ogaadeniya ayaa waxay maanta salaadii jumce kadib isugu soo baxeen mudaaharaad balaadhan oo ay ku diidan yihiin […]

 
 

Hogaamiyayaasha labada Kuuriya oo kulan taariikh ah yeeshay.

Hogaamiyayaasha labada Kuuriya oo kulan taariikh ah yeeshay.

Hogaamiyaha Kuuriyada Woqooyi, Kim Jong-un, ayaa sheegay in kulan madaxeedkii ugu horreeyey ee ay labda Kuuriya yeeshaan muddo toban sanadood iyo dheeraad ah, uu noqon […]

 
 

Shirkii Faraca Midnimo oo Dhagaxlay Kaqabsoomay.

Shirkii Faraca Midnimo oo Dhagaxlay Kaqabsoomay.

Maanta oo Jumce ah taariikhduna ay kubeegantahay 27/4/18 waxaa xerada qoxootiga Dhagaxlay ee deegaanka Dhadhaab kadhacay shirkii caadiga ahaa ee faraca Midnimo ee Jaaliyada Ogadenia. […]

 
 

UNPO Members Bring Testimony to Journalism Festival in Perugia.

UNPO Members Bring Testimony to Journalism Festival in Perugia.

On 14 April 2018, Mona Silavi, UNPO’s coordinator for freedom of religion or belief, delivered a speech during the International Journalism Festival taking place in […]

 
 

Daawo: Sh C/rashiid Sh Cali Suufi & Darsigii Jumcaha.

Daawo: Sh C/rashiid Sh Cali Suufi & Darsigii Jumcaha.

Bahda ONA waxay maalin kasta oo Jumce ah usoo gudbisaa akhristeyaasha qiimaha iyo qadarinta badan ee ku taxan Wakaalada Wararka Ogadenya (ONA) muxaadaro diini ah […]

 
 

Haayada OCHA oo Warbixin Kasoo Saartay Fatahaado Ka Dhacay Ogadeniya.

Haayada OCHA oo Warbixin Kasoo Saartay Fatahaado Ka Dhacay Ogadeniya.

Sida ay haayada OCHA sheegtay tan iyo horaantii bishan April waxaa jiray fatahaado iyo daadad saameeyay dadka kudhaqan wadanka Ogadenia kadib markii uu fatahaad sameeyay […]

 
 

Mudaharaad Rabshado Wata oo Kadhacay Magaalada Ambo.

Mudaharaad Rabshado Wata oo Kadhacay Magaalada Ambo.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Ambo ee Gobolka Oromia ayaa sheegaya dibad baxwayn oo rabshado wata oo maalin nimadii shalay hadheeyay magaalada Ambo iyo nawaaxigeeda. […]

 
 

Hub Laga Boobay Xeradii Tababarka Imaaraadka ee Muqdisho.

Hub Laga Boobay Xeradii Tababarka Imaaraadka ee Muqdisho.

Illaa 600 qori ayaa lagu soo waramayaa in laga boobay xaruntii tabobarka ciidamada ee ay Imaaraatku maamulayeen ee magaalada Muqdisho maalmo uun kadib markii tababarayaashii […]

 
 

Maraykanka oo Sheegay Inuusan Heshiiskii Iran Kabaxaynin.

Maraykanka oo Sheegay Inuusan Heshiiskii Iran Kabaxaynin.

Xoghayaha gaashaandhiga Mareykanka Jim Mattis ayaa sheegey in aysan jirin wax go’aan ah oo uu Mareykanku gaadhay oo uu kaga baxayo heshiiskii Nugliyerka Iran ee […]

 
 

Shirkii Faraca Barsan Ee Gaarissa oo Soo Gaba Gaboobay.

Shirkii Faraca Barsan Ee Gaarissa oo Soo Gaba Gaboobay.

Maanta oo khamiis ahayd taariikhuna ay kubeegnayd 26/4/18 waxaa magaalada Gaarissa ee Gobolka Woqooyi bari Kenya kadhacay shirkii caadiga ahaa ee Faraca Barsan ee kadhisan […]

 
 

Xagay Marayaan Kacdoonadii Gobolka Shiniile ? Wax Ka Ogow.

Xagay Marayaan Kacdoonadii Gobolka Shiniile ? Wax Ka Ogow.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jigjiga ee xarunta Gobolka Faafan ayaa sheegaya in koox qowlaysato ah laga diray magaalada Jigjiga si ay wax uga soo […]

 
 

Goobtii tijaabada hubka Nukliyeerka Kooriyada Waqooyi oo duntay.

Goobtii tijaabada hubka Nukliyeerka Kooriyada Waqooyi oo duntay.

Saynisyahanno Shiinays ah ayaa sheegay in ay qayb ahaan duntay xaruntii ay Kuuriyada Waqooyi ku tijaabin jirtay hubka nukliyeerka ah, taas ka dhigi karta mid […]

 
 

Ethiopia: “Command Post” jails judge for releasing innocent citizens.

Ethiopia: “Command Post” jails judge for releasing innocent citizens.

The Command Post, the military body overseeing the state of emergency in Ethiopia, has jailed a judge in East Hararghe for four days for refusing […]

 
 

Khilaaf Xoogan oo Soo Kala Dhex Galay Raysal-wasaaraha Itoobiya & Dadwaynaha.

Khilaaf Xoogan oo Soo Kala Dhex Galay Raysal-wasaaraha Itoobiya & Dadwaynaha.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya khilaaf cusub oo durba soo kala dhexgalay maamulka cusub ee wayaanaha iyo dadka shacabka ah oo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay