Archive for: April, 2018

Imaaraadka oo Soomaalida Ka Joojiyay Fiisooyinka.

Imaaraadka oo Soomaalida Ka Joojiyay Fiisooyinka.

Warar isa soo taraya iyo xogo lagu daabacay baraha bulshada ayaa tibaaxaya in dowladda isu tagga Imaaraatka Carabta ay joojisay bixinta fiisooyinka lasiiyo muwaadhiniinta Soomaaliya. […]

 
 

Madaxwaynaha Faransiiska oo Trump kulataliyay Ilaalinta Heshiiskii Iran.

Madaxwaynaha Faransiiska oo Trump kulataliyay Ilaalinta Heshiiskii Iran.

Emmanuel Macron, Madaxweynaha France oo booqasho rasmi ah ku jooga Maraykanka ayaa sheegay in guul laga gaadhay wadahadalkii uu la lahaa Donald Trump, Madaxweynaha Maraykanka oo […]

 
 

Sucuudiga oo dad badan oo muslimiin ah ka hor istaagaya Xajka.

Sucuudiga oo dad badan oo muslimiin ah ka hor istaagaya Xajka.

Dowladda Sucuudiga ayaa ka fiirsanaysa in illaa 90 kun oo muslimiin ah oo ka tagaya dalka Nigeria ka hor istaagto gudashada waajibaadka Xajka. Arrintan ayaa […]

 
 

New Path conversation with Graham Peebles Society Democracy and Change.

New Path conversation with Graham Peebles Society Democracy and Change.
 
 

Deg Deg: Gobolka Siti oo Ciidamo Lagu Daadiyay & Xaalad Adag oo Kajirta.

Deg Deg: Gobolka Siti oo Ciidamo Lagu Daadiyay & Xaalad Adag oo Kajirta.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Shiniile (Siti) ee galbeedka wadanka lagumaysto ee Ogadenia ayaa sheegaya in kacdoonadii shacabku ay waji cusub yeesheen kadib markii taliska […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays Tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays Tv.

Waxaad kusoo dhawaataan wararkii iyo warbixinadii kala duwanaa ee aad uga barateen tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv. Hoos ka daawo.

 
 

Ururka Xuquuqul Insaaka Itoobiya, oo Taliska Wayaanaha Dhaleeceeyay.

Ururka Xuquuqul Insaaka Itoobiya, oo Taliska Wayaanaha Dhaleeceeyay.

War qoraal ah oo kasoo baxay ururka xuquuqda aadamaha ee Itoobiya ayaa lagu dhaleeceeyay dhaqanka xun ee xukuumada wayaanaha iyo tacadiyada uu ciidan keedu kagaysato […]

 
 

Sacuudiga oo duqeyn ku dilay hogaamiyihii Siyaasada Xuuthiyiinta.

Sacuudiga oo duqeyn ku dilay hogaamiyihii Siyaasada Xuuthiyiinta.

Shiicada Yemen ee Xuuthiyiinta ayaa shalay xaqiijiyey in duqeyn lagu dilay hogaamiyihii Golaha Siyaasada ee kooxdaasi Saleh al-Sammad. Duqeyntan ayaa la sheegay inay geysteen diyaaradaha […]

 
 

10 Qof oo ku Dhintay Weerar Canada Ka Dhacay oo Gaadhi Loo Adeegsaday.

10 Qof oo ku Dhintay Weerar Canada Ka Dhacay oo Gaadhi Loo Adeegsaday.

Ciidanka Amaanka ee dalka Canada ayaa sheegay in ay baadhitaan ku wadaan weerarkii Isniintii ka dhacay magaalada Toronto iyagoo nolol ku qabtay ninkii weerarkan gaystay. […]

 
 

Gudiyada Cusub Ee OYSU Bariga Afrika oo Kulan Muhiim ah yeeshay.

Gudiyada Cusub Ee OYSU Bariga Afrika oo Kulan Muhiim ah yeeshay.

Waxaa maalinimadii maanta ahayd kulan muhiim ah isugu yimid gudiyada Midawga Dhalinyarada iyo Ardayda Ogadenia ee OYSU kana hawlga Bariga Africa. Kulanka oo billaabmay subaxnimadii […]

 
 

Deg Deg: Gacanka Hadal Dhex Maray Dhalinta Hadha Gaalo Ee Gobolka Shiniile &Ciidanka Itoobiya.

Deg Deg: Gacanka Hadal Dhex Maray Dhalinta Hadha Gaalo Ee Gobolka Shiniile &Ciidanka Itoobiya.

Wararka naga soo gaadhaya gobolka shiniile gaar ahaana dagmada hadhagaalo ayaa waxay sheegayaan in gacan ka hadal dhex maray ciidamada woyanaha iyo shacabka kacdoonka wada […]

 
 

Diiwaangelinta musharixiinta afhayeenka Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta ku eg

Diiwaangelinta musharixiinta afhayeenka Golaha Shacabka Soomaaliya oo maanta ku eg

Gudigga qaban qaabada doorashada gudoomiyaha baarlamaanka soomaaliya ayaa qaar ka mida musharaxiinta u tartamaya kursigaas diiwaangeliyey sidoo kale waxay gudoonsiiyeen shahaadooyinka musharaxnimada , Xildhibaan Nuur […]

 
 

Eeboow adaa awood leh, mudane Bashiir Axmed Makhtal oo nool iyo Meles Zenaawi oo mootan cibraa kusugan! By: Xaaji M/rashiid.

Eeboow adaa awood leh, mudane Bashiir Axmed Makhtal oo nool iyo Meles Zenaawi oo mootan cibraa kusugan! By: Xaaji M/rashiid.

Inaan baraarujiyo jirintaanka Allaha awoodda badan ee Dunida maamula dhowr jeer oo hore ayaan xusay.. Xaqiiqatan markaad ufiirsato dhacdooyinka iyo isbadalada Aduunka kasocda wax wayn […]

 
 

Khilaaf Cusub oo Soo Kala Dhexgalay Hogaanka Wayaanaha, Muxuu Salka Kuhayaa?

Khilaaf Cusub oo Soo Kala Dhexgalay Hogaanka Wayaanaha, Muxuu Salka Kuhayaa?

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya khilaaf cusub oo soo kala dhex galay hogaanka sare ee wayaanaha, kaas waligiiba ukala qaybsanaa qabiil […]

 
 

Dagaal Dhexmaray Ciidankii Imaaraadku Tababaray & Ciidanka Dawlada.

Dagaal Dhexmaray Ciidankii Imaaraadku Tababaray & Ciidanka Dawlada.

Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Somalia ayaa sheegaya in rasaas la isku weydaarsaday gudaha xeradii tababarka ee Imaaraadka Carabta ee magaalada Muqdisho. […]

 
 

The Ethiopia’s New PM Must Be Honest to His Subjects Who Trusted Him the Most Out Of Courtesy. By Denboba Natie.

The Ethiopia’s New PM Must Be Honest to His Subjects Who Trusted Him the Most Out Of Courtesy. By Denboba Natie.

Although the Ethiopia’s new PM Dr Abiy Ahmed presented himself with layers of clothes to conceal his true colour of wolfishly chameleonic skin, the unaware […]

 
 

Duqayn Lala Beegsaday Xaflad Aroos Dalka Yemen.

Duqayn Lala Beegsaday Xaflad Aroos Dalka Yemen.

Masuuliinta caafimaadka Yemen ayaa sheegay in weerar dhinaca cirka ah oo ay fuliyeen isbaheysiga uu Sacuudigu horkacayo lala beegsaday xaflad aroos oo ka socotay waqooyiga […]

 
 

Ninkii ka Dambeeyay weerarkii Paris oo lagu xukumay 20 sano oo xadhig ah.

Ninkii ka Dambeeyay weerarkii Paris oo lagu xukumay 20 sano oo xadhig ah.

Saalax Cabdisalaam oo lagu helay inuu ka dambeeyey weerarkii Paris ka dhacay 2015 ayaa lagu xukumay 20 sana oo xarig ah. Ayri oo 24 jir […]

 
 

Fixing Ethiopia Requires More Than a New Prime Minister.

Fixing Ethiopia Requires More Than a New Prime Minister.

Editor’s Note: For years, Ethiopia has appeared to be a relative success story, emerging from years of conflict and becoming a somewhat democratic, pro-Western ally […]

 
 

Xaalada Gobolka Shiniile oo Siimurugtay & Dad Shacab Ah oo Laxidh Xidhay.

Xaalada Gobolka Shiniile oo Siimurugtay & Dad Shacab Ah oo Laxidh Xidhay.

Waxaa heer wax ku’ool ah gaadhay kacdoonadii shacabka ee kasocday Gobolka Shiniile (Siti) ee galbeedka Ogadenia, waxaana lasoo warinayaa in ay shacabku si mid ah […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay