Archive for: April, 2018

Itoobiya oo Noqotay Wadanka Ugu Liita Dhinaca Xuquuqda Aadamaha Ee Wadamada Africa.

Itoobiya oo Noqotay Wadanka Ugu Liita Dhinaca Xuquuqda Aadamaha Ee Wadamada Africa.

Dowlada Maraykanka oo qiimayn dhinaca xuquuqul aadamaha ah kusamaysay in kabadan 200 oo dowladeed ayaa sheegtay in wadanka Itoobiya uu yahay midka ugu liita dhinaca […]

 
 

Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Loodiyaar Garoobay.

Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo Loodiyaar Garoobay.

Kadib todobaadyo buuq iyo xiisad siyaasadeed oo keenay in uu xilka ka dago gudoomiyhii hore ee baarlamaanka Soomaaliya Pro. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ayaa waxaa […]

 
 

Qarax Ismiidaamin Ah oo Ka Dhacay Dalka Afghanistan.

Qarax Ismiidaamin Ah oo Ka Dhacay Dalka Afghanistan.

Qarax is miidaamin ah ayaa ka dhacay xarun lagu diiwaan galinayay cod bixiye yaal oo ku taalla magaalada Kabul, halkaasi oo ay ugu yaraan ku […]

 
 

Dhagayso: Idaacada VOA Laanteeda Afka Soomaaliga oo Warbixin & Waraysi Ka Diyaarisay Sii Daynta Bashiir Ahmed.

Dhagayso: Idaacada VOA Laanteeda Afka Soomaaliga oo Warbixin & Waraysi Ka Diyaarisay Sii Daynta Bashiir Ahmed.

Bashiir Axmed Makhtal oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo haysta Dhalashada dalka Canada oo si xaq daro ah ugu xidhnaa mudo 12 sano ku dhawaad ah […]

 
 

Deg Deg: Mudaaharaadkii Gobolka Shiniile oo Soo Gaadhay Duleedka Dire Dhaba+Sawiro.

Deg Deg: Mudaaharaadkii Gobolka Shiniile oo Soo Gaadhay Duleedka Dire Dhaba+Sawiro.

Wararka haatan naga soo gaadhaya magaalada Dire Dhaba ee Dalka Ogaadeniya ayaa waxay sheegayaan in mudaaharaadkii ka socday gobolka shiniile uu soo gaadhay haatan duleedka […]

 
 

Daawo: Muuqaal Cusub oo Laga Duubay Mudaaharaadkii Ka Dhacay Gobolka Shiniile.

Daawo: Muuqaal Cusub oo Laga Duubay Mudaaharaadkii Ka Dhacay Gobolka Shiniile.

Sidaan warar kaanagii hore idiin kusoo gudbinay ba waxa ka socda gobolka shiniile kacdoon lagu diidan yahay taliska woyaanaha kaasoo lagaga soo hor jeedo cabudhinta […]

 
 

Daawo: Gabay Looga Magac Daray “Qasnad Farax” & Abwaanad Rooda Afjano.

Daawo: Gabay Looga Magac Daray  “Qasnad Farax” & Abwaanad Rooda Afjano.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan gabay cusub oo abwaanada qaranka Ogaadeniya Abwaanad Rooda Ibraahim Cabdi Guray ay ka tirisay sii daynta Bashiir Ahmed Makhtal oo mudo […]

 
 

U.S. Department of State: Release of Ethiopia’s 2017 Human Rights Report.

U.S. Department of State: Release of Ethiopia’s 2017 Human Rights Report.

The 2017 Human Rights Report for Ethiopia reflects serious challenges to the Ethiopian people’s ability to exercise their basic rights last year. We believe there […]

 
 

Xiisadii Gobolka Shiniile oo Adkaatay & Ciidamo Halkaas Loodirayo.

Xiisadii Gobolka Shiniile oo Adkaatay & Ciidamo Halkaas Loodirayo.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Shiniile ee Galbeedka wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in gabi ahaanba shacabku ay lawareegeen gacan kuhaynta Dagmooyinka iyo Tuulooyinka marka laga […]

 
 

Khilaaf Xoogan oo Sookala Dhex Galay Raysal-wasaaraha Itoobiya & Hogaanka Ciidamada.

Khilaaf Xoogan oo Sookala Dhex Galay Raysal-wasaaraha Itoobiya & Hogaanka Ciidamada.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu soo shaac baxay khilaaf xoogan oo u dhaxeeya Raysal-wasaaraha cusub ee wadanka Gumaysiga Itoobiya […]

 
 

Dad Shacab Ah oo Lagu Xidh Xidhay Dhulka Axmaarada & Xiisad Kadhalatay.

Dad Shacab Ah oo Lagu Xidh Xidhay Dhulka Axmaarada & Xiisad Kadhalatay.

Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in todobaadkan dhulka Xabashida lagu xidh xidhay dad aad ubadan oo shacabka Axmaarada […]

 
 

Amnesty International Welcomes Canadian Citizen Bashir Makhtal’s Release from Ethiopian Prison and Return to Canada.

Amnesty International Welcomes Canadian Citizen Bashir Makhtal’s Release from Ethiopian Prison and Return to Canada.

Amnesty International welcomes the return home today of Canadian Citizen Bashir Makhtal following his release from prison in Ethiopia on April 18, where he had […]

 
 

W. Kuuriya oo Ku Dhawaaqday Hakinta Hubka Nukleerka Ah.

W. Kuuriya oo Ku Dhawaaqday Hakinta Hubka Nukleerka Ah.

Hadalkii ay ku sheegtay Kuuriyad Woqooyi in ay hakinayso barnaamijkeeda nukliyeerka iyo tijaabada gantaalaha, ayaa dunida aad looga soo dhaweeyey. Hogaamiyaha dalkaas Kim Jong-un ayaa […]

 
 

Deg Deg: Kacdoonkii Shiniile oo Meelo Badan ku Fiday & Bandaw Lagusoo Rogay Shiniile.

Deg Deg: Kacdoonkii Shiniile oo Meelo Badan ku Fiday & Bandaw Lagusoo Rogay Shiniile.

Wararka naga soo gaadhaya gobolka shiniile ayaa waxay sheegayaan in xaalada gobolka shiniile ay kasii dartay ayadoo kacdoonkii shacabka uu kusii fiday meelo badan waxaana […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah Codkii Shukri Ilays & Muuqaal Qurux Badan.

Daawo: Hees Wadani Ah Codkii Shukri Ilays & Muuqaal Qurux Badan.

Waxaad kusoo dhawaataan sidaad nooga barateenba heestii wadaniga ahayd ee todobaadkii maalinta sabtida ah aan idiin soo dayn jiray. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Kacdoonkii Shacabka Gobolka Shiniile oo Dagmooyin Hor Leh Kufiday.

Kacdoonkii Shacabka Gobolka Shiniile oo Dagmooyin Hor Leh Kufiday.

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Shiniile ee xarunta Gobolka Siti ayaa sheegaya in kacdoonkii shacabka Gobolka Siti ee galbeedka Ogadenia uu kufiday dhamaan Dagmooyinka iyo […]

 
 

Wariye Caan Ah oo Lagu Bahdilay Garoonka Diyaaradaha Ee Addis Ababa & Dad Lalaayay.

Wariye Caan Ah oo Lagu Bahdilay Garoonka Diyaaradaha Ee Addis Ababa & Dad Lalaayay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ciidanka wayaanuhu ay garoonka dayuuradaha ee Addis Ababa ku bahdileen nin […]

 
 

Falastiiniyiin Lagu Dilay Xadka Gaza & Israa’iil.

Falastiiniyiin Lagu Dilay Xadka Gaza & Israa’iil.

Mas’uuliyiinta caafimaadka ee marinka Qaza ee Falastiin ayaa sheegay in afar qof oo Falastiniyiin ah oo uu kamid yahay ilma yar oo afar iyo toban […]

 
 

Vladimir Putin oo Diyaar U Ah Inuu Trump La Kulmo.

Vladimir Putin oo Diyaar U Ah Inuu Trump La Kulmo.

Wasiirka Arimaha Dibada Ruushka Sergei Lavrov ayaa sheegay in madaxweyne Vladimir Putin uu doonayo in uu aqbalo casuumaad uu u fidiyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Yamen oo Kulankoodii Caadiga Ahaa Isugu Yimiday.

Jaaliyada Ogaadeniya Ee Yamen oo Kulankoodii Caadiga Ahaa Isugu Yimiday.

Waxaa maanta shirkoodii todobaad laha ahaa isugu yimaaday jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka yamen, shirkan ayaa waxaa soo agaasimay maamulka jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka Yamen shirka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay