Archive for: April, 2018

Ururka Haweenka Ogaadeniya (UHO) Faraca Gaarisa oo Shir Muhiima Yeeshay.

Ururka Haweenka Ogaadeniya (UHO) Faraca Gaarisa oo Shir Muhiima Yeeshay.

Waxaa maanta kulankoodii caadiga ahaa isugu yimaaday ururka haweenka Ogaadeniya ee (UHO) Faraca magaalada Gaarisa kulankan oo ahaa mid si fiican loosoo agaasimay ayaa waxaa […]

 
 

Deg Deg: Mudaaharaad Ka Dhacay Shiniile & shacabka oo Maxaabiis Xoog Kusii Daayay+Sawiro.

Deg Deg: Mudaaharaad Ka Dhacay Shiniile & shacabka oo Maxaabiis Xoog Kusii Daayay+Sawiro.

Wararka naga soo gaadhaya dagmada shiniile ee gobolka Shiniile ayaa waxay sheegayaan inuu dagmada shiniile ka dhacay mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo gumaysiga Itoobiya […]

 
 

Isbahaysiga PAFD oo Bayaan Kasoo Saaray Xaalada Itoobiya.

Isbahaysiga PAFD oo Bayaan Kasoo Saaray Xaalada Itoobiya.

Isbahaysiga PAFD oo Bayaan Kasoo Saaray Xaalada Itoobiya. April 18, 2018 Ciidanka maleeshiyaadka iyo nabadsugida kooxda TPLF/EPRDF ee xasuuqa,cadaadiska iyo cabudhinta ku haya guud ahaan […]

 
 

Daawo: Sh Musdhafe & Muxaadarada Jumcaha.

Daawo: Sh Musdhafe & Muxaadarada Jumcaha.
 
 

Hooyo 50 Jir Ah oo Ciidanka Woyaanuhu Xalay Gurigeeda Kala Baxeen.

Hooyo 50 Jir Ah oo Ciidanka Woyaanuhu Xalay Gurigeeda Kala Baxeen.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana magaalada dhagaxbuur ee xarunta gobolka jarar ayaa waxay sheegayaan habeenimadii xalay ay ciidanka woyaanaha iyo maleeshiyaadka hawaarinta […]

 
 

Xukuumada Gumaysiga oo Kharash Badan Kubixisay Qaraarkii HR 128 & Kukale oo Lawado.

Xukuumada Gumaysiga oo Kharash Badan Kubixisay Qaraarkii HR 128 & Kukale oo Lawado.

Xog hoose oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in xukuumada wayaanuhu ay qaraarkii Congress-ka Maraykanku ansixiyay ee HR 128 kubixisay lacag dhan […]

 
 

Kenya oo shaacisay magacyada iyo sawirada rag lagu tuhmayo Al-shabaab.

Kenya oo shaacisay magacyada iyo sawirada rag lagu tuhmayo Al-shabaab.

Saraakiisha Hay’adaha ammaanka dalka Kenya ayaa shaaciyay magacyada iyo sawirada Saddex dhallinyaro ah oo looga shakiyay inay u goosteen urura Al-Shabaab. Ragga Kenya ay baahisay […]

 
 

Doorashadii Turkiga oo Wakhtigeedii Laga Soo Hormariyay.

Doorashadii Turkiga oo Wakhtigeedii Laga Soo Hormariyay.

Madaxweyne Tayyib Erdogan ayaa Arbacadii ku dhawaaqay in bisha June ee soo socota la qaban doono doorashadii horey loo qorsheeyey inay dhacdo November 2019. Go’ […]

 
 

Khubarada UN-ka oo sheegay in Lagu rasaaseeyey Magaalada Douma Ee Wadanka Syria.

Khubarada UN-ka oo sheegay in Lagu rasaaseeyey Magaalada Douma Ee Wadanka Syria.

Wafdigii horudhaca ahaa ee ka socday Qaramada Midoobay oo gaadhay magaalada Douma ee dalka Siiriya si ay u baadhaan weerarkii kimikalka ee horaantii bishan deegaankaasi […]

 
 

Daawo: Qodobadii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniga Ilays Tv.

Daawo: Qodobadii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniga Ilays Tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo warbixinadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen tvga qaranka. Hoos ka […]

 
 

UNPO Participates in UNPFII 2018 Session.

UNPO Participates in UNPFII 2018 Session.

From 16-27 April 2018, the Unrepresented Nations and Peoples Organization (UNPO), represented by several of its Members as well as its Secretariat, takes part in […]

 
 

Ciidanka Woyaanaha oo wiil shacab Ah si Xun ugu Jidh Dilay Tuulada Kudun Buur.

Ciidanka Woyaanaha oo wiil shacab Ah si Xun ugu Jidh Dilay Tuulada Kudun Buur.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaan tuulada Kudunbuur ee gobolka qoraxay ayaa waxay sheegayaan in ciidamada woyaanaha iyo maleeshiyaadka ay ku adeegtaan ay […]

 
 

The PAFD Press Statement On Ongoing State-Terrorism And Government Instigated Ethnic Conflicts.

The PAFD Press Statement On Ongoing State-Terrorism And Government Instigated Ethnic Conflicts.

The Ethiopia’s New Prime Minister Failed to Stop the Ongoing Carnage of Civilians in The Country. April 18, 2018 The PAFD Press Statement On Ongoing […]

 
 

Hooyo Shamso Xassan oo Lagu Dilay Magaalada Jigjiga.

Hooyo Shamso Xassan oo Lagu Dilay Magaalada Jigjiga.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jigjiga ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya in ciidanka nacabkaah ee gumaysigu ay dileen haweenay shacab ah oo kusugnayd magaalada Jigjiga, […]

 
 

Xiisadii Moyale oo Cirka Isku Shareertay & Dad Laqaqabtay.

Xiisadii Moyale oo Cirka Isku Shareertay & Dad Laqaqabtay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Moyale ayaa sheegaya saansaan colaaleed oo halkaas ka aloosan kadib markii lilal kala duwan ay maalmihii ina dhaafay kadhacayeen gudaha […]

 
 

Dhul Boob Kajira Gobolka Axmaarada & Xiisad Kadhalatay.

Dhul Boob Kajira Gobolka Axmaarada & Xiisad Kadhalatay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya xiisad cusub oo halkaas kabilaabatay kadib markii xukuumada wayaanuhu ay qaybo kamid ah dhulka […]

 
 

Kuuriyada Woqooyi & Maraykanka oo Kulmay.

Kuuriyada Woqooyi & Maraykanka oo Kulmay.

Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un ayaa la sheegay in labo todobaad kahor uu kulan qarsoodi ah la yeeshay ninka loo magacaabay Xoghayaha Arrimaha Dibada […]

 
 

Ciidamada Woyaanaha oo Gabadh Ku Gawracay Magaalada Qabri Bayax.

Ciidamada Woyaanaha oo Gabadh Ku Gawracay Magaalada Qabri Bayax.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana magaalada Qabri bayax oo kamid ah gobolka Faafan ee dalka Ogaadeniya ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Woyaanaha […]

 
 

Exclusive: US Lawmaker suggests Magnitsky Act on Ethiopia’s Rights abusers.

Exclusive: US Lawmaker suggests Magnitsky Act on Ethiopia’s Rights abusers.

In an exclusive interview with the Satenaw and ZeHabesha Media Group, US Congressman By Mike Coffman suggested President Trump Adminstration should consider applying the Magnitsky […]

 
 

Putin: Duulaanka reer Galbeedka wuxuu khatar ku yahay xasiloonida caalamka.

Putin: Duulaanka reer Galbeedka wuxuu khatar ku yahay xasiloonida caalamka.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa sheegay in weerarkii Sabtidii lasoo dhaafay ku qaadeen dalka Siiriya uu yahay mid carqalad iyo xiisad cusub ka abuuraya caalamka. […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay