Archive for: May, 2018

Daawo: Wararkii kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

Daawo: Wararkii kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo war bixino xiiso badan. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Kobaca Dhaqaale Ee Maraykanka oo Hoos u Dhac Dhaqaale Ku Yimid.

Kobaca Dhaqaale Ee Maraykanka oo Hoos u Dhac Dhaqaale Ku Yimid.

Kobaca dhaqaalaha Mareykanka ayaa la sheegay inuu seddexdi bilood ee la soo dhaafay kobaciisa uu yahay 2.2% taasoo ka hooseyso qayaasti lagu waday inuu gaadho […]

 
 

Ethiopia: Police unit unlawfully killing people must be stopped.

Ethiopia: Police unit unlawfully killing people must be stopped.

The Ethiopian government must immediately withdraw and disband the Liyu police unit of the Somali regional state, whose members are unlawfully killing people in neighbouring […]

 
 

Roobab Duufaano Wata oo Dad Ku Laayay Ogadenia & Itoobiya.

Roobab Duufaano Wata oo Dad Ku Laayay Ogadenia & Itoobiya.

Xog ay soo uruurisay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in roobabkii todobaadkan da’ayay ay Itoobiya iyo Ogadenia ba kudileen dad aad ubadan, hanti farabadana […]

 
 

Abiye Axmed oo Xil Wayn u Umagacaabay Shakhsi Dambiile Ah.

Abiye Axmed oo Xil Wayn u Umagacaabay Shakhsi Dambiile Ah.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in Raysal-wasaaraha cusub ee Gumaysigu uu qaaday talaabadii ugu xumayd tan iyo […]

 
 

Jabhada Ginbot 7 oo Sheegtay In Ay Halgankoodii Siiwadayaan.

Jabhada Ginbot 7 oo Sheegtay In Ay Halgankoodii Siiwadayaan.

Bayaan ay soosaartay Jabhada Ginbot 7 ee ladagaalanta Gumaysiga Itoobiya ayaa lagu cadeeyay mowqafka Jabhada ee ku aadan taliska cusub ee wayaanaha, waxayna Jabhadu kunuux […]

 
 

Israa’iil oo Duqaysay Goobo Kamid Ah Marinka Qaza.

Israa’iil oo Duqaysay Goobo Kamid Ah Marinka Qaza.

Ciidamada Israel ayaa sheegay in diyaaradahooda dagaalka iyo kuwa qumaatiga u kaca ay duqeyn cusub xalay ku qaadeen bartilmaameedyo ay kooxda Xamas ku leedahay Marinka […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & Qodobo Xiiso Badan.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv & Qodobo Xiiso Badan.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee lagu soo qaatay tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo warbixino xiiso badan. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Ciidanka Woyaanaha oo Dad Shacab Ah Ku Xidh Xidhay Dagmada Araarso.

Ciidanka Woyaanaha oo Dad Shacab Ah Ku Xidh Xidhay Dagmada Araarso.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana magaalada dhagax buur ee xarunta gobolka Jarar ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay dad shacab […]

 
 

Pakistan iyo India oo Heshiis Ku Gaadhay Dhaqan Galinta Xabad Joojintii 2003.

Pakistan iyo India oo Heshiis Ku Gaadhay Dhaqan Galinta Xabad Joojintii 2003.

India iyo Pakistan ayaa maanta isku raacay in la dhaqan-geliyo heshiiskii xabad joojinta 2003 ee laga gaaray gobolka Kashmir, taasi oo soo geba gebeeneysa bilo […]

 
 

Daawo: Hadalkii Qiimaha Badnaa ee Dr. Maxamuud Ugaas uu Jeediyay.

Daawo: Hadalkii Qiimaha Badnaa ee Dr. Maxamuud Ugaas uu Jeediyay.

Dr. Maxamuud Ugaas oo kamid ah aqoonyahanka Soomaalida Ogadeenya ee sida joogtada ah u garab istaagay Halganka xaqqa ah ee Shacabka Soomaalida Ogadeenya uu ugu […]

 
 

Deg Deg: Kacdoono Shacab oo Gilgilay Gobolka Canfarta.

Deg Deg: Kacdoono Shacab oo Gilgilay Gobolka Canfarta.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Samara ee xarunta Gobolka Canfarta ayaa sheegaya kacdoono cusub oo ka qarxay guud ahaan Dagmooyinka iyo Gobolada uu deegaanka Canfartu […]

 
 

Dagaal Khasaare Dhaliyay oo Dhexmaray Qoomiyadaha Guji & Kore.

Dagaal Khasaare Dhaliyay oo Dhexmaray Qoomiyadaha Guji & Kore.

Wararka naga soo gaadhaya Koonfurta wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya dagaalo cul culus oo dhex maray qoomiyadaha Guji iyo Kore oo halkaas wada daga isla […]

 
 

Dagaal-Yahanka Falastiiniyiinta oo Gantaalo Ku Weeraray Israa’iil.

Dagaal-Yahanka Falastiiniyiinta oo Gantaalo Ku Weeraray Israa’iil.

Koox Falastiiniyiin ah oo ku sugan Qaza ayaa dhowr madaafic ku weeraray Israa’iil dhacdadaasi oo noqotay weerarkii ugu waynaa sanado badan ka hor dhaca. Waxaa […]

 
 

Israel oo Darbi ku xidhaysa Badda iyo Xeebta Gaza.

Israel oo Darbi ku xidhaysa Badda iyo Xeebta Gaza.

Wasaarada Difaaca Israel ayaa sheegtay inay bilowday dhismaha darbi ay ku xidheyso xeebta iyo biyaha marinka Gaza oo ah dhul go’adoon ku jira. Avigdor Lieberman, […]

 
 

Sidama Globally Marks the 16th Anniversary of Looqqe Massacre Whilst Commemorating All Victims of the Last 27 Years in Ethiopia.

Sidama Globally Marks the 16th Anniversary of Looqqe Massacre Whilst Commemorating All Victims of the Last 27 Years in Ethiopia.

Sidama Globally Marks the 16th Anniversary of Looqqe Massacre Whilst Commemorating All Victims of the Last 27 Years in Ethiopia. By Denboba Natie, May 28, […]

 
 

Muwaadin Soomaaliya oo lagu dilay dalka Canada.

Muwaadin Soomaaliya oo lagu dilay dalka Canada.

Saraakiisha Booliiska magaalada Ottowa ee dalka Canada ayaa faah faahin ka bixiyay weerar lagu dilay muwaadin Soomaali ah laguna dhaawacay Haweeney Soomaali ah oo ay […]

 
 

Daawo: Bashiir Axmad Makhtal oo Markii ugu Horaysay waraysi Bixiyay.

Daawo: Bashiir Axmad Makhtal oo Markii ugu Horaysay waraysi Bixiyay.

Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal Mudane Bashiir Axmad Makhtal oo markii ugu horeeyay waraysi siiyay VOA qaybta Soomaaliga, isagoo 11 sano ku xidhnaa xabsi ku yaala […]

 
 

Mas’uul Sare oo Jabhada Ginbot 7 Katirsan oo Lasiidaayay.

Mas’uul Sare oo Jabhada Ginbot 7 Katirsan oo Lasiidaayay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in maalin nimadii shalay oo Isniin ahayd xabsiga laga siidaayay gudoomiyihiin Jabhada […]

 
 

Dagaallo Kasoo Cusboonaaday Gobolka Axmaarada oo Khasaare Dhaliyay.

Dagaallo Kasoo Cusboonaaday Gobolka Axmaarada oo Khasaare Dhaliyay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay sare ukaceen dagaalada lagaga soo horjeedo gumaysiga ee ladoonayo in lagu xoreeyo […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay