Archive for: May, 2018

Daawo: Wararkii kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ILAYS TV.

Daawo: Wararkii kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ILAYS TV.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobadii xiisaha badnaa lagusoo qaatay. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Deg Deg: Mudaaharaad Ka Dhacay Tog Wajaale & Dad Shacab Ah oo ku dhintay.

Deg Deg: Mudaaharaad Ka Dhacay Tog Wajaale & Dad Shacab Ah oo ku dhintay.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana magaalada Jig jiga ee xarunta gobolka Faafan ayaa waxay sheegayaan in mudaaharaad balaadhan uu ka dhacay magaalo […]

 
 

Xog-hayaha Arimaha Dibada ONLF Oo ka Hadlay Booqashadii Axmed Madoobe Ee N/Hure Qabi Dhagax

Xog-hayaha Arimaha Dibada ONLF Oo ka Hadlay Booqashadii Axmed Madoobe Ee N/Hure Qabi Dhagax

Tobon bilood iyo dheeraad ka hor ayay ahayd markii N/hure Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax laga soo qabtay magaalada Galkacyo dhinaca ay Galmudug maamusho, waxaana la […]

 
 

Weerar Ka Dhacay Masjid Afghanistan Ku Yaala oo Khasaare Gaystay.

Weerar Ka Dhacay Masjid Afghanistan Ku Yaala oo Khasaare Gaystay.

Wakaaladaha wararka ee aduunka ayaa sheegaya in ugu yaraan 14 qof ay ku dhinteen weerar ismiidaamin ah oo Axadii lala beegsaday masaajid ku yaala dalka […]

 
 

Protesters Demand Ethiopia Cancel Billionaire’s Gold-Mine Permit

Protesters Demand Ethiopia Cancel Billionaire’s Gold-Mine Permit

(Bloomberg) — Protesters in Ethiopia’s restive Oromia region demanded the government withdraw a gold-mining permit from a company owned by Saudi billionaire Mohammed al-Amoudi because […]

 
 

Dagaaladii Moyale oo Mar Kale Soolaabtay & Khasaare Kadhashay.

Dagaaladii Moyale oo Mar Kale Soolaabtay & Khasaare Kadhashay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Moyale ee dhacda xuduuda Ogadenia iyo Kenya ayaa sheegaya dagaalo waawayn oo khasaare dhaliyay, kuwaas oo u dhaxeeyay dadka shacabka […]

 
 

Ciidanka Wayaanaha & Dad Shacab Ah oo Isku Farasaaray G/Shucuubta Koonfureed.

Ciidanka Wayaanaha & Dad Shacab Ah oo Isku Farasaaray G/Shucuubta Koonfureed.

Wararka naga soo gaadhaya Dagmada Shakisho ee Gobolka Shucuubta Konfureed ee wadanka gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya iska hor imaad xoogan oo dhex maray ciidanka wayaanaha […]

 
 

Waqooyiga Kuuriga oo Digniin U Dirtay Maraykanka.

Waqooyiga Kuuriga oo Digniin U Dirtay Maraykanka.

Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in dowlada Maraykanku ay carqalad ku heyso dadaalada nabada ee u dhaxeeya labada Kuuriya. Xili la filayo in dhamaadka bishan uu […]

 
 

Pakistan: Wasiirka Gudaha oo weerar lagu dhaawacay

Pakistan: Wasiirka Gudaha oo weerar lagu dhaawacay

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Pakistan Ahsan Iqbal ayaa Axadii shalay lagu dhaawacay weerar lala beegsaday xili uu ku sugnaa isu-soo-bax ololihiisa doorashada. Wasiir Iqbal […]

 
 

Ciidanka Gumaysiga oo Gabadh Shacab Ah Kudilay Qabridahare.

Ciidanka Gumaysiga oo Gabadh Shacab Ah Kudilay Qabridahare.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Qabridahare ee xarunta Gobolka Qoraxay ee wadanka Ogadenia ayaa sheegaya dil fool xun iyo waliba dhaawacyo ay ciidanka wayaanuhu kagaysteen […]

 
 

Shacabka Axmaarada oo Ku Guulaystay Qayb Kamid Ah Dadaalkoodii.

Shacabka Axmaarada oo Ku Guulaystay Qayb Kamid Ah Dadaalkoodii.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay shacabka Xabashidu kubiyo keeneen taliska wayaanaha, isla markaana ka gaadheen guulo dhowr […]

 
 

Ethiopia’s Moyale hit by heavy inter-ethnic fighting, casualties reported.

Ethiopia’s Moyale hit by heavy inter-ethnic fighting, casualties reported.

Reports from the Ethiopian town of Moyale indicates that intense ethnic-based clashes have claimed lives and forced residents to flee into Kenya. According to the […]

 
 

Gumaysiga Itoobiya oo Dhac iyo Xidhay isugu Daray Shacabka Tuulada Dig.

Gumaysiga Itoobiya oo Dhac iyo Xidhay isugu Daray Shacabka Tuulada Dig.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana magaalada Qabri dahare ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay isugu dareen shacabka ku dhaqan tuulada […]

 
 

Dowlada Kenya oo Kawalaacsan Khilaafka Somalia & Imaaraadka.

Dowlada Kenya oo Kawalaacsan Khilaafka Somalia & Imaaraadka.

Xog Lagu Daabacay Wargeyska The Nation ee ka soo baxo Dalka Kenya ayaa sheegay in dowladda Kenya ay si weyn uga walaacsan tahay Khilaafka sii […]

 
 

Iran oo Maraykanku Uga Digtay Ka Bixitaanka Heshiiskii Nukleerka.

Iran oo Maraykanku Uga Digtay Ka Bixitaanka Heshiiskii Nukleerka.

Xassan Rooxaani, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iran ayaa sheegay in Maraykanku ka qoomameyn doono haddii uu ka baxo heshiiskii Nukliyeerka ee Iran uu la […]

 
 

Turkiga & Maraykanka oo Qarka U Saaran Inay Suuriya Ku Dagaalamaan.

Turkiga & Maraykanka oo Qarka U Saaran Inay Suuriya Ku Dagaalamaan.

Wasiirka arimaha dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa ka digay hakad ku yimaada xidhiidhka Maraykanka iyo Turkiga waa hadii uu Maraylkanku joojiyo hubka uu ka […]

 
 

Xubnaha faraca m-xorriyo ee IFO oo maanta kulan muhiim ah yeeshay.

Xubnaha faraca m-xorriyo ee IFO oo maanta kulan muhiim ah yeeshay.

Waxaa maanta xerada IFO ee deegaanka Dhadhaab kadhacday shirkii xubnaha faraca M.xorriyo oo siheer sare ah loosoo Abaabulay iyada oo ay kasoo qayb galeen inta […]

 
 

Woyaanaha oo Ciidamo Dire dhaba Ku Daadiyay & Shacabka oo Wali Kacdoonkii wada.

Woyaanaha oo Ciidamo Dire dhaba Ku Daadiyay & Shacabka oo Wali Kacdoonkii wada.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Diri Dhaba ee galbeedka Ogaadeniya ayaa waxay sheegayaan in lagusoo daadiyay magaalada Dire dhaba ciidamo badan gaar ahaana meelaha ugu […]

 
 

Kacdoon Laga Cabsi Qabo inuu Ka Qarxo Gobolka Axmaarada.

Kacdoon Laga Cabsi Qabo inuu Ka Qarxo Gobolka Axmaarada.

Wararka naga soo gaadhaya gobolka Axmaarada ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga ee ku dhaqan magaalada Gojam ay xabsiga u taxaabeen dad badan oo shacab […]

 
 

Ethiopia’s leader: Old wine in new bottle?

Ethiopia’s leader: Old wine in new bottle?

Ethiopia’s new Prime Minister Abiy Ahmed has shown some signs of wanting to change the political landscape in the country. Can he resist pressure from […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay