Archive for: May, 2018

Xiisad Udhaxaysa Ciidamada Shiinaha & Maraykanka ee Jabuuti.

Xiisad Udhaxaysa Ciidamada Shiinaha & Maraykanka ee Jabuuti.

Shiinaha ayaa beeniyay in ciidankiisa jooga saldhigga uu ku leeyahay Djibouti ay ileyska laysarka ku shiisheen diyaaradaha dagaalka Maraykanka ee isicmaalla saldhigga Maraykanka ee Djibouti. […]

 
 

Trump oo Ku Tilmaamay Magaalada London Furin Dagaal.

Trump oo Ku Tilmaamay Magaalada London Furin Dagaal.

Madaxweynaha Maraykanka ayaa dambiyada toorida lagu geysto ee London ku tilmaamay in isbitaal magaaladaas ku yaala ay ka dhigtay sidii furin dagaal oo kale. Isaga […]

 
 

Daawo: Gabay Wadani ah Abwaanad Rooda Ibraahim Abdi (Rooda Afjano).

Daawo: Gabay Wadani ah Abwaanad Rooda Ibraahim Abdi (Rooda Afjano).

Waxaad daawadayaal kuso dhawaataan gabay wadani ah oo ay inoo tirinayso Abwaanada qaranka Ogaadeniya Rooda Ibraahim Abdi Guray (Rooda Afjano). Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Dagaal Gacan Ka Hadal Ah oo Ku Dhex Maray Shacabka Tuulada Qoloji & Kooxda Hawaarinta.

Dagaal  Gacan Ka Hadal Ah oo Ku Dhex Maray Shacabka Tuulada Qoloji & Kooxda Hawaarinta.

Wararka nagasoo gaadhaya magalada jigjiga ee xarunta gobalka faafan ayaa sheegaya in shalay tuulada qoloji uu iska hor imaad kudhex maray shacabka tuulada iyo Koox […]

 
 

Daawo: Mudaaharaadkii Dire Dhabo Shalay Ka Dhacay.

Daawo: Mudaaharaadkii Dire Dhabo Shalay Ka Dhacay.

Waxaad daawadayaal mudaaharaadkii balaadh naa ee kadhacay magaalada dire dhaba kaasoo lagaga soohorjeeday taliska woyaanaha . Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee TV-ga Qaranka Ogaadeniya & Warar Kaloo Xiisa Leh.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee TV-ga Qaranka Ogaadeniya & Warar Kaloo Xiisa Leh.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya iyo warbixinadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Xaalada Gobolka Shiniile oo kasii Dartay & Woyaanaha Kaar Cusub Isticmaalaya.

Xaalada Gobolka Shiniile oo kasii Dartay & Woyaanaha Kaar Cusub Isticmaalaya.

Sida ay wararku nagusoo gaadhayaan taliska wayaanaha ayaa wuxuu isticmaalayaa kaarar kala duwan oo uu rabo inuu ku joojiyo kacdoonka lagaga soo horjeedo nidaamkiisa macangaga […]

 
 

Al-Shabaab oo Dad Ku Dishay Magaalada Mandheera.

Al-Shabaab oo Dad Ku Dishay Magaalada Mandheera.

Maleeshiyo la tuhunsan yahay inay ka tirsan yihiin kooxda Al-Shabab ayaa shalay gelinkii dambe weerar ku qaaday shaqaale ka mid ah kuwa qodaya carra-kaawada ee […]

 
 

Imaaraadka oo Ciidamo Geeyay Jasiirada Suqadra.

Imaaraadka oo Ciidamo Geeyay Jasiirada Suqadra.

Shacabka ku dhaqan jasiirada Suqadra ee u dhaw Soomaaliya ayaa ka mudaaharaaday ciidamo boqolaal ah oo ka tirsan kuwa Imaaraadka oo halkaasi la geeyey xili […]

 
 

Agoonta Ogadeniya ee kunool xerada IFO oo lasoo Gaadhsiiyay Deeq lacageed oo kasoo Gaadhay jaaliyadaha Ogadeniya Ee Qurbaha.

Agoonta Ogadeniya ee kunool xerada IFO oo lasoo Gaadhsiiyay Deeq lacageed oo kasoo Gaadhay jaaliyadaha Ogadeniya Ee Qurbaha.

Maanta oo ah maalinimo jumco ah taariikhduna kubeegantahay 05/05/18 Agoonta reer Ogadeniya ee kudhaqan xerada IFO ee deegaanka dhadhaab waxaa lasoo gaadhsiiyay deeq lacageed oo […]

 
 

Mudaaharaad Ka Dhacay Magaalada Dire Dhaba Salaadii Jumcaha Kadib.

Mudaaharaad Ka Dhacay Magaalada Dire Dhaba Salaadii Jumcaha Kadib.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Dire dhaba ee galbeedka Ogaadeniya ayaa waxay sheegayaan in maanta salaadii jumce kadib mudaaharaad balaadhan lagu qabtay magaalada Dire dhaba […]

 
 

Daawo: Sh Abu Dhalxa & Muxaadaro Aad U Qiimo Badan.

Daawo: Sh Abu Dhalxa & Muxaadaro Aad U Qiimo Badan.
 
 

Cabsi & Khal Khal Wayn oo soo food saaray kooxda Tigray+Sababta.

Cabsi & Khal Khal Wayn oo soo food saaray kooxda Tigray+Sababta.

Kooxda ku naaxday dhiiga shucuubta ku hoos ee TPLF ayaa waxaa soo food saartay cabsi aad u badan oo ay ka qabaan dawlada Eritrea ayagoo […]

 
 

Jamaal Mohamed Warfaa oo Ciidamada Itoobiya Jidh dil xun Ugu Gaysteen JigJiga.

Jamaal Mohamed Warfaa oo Ciidamada Itoobiya Jidh dil xun Ugu Gaysteen JigJiga.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadeniya gaar ahaana magaalada jig jiga ayaaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay jidh dil xoog badan u gaysteen […]

 
 

Dagaalka Gacan ka Hadalka oo ka Dhacay Jaamacada Ganbela University Dhexdeeda.

Dagaalka Gacan ka Hadalka oo ka Dhacay Jaamacada Ganbela University Dhexdeeda.

Wararka naga soo gaadhaya jaamacada Ganbela University ee ku taala dhulka ganbeelaha ayaa waxay sheegagaan in ciidamada Woyaanaha gaar ahaana kuwan loo yaqaano Cammond Post […]

 
 

Haweeney ka tirsaneyd shaqaalaha hay’adda WHO oo Muqdisho lagu dilay

Haweeney ka tirsaneyd shaqaalaha hay’adda WHO oo Muqdisho lagu dilay

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir, gelinkii dambe ee maanta ayaa waxaa degmadaasi lagu dilay haweeneyn ka tirsaneyd hay’adda […]

 
 

Dhibaatooyinka Suxufiyiinta Caalamka Lagu Hayo oo Sare U Kacay.

Dhibaatooyinka Suxufiyiinta Caalamka Lagu Hayo oo Sare U Kacay.

Qiyaastii 900 oo hay’ado iyo ururro isugu jira oo dunida oo dhan ka hawlgala ayaa saxiixaya mucaahado gaar ah, taasoo lagu iftiiminayo wax ay ugu […]

 
 

Hindiya: Dufaano Boodh Wata oo 100 Qof Dilay.

Hindiya: Dufaano Boodh Wata oo 100 Qof Dilay.

Ugu yaraan 95 qof ayaa ku dhimatay dad badan waa ay ku dhaawacmeen duufaanno xoog badan oo boodh wata marki ay ku dhufteen Paradesh iyo […]

 
 

Gudoomiyaha cusub ee golaha shacabka oo si rasmi ah xilka ula wareegay.

Gudoomiyaha cusub ee golaha shacabka oo si rasmi ah xilka ula wareegay.

Munaabad kooban oo ay xilka kula kala wareegayeen Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Gudoomiyihii hore ee iscasilay mudane Maxamed […]

 
 

Dableey magaalada Muqdishu ku af-duubay haweeneey u shaqeysa hay’adda ICRC.

Dableey magaalada Muqdishu ku af-duubay haweeneey u shaqeysa hay’adda ICRC.

Dableey hubeysan xaruunta ICRC ee magaalada Muqdisho ka af-duubtay gabar u shaqeysa hay’adda ICRC “Waxaan aad uga walwalayaa nabadgalyada Gabartaan u dhalatay dalka Jarmalka” ayuu […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay