Archive for: May, 2018

Deeq-Bixiyeyaasha Soomaaliya oo Amray In Isbedel Lagu Sameeyo Ciidanka.

Deeq-Bixiyeyaasha Soomaaliya oo Amray In Isbedel Lagu Sameeyo Ciidanka.

Soomaaliya waa inay dedejisaa isbeddalada ay ku sameyneyso ciidamadeeda, waxaa sidaas yiri dalalka deeq bixiyayaasha kadib wada-hadal ay ka yeesheen horumarka gaaban ee laga sameynayo […]

 
 

14 million people face hunger in the Horn of Africa.

14 million people face hunger in the Horn of Africa.

(reliefweb)—–In the Horn of Africa millions of people face hunger because of the continuing drought and ongoing local conflicts. 7.8 million people in Ethiopia and […]

 
 

Morocco oo Xidhiidhka U Jartay Iran, Ogow Sababta.

Morocco oo Xidhiidhka U Jartay Iran, Ogow Sababta.

Boqortooyada Morocco ayaa ku eedaysay Dowlada Iran inay taageero militari siineyso Jabhada u dagaalameysa madax-banaanida dhulka Galbeedka Sahara. Morocco ayaa sheegtay in Tehran ay maalgeliso […]

 
 

Xaaladii Shiniile oo Wali Cakiran & Odayaasha oo Diiday Dalab Gumaysiga Uga Yimid.

Xaaladii Shiniile oo Wali Cakiran & Odayaasha oo Diiday Dalab Gumaysiga Uga Yimid.

Wararka naga soo gaadhaya gobolka Shiniile ayaa waxay sheegayaan in kacdoonkii lagu diidanaa taliska woyaanaha iyo gacan yarayashooda uu wali halkiisii kasii socdo, gumaysiga Itoobiya […]

 
 

Mudaaharaadadii Ka Bilaw Oromiya oo Wali Socda.

Mudaaharaadadii Ka Bilaw Oromiya oo Wali Socda.

Waxaa wali halkoodii kasii socda mudaaharaadkii lagaga soo horjeeday gumaysiga Itoobiya gaar ahaana shirkad lagu magacaabo Midrock oo dahabka qoda taasoo contrate ku qaadatay inay […]

 
 

Daawo: Wararkii kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ILAYS TV.

Daawo: Wararkii kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ILAYS TV.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobadii xiisaha badnaa lagusoo qaatay. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo warbixinadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Kacdoono gumaysiga Itoobiya Lagag soo Horjeedo oo Ka Bilawday Oromiya.

Kacdoono gumaysiga Itoobiya Lagag soo Horjeedo oo Ka Bilawday Oromiya.

Wararka naga soo gaadhaya Oromiya aya waxay sheegayaan in sii laba qarxeen mudaaharaado balaadhan oo lagaga soo horjeedo gumaysiga Itoobiya kuwaasi oo ka socda qaybo […]

 
 

Loolanka Loogu Jiro Dekedaha Dalka Soomaaliya.

Loolanka Loogu Jiro Dekedaha Dalka Soomaaliya.

Dagaal dhinaca dekedaha ah ayaa ka socda Somalia, oo muddo dheer aheyd meel dunidu iska illowday, hami badan oo maalgashina aan loo heyn, dagaallo, bur-bur […]

 
 

Kacdoonkii Shiniile oo Wali sii socda & Dhalinyaro Lagu Xidh xidhay Afdam.

Kacdoonkii Shiniile oo Wali sii socda & Dhalinyaro Lagu Xidh xidhay Afdam.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana gobolka shiniile ayaa waxay sheegayaan in kacdoonkii gobolka shiniile uu wali halkiisii kasii socda ayadoo gumaysiga Itoobiya […]

 
 

Maraykanka oo Isra’iil Ku Amaanay Sirta Iran Ee Ay Soo Bandhigtay.

Maraykanka oo Isra’iil Ku Amaanay Sirta Iran Ee Ay Soo Bandhigtay.

Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa ammaanay, islamarkaana ugu yeedhay “mid cusub oo xiiso leh” sir cusub oo ay soo bandhigtay Israel, oo sida ay sheegtay […]

 
 

Khamenei oo Sheegay Maraykanku oo Duulan Kusoo Yahay Iran.

Khamenei oo Sheegay Maraykanku oo Duulan Kusoo Yahay Iran.

Hogaamiyaha Sare ee Iran, Ayatollah Ali Khamenei ayaa Isniintii war laga baahiyey telefishinka dowladaasi ku sheegay in Maraykanka wado ollole iyo duulaan ka dhanka wadankooda, […]

 
 

Dhagayso: Gudoomiyaha HAAJ Maxamad Rashiid Sh Cabdilaahi oo Laga Waraystay Madasha 60ka.

Dhagayso: Gudoomiyaha HAAJ Maxamad Rashiid Sh Cabdilaahi oo Laga Waraystay Madasha 60ka.

Waxaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay madasha 60 ka oo ah goob gole wayn ah oo ay ku kulmaan dad badan oo Soomaali ah kuwaasi […]

 
 

Itoobiya oo Gabi Ahaanba koronto Laga waayay.

Itoobiya oo Gabi Ahaanba  koronto Laga waayay.

Gumaysiga Itoobiya ayaa caan ku ah koronto goynta iyo khalkhal kuyimaada awooda korontada dalka laakiin Midii xalay dhacday ayaa ahayd Midii ugu darnayd abid maadamo […]

 
 

Daawo: Waraysi Gudoomiyaha Jaaliyada Ogadeniya Finland & Xubin Kamida Gudiga Jaaliyada Switzerland.

Daawo: Waraysi Gudoomiyaha Jaaliyada Ogadeniya Finland & Xubin Kamida Gudiga Jaaliyada Switzerland.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan waraysigii todobaad laha ahaa ee ka bixi jiray ilays tv live waraysigaas oo todobaadkan lagu waraystay gudoomiyaha Jaaliyada Ogaadeniya Finland Mudane […]

 
 

Imisa ayey gaarayaan dhalinyarada ay Kenya kasoo furatay Al-Shabaab?

Imisa ayey gaarayaan dhalinyarada ay Kenya kasoo furatay Al-Shabaab?

Dowlada Kenya ayaa shaaca ka qaaday in maleeshiyaadka al-Shabaab ay kasoo furatay dhalinyaro ay qafaasheen. Kenya ayaa sheegtay in 13-kaasi dhalinyaro ay tababar ku qaadanayeen […]

 
 

How Ethiopian Americans changed US policy on their homeland.

How Ethiopian Americans changed US policy on their homeland.

An old Ethiopian aphorism propounds, “If spiders could gather up their silk in a single twine, they could tie up a lion.” In other words, […]

 
 

Falcelintii Shacabka Kadib Doorashadii Maxamad Mursal.

Falcelintii Shacabka Kadib Doorashadii Maxamad Mursal.

Kadib markii Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya loo doorta Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan durba waxaa bilaabatay in looga faceliyo baraha Bulshadu ku kulanto ee Social Media. Maxamed […]

 
 

Haween Ruush Ah oo Ka Tirsanaa Daacishta Ciraaq oo Laxukumay.

Haween Ruush Ah oo Ka Tirsanaa Daacishta Ciraaq oo Laxukumay.

Maxkamad ku taala Baqdaad ayaa Axadii xukuno ku riday 19 haween ah oo u dhashay dalka Ruushka oo lagu eedeeyey inay ka tirsanaayeen kooxda Daacish. […]

 
 

25 Qof oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Afghanistan.

25 Qof oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Afghanistan.

Ugu yaraan 25 ruux ayaa ku dhimatay labo qarax oo ka dhacay caasimadda dalka Afghanistan ee Kabul, waxaana ka mid ah sawir qaade ka tirsan […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay