Duufaano Kale oo Kusoo Socda Xeebaha Soomaaliya.
Urur goboleeedka IGAD ayaa ka digay duufaanno hore leh kusoo fool-leh xeebaha waqooyi Bari ee Puntland, Soomaaliya. War saxaafadeed kasoo baxay Xarunta Saadaasha Cimilada ee […]
Urur goboleeedka IGAD ayaa ka digay duufaanno hore leh kusoo fool-leh xeebaha waqooyi Bari ee Puntland, Soomaaliya. War saxaafadeed kasoo baxay Xarunta Saadaasha Cimilada ee […]
/ Warar /
Waxaa wali kusii fidiya meelo badan oo kamida Ogaadeniya mudaaharaadkii balaadhnaa ee lagaga soo hor jeeday gumaysiga Itoobiya hadaba waxaa ka socda magaalada Doolo ado […]
Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal wararkii xiisaha badnaa ee aad uga barateen ilays tv iyo qodobadii lagusoo qaatay. Hoos ka daawo. ONA.
Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Liibaan ee Koonfurta wadanka lagumaysto ee Ogadenia ayaa sheegaya in ay kabilowdeen kacdoono waawayn oo lagaga soo horjeedo maamul kusheega […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha Tigreega ee wali xilalka haya ay culays wayn iyo cadaadis ku hayaan odayaasha Soomaalida […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya khilaaf xoogan oo sookala dhex galay dadka muslimiinta ah ee magaalada Addis […]
/ Warar /
Donald Trump ayaa baajiyey shirkii heerkiisu sareeyey ee uu la qaadan lahaa taariikhda markii u horeysey Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-Un 12 June 2018, kaas […]
/ Warar, Warar Aduunka /
Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee tv ga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo barnaamij yadii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka […]
Wararka haatan naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaan gobolka liibaan dagmada Doolo ado ayaa waxay sheegayaan in mudaaharaad balaadhan ka socda magaalada Doolo ado […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in ay ol-ole xoogan wadaan saraakiishii wayaanaha ee dhawaan xilal koodii laga […]
/ Warar /
Waxaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Ottowa ee dalka Canada Mudane Bashiir Axmad Makhtar oo mudo 11 sano ah u xidhnaa Gumaysiga Itoobiya. Mudane Bashiir […]
/ Warar /
Koox sheegatay in ay yihiin Daacish ayaa internetka kusoo bandhigay muuqaalo muujinaya askari dowladda ka tirsan oo lagu tooganayo badhtamaha magaalada Muqdisho. Isla kooxdan ayaa […]
/ Warar /
Students at the Mizan-Tepi University in Ethiopia took to the streets to protest an alleged rape incident that happened on Sunday. Allegedly, two men burst […]
/ News in English /
Gudoomiyaha hogaanka warfaafinta JWXO Mudane Hassan Moalin ayaa wuxuu usoo xidhay siminaar dhinaca saxaafada ah oo mudo laba todobaad ah socday xubno cusub oo qayb […]
/ Warar /
Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan qubanaha todobaadka oo lagu soo qaatay qodobadii ugu muhiim sanaa iyo wacdi diini ah shekh Cabdulahi Sagal. Hoos ka daawo.
Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan shirkii jaraa id ee uu qabtay Bashiir Ahmed Makhtal oo mudo 12 sano ah ku xidhnaa xabsi ku yaala gumaysiga Itoobiya.Bashiir […]
/ Warar /
Taariikhda dheer ee wax qorta tiro aad u yar oo dhallinyarteena ah ayaa guddoonsada doorka ay ku leeyihiin xoraynta dalkooda iyagoo waajahaya khataraha ugu badan […]
/ Maqaalo /
Wararka naga soo gaadhaya magaalada Washington DC ayaa sheegaya kulan balaadhan oo ururka Ginbot 7 ugu soo dhamaaday magaalada iyo go’aamo taariikhi ah oo laga […]
/ Warar /
Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in kooxdii talada wadanka xooga kuhaysan jirtay ee TPLF ay bilaabeen xatooyo iyo daba goosi, iyagoo […]
/ Warar /
Copyright © 2019 Ogaden News Agency (ONA). All rights reserved. Wakaaladda Wararka Ogadeniya (WWO)