Archive for: May, 2018

Daacish oo Sheegatay Masuuliyada Weerar Ka Dhacay Muqdisho.

Daacish oo Sheegatay Masuuliyada Weerar Ka Dhacay Muqdisho.

Daacish ayaa sheegtay inay dileen sarkaal ka tirsan booliiska xaafadda Hodan, waxayna daabaceen sawirro muujinaya ninka weerarka gaystay oo tooganaya shaqsiga la bartilmaameedsaday. Weerarkaas ayaa […]

 
 

Maxkamadda ICC oo Laga Dalbaday In Ay Baadho Xasuuqii Gaza

Maxkamadda ICC oo Laga Dalbaday In Ay Baadho Xasuuqii Gaza

Wasiirka arrimaha dibedda ee falastiin Riyad al-Malki ayaa maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada ee Hague ka dalbaday in ay baadhitaan ku sameyso waxa uu ku […]

 
 

Statement read by Bashir Makthal National Press Conference, House of Commons Ottawa, Ontario.

Statement read by Bashir Makthal National Press Conference, House of Commons Ottawa, Ontario.

Statement read by Bashir Makthal National Press Conference, House of Commons Ottawa, Ontario PUBLIC STATEMENTS MAY 22, 2018 I am here today, a free man, […]

 
 

Ciidanka Woyaanaha oo Dad Shacab Ah Ku Xidh Xidhay Tuulada Laanjaleelo.

Ciidanka Woyaanaha oo Dad Shacab Ah Ku Xidh Xidhay Tuulada Laanjaleelo.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaan magaalada Wardheer ee xarunta gobolka Doolo ayaa waxay sheegayaan in ciidamada woyaanaha ay dad shacab ah ku […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa Ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv aad uga barateen wararkii iyo warbixinadii xiisaha badnaa. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.

Saraakiishii Tigreega Ahaa oo Labahdilay & Samore Yonis oo Cabanaya.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in saraakiisha ciidamada wayaanaha uu lasoo darsay khal khal aad uwayn, kadib markii bilihii lasoo dhaafay […]

 
 

Musuq-Maasuq Hadheeyay Masuuliinta Soomaaliyeed.

Musuq-Maasuq Hadheeyay Masuuliinta Soomaaliyeed.

Iyadoo lagu wado in 28ka bishan May magaalada Geneva ee dalka Switzerland uu ka furmo shirka Shaqada Aduunka oo ay soo qabanqaabisay hay’adda ILO, ayaa […]

 
 

Roobab Duufaan Watay oo Soomaaliya Ku Dhuftay & Khasaare Ka Dhashay.

Roobab Duufaan Watay oo Soomaaliya Ku Dhuftay & Khasaare Ka Dhashay.

In ka badan 20 qof ayaa la rumaysan yahay inay ku geeriyootay halka kumannaan kalana ay saamaysay duufaanta iyo roobabka ku dhufatay qaybo Soomaaliya kamid […]

 
 

Dalkii 3aad oo Safaaradiisa Ka Furtay Magaalada Al-Qudus.

Dalkii 3aad oo Safaaradiisa Ka Furtay Magaalada Al-Qudus.

Dalka Paraguay ayaa shalay safaarad ka furtay magaalada Qudus, wuxuuna noqday dalkii saddexaad ee qaada tallaabadan siyaasadeed ee xasaasiga ah. Madaxweyne Horacio Cartes ayaa xafladdii […]

 
 

Ciidanka Woyaanaha oo Dad Shacab Ah ku Xidh xidhay Magaalada Birqod.

Ciidanka Woyaanaha oo Dad Shacab Ah ku Xidh xidhay Magaalada Birqod.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana magaalada Dhagax buur ee xarunta gobolka Jarar ayaa waxay sheegayaan in ciidamada woyaanaha iyo maleeshiyaadka hawaarinta ay […]

 
 

The Ethiopia’s EPRDF/TPLF is Repeating Genocide in Ogaden Somali and Oromia! The PAFD Press Release,

The Ethiopia’s EPRDF/TPLF is Repeating Genocide in Ogaden Somali and Oromia! The PAFD Press Release,

The Ethiopia’s EPRDF/TPLF is Repeating Genocide in Ogaden Somali and Oromia! The PAFD Press Release, May 20,2018 The TPLF/EPRDF’s regime and its Ogaden regional president […]

 
 

Maamul Kusheega Jigjiga & Saraakiisha Oromada oo Madaxa Iskula Jira.

Maamul Kusheega Jigjiga & Saraakiisha Oromada oo Madaxa Iskula Jira.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in khilaaf mugwayn uu dhex yaalo taliska wayaanaha iyo cawaantiisa oo dhinac […]

 
 

Dagaallo Kadhacay Dhulka Axmaarada oo Ciidanka Wayaanaha Lagu Naafeeyay.

Dagaallo Kadhacay Dhulka Axmaarada oo Ciidanka Wayaanaha Lagu Naafeeyay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Axmaarada ee woqooyiga Itoobiya ayaa sheegaya dagaalo cul culus oo dhex maray ciidamada wayaanaha kuwooda Commond Post ga looyaqaano iyo […]

 
 

Sacuudiga & Imaaraadka oo Ku Lug Yeeshay Fadeexadii Doorashada Maraykanka 2016 kii.

Sacuudiga & Imaaraadka oo Ku Lug Yeeshay Fadeexadii Doorashada Maraykanka 2016 kii.

Donlad Trump Jr oo ah wiilka ugu wayn caruurta uu dhalay Trump ayaa bishii Agoosto 2016 la kulmey ergay ka socotay dalalka Imaraadka carabta iyo […]

 
 

Daacish oo Laga Daad-Guraynayo Duleedka Dimishiq.

Daacish oo Laga Daad-Guraynayo Duleedka Dimishiq.

Hay’ad la socota arrimaha dalka Syria ayaa sheegeysa in falaagada kooxda Daacish laga soo daadgureeynayo goobtii u dambeysay ee uu dagaalku ka dhacay ee magaalada […]

 
 

Ciidanka Woyaanaha oo Dhac iyo Boob Ka Gaystay Dagmada Mustaxiil.

Ciidanka Woyaanaha oo Dhac iyo Boob Ka Gaystay Dagmada Mustaxiil.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar magaalada goday ee xarunta gobolka shabeele ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya ay dhac ka gaysteen dagmada […]

 
 

Xubnaha OYSU IFO oo Maanta Shirkoodii Billaha ahaa Isugu yimid.

Xubnaha OYSU IFO oo Maanta Shirkoodii Billaha ahaa Isugu yimid.

Ururka midawga Dhalinyarada & Ardayda Ogadenia ee OYSU laantiisa kahawl gasha Faraca M.Xorriyo ee xerada Ifo ayaa maanta oo Axad ah taariikhduna beegantahay 20/05/18 isugu […]

 
 

Real Accountability and the Need to Restore Billions of US Dollar to Ethiopia’s Poor.

Real Accountability and the Need to Restore Billions of US Dollar to Ethiopia’s Poor.

A change in the narrative of political discourse is always healthy and forward looking. As he reaches an important milestone in public discourse engaging various […]

 
 

Abiye Axmad oo Kala Diray Gudiyo Sharci Darro Ahaa.

Abiye Axmad oo Kala Diray Gudiyo Sharci Darro Ahaa.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in gabi ahaanba lakala diray 12 gudi oo kamid ahaa maamulka fowdada […]

 
 

Waraaqo Bahir-Dar Lagu Daadiyay & Xaalada oo Kacsan.

Waraaqo Bahir-Dar Lagu Daadiyay & Xaalada oo Kacsan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in ay jawi nabad galiyo daro kujirto magaaladu kadib markii suuqyada magaalada lagu […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay