Archive for: May, 2018

Muwaadin Soomaaliyeed oo Loo Doortay Duqa Magaalada Sheffield.

Muwaadin Soomaaliyeed oo Loo Doortay Duqa Magaalada Sheffield.

Maajid Maajid oo ka soo jeeda dalka Soomaaliya ayaa markii ugu horaysay waxaa loo doortay duqa magaalada Sheffield ee dalka Britain, halkaas oo lagu qabtay […]

 
 

In Kabadan 100 Ruux oo Kudhimatay Shil Diyaaradeed.

In Kabadan 100 Ruux oo Kudhimatay Shil Diyaaradeed.

In ka badan 100 qof ayaa dhimatay ka dib markii diyaarad Boeing 737 ah ay ku burburtay meel u dhaw Garoonka caalamiga ah ee Marti  […]

 
 

Dalalka Muslimka ah oo ka fekaraya dhismaha ciidamo ilaaliya Falastiiniyiinta.

Dalalka Muslimka ah oo ka fekaraya dhismaha ciidamo ilaaliya Falastiiniyiinta.

Hogaamiyeyaasha dalalka Muslimka ah oo ku shiray Turkiga ayaa ku baaqay in la sameeyo ciidamo caalami ah oo ilaaliya amniga dadka shacabka ah ee Falastiiniyiinta […]

 
 

Daawo: Mudaaharaad Balaadhan oo xili Habeenimo Ah Ka Dhacay Dire Dhaba.

Daawo: Mudaaharaad Balaadhan oo xili Habeenimo Ah Ka Dhacay Dire Dhaba.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan mudaaharaad balaadhan oo lagaga soo horjeedo gumaysiga Itoobiya iyo gacan yarayaashiisa oo ka dhacay xalay habeenimo magaalada Dire dhaba ee galbeedka […]

 
 

Dad badan oo ku dhintay Qarax ka dhacay garoonka ku yaalla dalka Afganistan.

Dad badan oo ku dhintay Qarax ka dhacay garoonka ku yaalla dalka Afganistan.

Wararka ka imaanaya dalka Afganistaan ayaa sheegayaa in qarax qasaare dhaliyay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay magaalada Kabul ee xarunta dalkaasi. Saraakiisha amaanka Afganistaan […]

 
 

Jaaliyada Ogaadeniya ee Yamen oo Kulankoodii Caadiga Ahaa isugu Yimid.

Jaaliyada Ogaadeniya ee Yamen oo Kulankoodii Caadiga Ahaa isugu Yimid.

Waxaa kulankoodii caadiga ahaa isugu yimaaday jaaliyada Ogaadeniya ee wadanka yamen waxaana lagu qabtay magaalada Sanca ee caasimada wadanka yamen shirkan ayaa waxaa kasoo qayb […]

 
 

Dagaal Dhimasho & Dhaawac Keenay oo Dhexmaray Axmaarada Iyo Tigreega.

Dagaal Dhimasho & Dhaawac Keenay oo Dhexmaray Axmaarada Iyo Tigreega.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee woqooyiga Gobolka Axmaarada ee wadanka Itoobiya ayaa sheegaya dagaal khasaare keenay oo udhaxeeya qoomiyadaha Tigreega iyo Axmaarada oo […]

 
 

Xiisad Kataagan Gobolka Binshangul & Hogaankii Nabadgaliyada oo Ladilay.

Xiisad Kataagan Gobolka Binshangul & Hogaankii Nabadgaliyada oo Ladilay.

Sida warar kaanagii hore aan kusoo tabinay waxaa Gobolka Binshangul ee dhaca koonfurta Itoobiya laga daad gureeyay dad aad ubadan oo udhashay qoomiyadaha Itoobiya gaar […]

 
 

EU oo Sheegtay Inay Iska Difaaci Doonaan Xayiraada Maraykanka.

EU oo Sheegtay Inay Iska Difaaci Doonaan Xayiraada Maraykanka.

Midowga Yurub (EU) oo soo gaba gabeeyey kulan ay ku lahaayeen magaalada Sofia ee dalka Bulgaria ayaa sheegay inay iska difaaci doonaan cunaqabateynta Maraykanku (USA) […]

 
 

QM oo Ku Baaqday In Gudi Loo Saaro Xasuuqii Qaza.

QM oo Ku Baaqday In Gudi Loo Saaro Xasuuqii Qaza.

Madaxa hay’ada Xaquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay (QM) ayaa sheegay in xasuuqii ka dhacay deegaanka Gaza ee Falastiin, Isniintii lasoo dhaafay ay ahayd dambiyo ka […]

 
 

Weerar Lagu Qaaday Iskuul Ku Yaala Maraykanka.

Weerar Lagu Qaaday Iskuul Ku Yaala Maraykanka.

Ugu yaraan 8 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen kadib markii uu qof hubeysani rasaas ku furay shalay Jimcihii dusgi sare oo ku […]

 
 

Ciidanka Woyaanaha oo Odayaal ku xidh xidhay Magaalada Gaashaamo.

Ciidanka Woyaanaha oo Odayaal ku xidh xidhay Magaalada Gaashaamo.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana dagmada Gaashaamo ee gobolka Jarar ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo maleeshiyaadka dhaaranka u ah […]

 
 

Daawo: Ramadaanka & Waajibaadkiisa, Sh Abu-Dhalxa.

Daawo: Ramadaanka & Waajibaadkiisa, Sh Abu-Dhalxa.
 
 

Kacdoono Kasocda Gobolka Canfarta & Wayaanaha oo Kaniyad Jabsan.

Kacdoono Kasocda Gobolka Canfarta & Wayaanaha oo Kaniyad Jabsan.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Canfarta ee gacanta Gumaysiga Itoobiya kujira ayaa sheegaya kacdoono halkaas kasocda oo saamayn wayn kuyeeshay guud ahaan Gobolka Canfarta ee […]

 
 

Barokac Balaadhan oo Kajira Gobolka Guji & Kacdoono Kasocda Oromia.

Barokac Balaadhan oo Kajira Gobolka Guji & Kacdoono Kasocda Oromia.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in mar kale ay dib usoo cusboonaatay xiisadii udhaxaysay Gobolada Oromia iyo Shucuubta Koonfureed, halkaas oo […]

 
 

Shaki Laga Qabo In Kulankii Trump & Jong-Un uu Baaqdo.

Shaki Laga Qabo In Kulankii Trump & Jong-Un uu Baaqdo.

Kuuriyada Koofureed ayaa dadaal badan ugu jirta sidii uu u qabsoomi lahaa kulanka la qorsheeyay inuu bisha soo socota dalka Singapore ku dhexmaro madaxweynaha Mareykanka […]

 
 

Haayada FOA oo Sheegtay Duufaan ku soo fool leh qeybo ka mid ah Soomaaliya.

Haayada FOA oo Sheegtay Duufaan ku soo fool leh qeybo ka mid ah Soomaaliya.

Waxaa soo baxaya durbaba digniinno la xiriira duufaan lagu magacaabo ONE oo la sheegay in ay ku soo fool leedahay qeybo ka mid ah Soomaaliya, […]

 
 

Daawo: Fadliga Soonka Sheekh Mustafe Haaji Ismaaciil.

Daawo: Fadliga Soonka Sheekh Mustafe Haaji Ismaaciil.

Waxaad ku soo dhawaataan Fadliga soonka uu lee yahay oo uu inoo soo jeedin hayo Sheekh Mustafe xaaji Ismaaciil. Hoos ka daawo.

 
 

Ramadan Mubarak: Dunida Islaamka oo Maanta Laga Soomay.

Ramadan Mubarak: Dunida Islaamka oo Maanta Laga Soomay.

Caalamka islaamka intiisa badan ayey maanta oo Khamiista ah kuna beegan 17-05-2018 u tahay maalinta u horeysa bisha barakaysan ee Ramadan. Dalalka Sucuudi, Masar, Iran, […]

 
 

Dhalinta Canfarta oo Kacdoono Bilaabay & Xaalka oo Qasan.

Dhalinta Canfarta oo Kacdoono Bilaabay & Xaalka oo Qasan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Samara ee xarunta Gobolka Canfarta ayaa sheegaya kacdoono shacab oo kasocda dhulka Canfarta, kaas oo lafilayo in uu kufido guud […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay