Archive for: May, 2018

Daawo: Mudaaharaadadii Lagaga Soo Horjeeday Taliska Woyaanaha oo wali ka Socda Oromiya.

Daawo: Mudaaharaadadii Lagaga Soo Horjeeday Taliska Woyaanaha oo wali ka Socda Oromiya.

Waxaa wali halkoodii kasii socda mudaaharaadadii balaadh naa ee lagaga soo horjeeday taliska woyaanaha mudaaharadadaas oo ka socda gobolada Oromada. Hoos ka daawo muuqaalka. ONA.

 
 

Taariikhda & Goobta Kulanka Trump & Jong-Un oo La Shaaciyay.

Taariikhda & Goobta Kulanka Trump & Jong-Un oo La Shaaciyay.

Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un kula kulmi doona Singapore 12 bisha June, sida uu sheegay madaxwayne Trump. Bishii March, Mr […]

 
 

Isra’iil oo Duqaysay Saldhigyo Ay Iran Ku Leedahay Suuriya.

Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2017-04-23 17:25:26Z |  |

Israel ayaa shalay sheegtay in diyaaradaheeda dagaalku ay duqeeyeen saldhigyo milatariga Iran ay ku leeyihiin gudaha dalka Syria, ayaga oo ka jawaabaya gantaaallo Iran ay […]

 
 

Ururka Culimada S.Ogadeniya UCSO faraca IFO oo maanta kulan iyo Qur’an Akhris isugu yimid.

Ururka Culimada S.Ogadeniya UCSO faraca IFO oo maanta kulan iyo Qur’an Akhris isugu yimid.

Ururka culima awdiinka soomaalida Ogadeniya ee magaciisa loosoo gaabiyo (UCSO) faraca kahawl gala xerada IFO ayaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 10/05/2018 kulankoodii caadiga ahaa […]

 
 

Deg Deg: Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Dad Shacab ah Ku xidh xidhay Birqod.

Deg Deg: Ciidamada Gumaysiga Itoobiya oo Dad Shacab ah Ku xidh xidhay Birqod.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadrniya ayaa waxay sheegayaan in ciidamada nacabka ah ee gumaysiga Itoobiya ay dad shacab ah oo tiradooda naloo sheegay 20 […]

 
 

Horjoogayaasha Hawaarinta oo Mudo Laba Todobaad Ah jigjiga ku Gaba Gabaysan.

Horjoogayaasha Hawaarinta oo Mudo Laba Todobaad Ah jigjiga ku Gaba Gabaysan.

Wararka nagasoo gaadhaya wadanka Ogaadeniya gaar ahaana xarunta dhexe ee Jabhada wadaniga xoraynta Ogaadeniya (JWXO)  ayaa waxay sheegayaan in mudo laba todobaada horjoogayaasha hawaarinta shirar […]

 
 

Daawo: Ilays Tv oo Waraysi Xiiso Badan la yeeshay Gudoomiye Kuxigeenka JWXO Dr. Maxamed Ismaaciil.

Daawo: Ilays Tv oo Waraysi Xiiso Badan la yeeshay Gudoomiye Kuxigeenka JWXO Dr. Maxamed Ismaaciil.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo warysi  xiisaha badan oo lala yeeshay gudoomiye Kuxigeenka JWXO Dr. Maxamed […]

 
 

Ciidanka Agaziga oo Nagayle Kabilaabay Hubka Dhigis Baahsan.

Ciidanka Agaziga oo Nagayle Kabilaabay Hubka Dhigis Baahsan.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Nagayle ee u dhaw xuduuda Ogadenia iyo Oromia ayaa sheegaya in ay ciidanka wayaanuhu bilaabeen ol ole hub kadhigis ah […]

 
 

Qarax Ismiidaamin Ah oo 14 Ay Ku Dhinteen, Sh/Hoose.

Qarax Ismiidaamin Ah oo 14 Ay Ku Dhinteen, Sh/Hoose.

Maamulka gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegay in qof ismiidaamiyey uu 14 qof ku dilay, islamarkaana 15 kale ku dhaawacay suuq ku yaalla degmada Wanlaweyn ee […]

 
 

Deadly journeys: how despair drives young Ethiopians to flee to Yemen

Deadly journeys: how despair drives young Ethiopians to flee to Yemen

Persecution and hardship drives almost 100,000 migrants to cross the Red Sea each year, risking the treacherous journey in a bid to reach the Gulf […]

 
 

Xiisad Siixoogaysanay oo Kadhex taagan Shacabka Oromada iyo Ciidanka Agaziga.

Xiisad Siixoogaysanay oo Kadhex taagan Shacabka Oromada iyo Ciidanka Agaziga.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Guji ee dhulka Oromada ayaa sheegaya xiisad xoogan oo u dhaxaysa ciidanka gumaysiga Itoobiya ee halkaas ka howl gala iyo […]

 
 

Yurub oo Sheegtay Inuusan Dhimanin Heshiiskii Iran.

Yurub oo Sheegtay Inuusan Dhimanin Heshiiskii Iran.

Dowladaha ugu waaweyn Midawga Yurub (EU) ayaa ballanqaaday inay sii joogteyn doonaan Heshiiska Nukliyeerka ee kala dhaxeeya Iran, inkastoo Mareykanka uu ka baxay . Britain, […]

 
 

Deg Deg: Mudaaharaado Lagaga Soo Horjeedo Taliska woyaanaha oo Ka socda Oromiya.

Deg Deg: Mudaaharaado Lagaga Soo Horjeedo Taliska woyaanaha oo Ka socda Oromiya.

Wararka naga soo gaadhaya gobolka Oromia ayaa waxay sheegayaan inay mudaaharaado rabshado wata ka socdaan gobolka Oromada mudaaharaada daas oo lagaga soo horjeedo taliska gumaysiga […]

 
 

Wafdi ka socday Midowga Yurub oo kulan la qaatay Gudoomiyaha baarlamanka aqalka sare ee dalka.

Wafdi ka socday Midowga Yurub oo kulan la qaatay Gudoomiyaha baarlamanka aqalka sare ee dalka.

-Mudane Cabdi Xaashi C/laahi ayaa shalay gelinkii danbe xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Midowga Yurub ayagoo ka wada hadlay arimo ku saabsan taageerada uu […]

 
 

Donald Trump oo ku dhawaaqey in ay ka baxeen heshiiskii Nukliyeerka ee Iran iyo dareenka Caalamka.

Donald Trump oo ku dhawaaqey in ay ka baxeen heshiiskii Nukliyeerka ee Iran iyo dareenka Caalamka.

Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa sida la sugaayey markii horeba ku dhawaaqey in dalkiisu uu ka baxay heshiiskii Nukliyeerka ee Iran, kaas oo ay […]

 
 

Kacdoonkii Shacabka S.ogadenia oo Siixoogaystay & Deegaano Hor Leh oo Uu Gaadhay.

Kacdoonkii Shacabka S.ogadenia oo Siixoogaystay & Deegaano Hor Leh oo Uu Gaadhay.

Waxaa wali si xowli ah usii socda dibad baxyadii dulmaneyaasha kudhaqan qaar kamid ah Gobolada wadanka lagumaysto ee Ogadenia, waxaana maalinba maalinta kadambaysa soo baxaya […]

 
 

Shir Lagaga Hadlayay Biyo Xidheenka Wabiga Nile oo Addis Ababa Kuburburay.

Shir Lagaga Hadlayay Biyo Xidheenka Wabiga Nile oo Addis Ababa Kuburburay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu gabi ahaanba burburay shir lagaga hadlayay arimaha cakiran ee wabiga […]

 
 

Kenya oo Lamaane Soomaaliyeed Argagixisonimo Ku Eedeesay.

Kenya oo Lamaane Soomaaliyeed Argagixisonimo Ku Eedeesay.

Boliiska Dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay Lamaane Soomaaliyeed oo ay ku eedeeyeen in ay xidhiidh la leeyihiin Ururka Al-Shabaab. Yaasiin Cabdulle Xuseen (Abu Sumeiya ) […]

 
 

Taliban oo Nabad Ugu Baaqday Dawlada Afghanistan.

It goes with the story of Afghanistan-Taliban Relocation, By MIRWAIS KHAN and LYNNE O’DONNELL
FILE - In this May 27, 2016 file photo, Taliban fighters react to a speech by their senior leader in the Shindand district of Herat province, Afghanistan. (AP Photos/Allauddin Khan, File)

Hoggaamiye sare oo ka tirsan kooxda Taliban ayaa ku baaqay nabad ka dhacda dalka Afghanistan. Baaqa kasoo yeedhay madaxa caddaaladda Taliban, Mawlawi Abdul Hokom ayaa […]

 
 

Ruushka oo Hub Casri Ah Soo Bandhigaya Maanta.

Ruushka oo Hub Casri Ah Soo Bandhigaya Maanta.

Bandhiga maalinta guushii waynayd ee ay Ruushka gaadheen dagaalkii labaad ayaa waxa maanta lagu soo bandhigayaa Taangiyo ah nooca Rimuutka lagu hago iyo hub kale […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay