Archive for: June, 2018

Ethiopia to remove OLF, ONLF and Ginbot 7 from terror list.

Ethiopia to remove OLF, ONLF and Ginbot 7 from terror list.

Ethiopia’s government has put forward a recommendation to parliament to take three rebel groups off the country’s list of terrorist organisations. The groups – Oromo […]

 
 

Taliska Itoobiya oo Sheegay inuu ka Saarayo ONLF, OLF & Ginbot 7 Argagixisada uu ku Suntay.

Taliska Itoobiya oo Sheegay inuu ka Saarayo ONLF, OLF & Ginbot 7 Argagixisada uu ku Suntay.

Golaha wasiirada gumaysiga Itoobiya ayaa baarlamaanka Itoobiya ugud biyay nuqul ururada gobanimo doonka ah looga saarayo liiska aragagixisada ee horay gumaysiga Itoobiya ugu suntay ururadaas. […]

 
 

Danjireyaal Maraykan Ah oo Shaqadii Katagay, Ogow Sababta!

Danjireyaal Maraykan Ah oo Shaqadii Katagay, Ogow Sababta!

Sida ay kusoo waramayaan ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay Danjiraha Maraykanka u fadhiya dalka Estonia James D Melville ayaa shaaciyay in uu xilkaas ka tagayo, taasna […]

 
 

Xubnaha Faraca M-xorriyo ee IFO oo Maanta kulan Muhiim ah yeeshay.

Xubnaha Faraca M-xorriyo ee IFO oo Maanta kulan Muhiim ah yeeshay.

Waxaa maanta oo ay taariikhdu kubeegantahay 30/06/2018 ka xerada IFO ee deegaanka Dhadhaab kadhacday shirkii xubnaha faraca Muftaaxul Xorriyo oo siheer sare ah loosoo Abaabulay […]

 
 

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya ee Yemen oo Kulan Yeeshay.

Jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya ee Yemen oo Kulan Yeeshay.

Waxaa kulankoodii caadiga ahaa isugu yimid jaaliyada Soomaalida Ogaadeniya ee wadanka Yemen waxaana lagu qabtay magaalada Sanca ee caasimada wadanka Yamen. Shirkan ayaa waxaa kasoo […]

 
 

Dagaal Culus oo Ka Qarxay Binishangul & Dad Ku Barakacay.

Dagaal Culus oo Ka Qarxay Binishangul & Dad Ku Barakacay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Binishangul ayaa waxay sheegayaan in dagaal uu ka socdo gobolkaasi oo ay ku barakaceen in ka badan hal milyan oo […]

 
 

Soomaali Laga Soo Masaafuriyay Maraykanka oo Muqdisho Soo Gaadhay.

Soomaali Laga Soo Masaafuriyay Maraykanka oo Muqdisho Soo Gaadhay.

Mas’uuliyiinta dawladda Soomaaliya ayaa idaacadda saxaafada u xaqiijiyey in dad ka badan 80 qof oo laga soo masaafuriyey dalka Maraykanka ay shalay kasoo dageen garoonka […]

 
 

Midawga Yurub oo Heshiis Ka Gaadhay Arimaha Qaxootiga.

Midawga Yurub oo Heshiis Ka Gaadhay Arimaha Qaxootiga.

Hogaamiyayaasha Midowga Yurub (EU) ayaa shalay heshiis ka gaadhay arimaha dadka usoo tahriibaya ee qaaradda Yurub kusoo qulqulaya. Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in […]

 
 

ONLF oo Codsatay In Xorriyad Buuxda Lasiiyo C/kariim Sh Muuse (Qalbi Dhagax).

ONLF oo Codsatay In Xorriyad Buuxda Lasiiyo C/kariim Sh Muuse (Qalbi Dhagax).

Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya¬† (JWXO) Cabdiqaadir Xasan Hirmooge Caddaani oo la hadlay idaacada VOA-da ayaa sheegay in C/kariin Muuse Qalbi Dhagax uu ahaa dulmane […]

 
 

Jabahada ONLF oo Ka Hadashay Sii daynta Abdikariim sheekh Muuse Qalbi dhagax.

Jabahada ONLF oo Ka Hadashay Sii daynta Abdikariim sheekh Muuse Qalbi dhagax.

Waxaa markii ugu horaysay ka hadlay ururka ONLF sargaalka ka tirsanaa Jabhada ONLF oo dawlada soomaaliya u gacan galisay gumaysiga Itoobiya isla markaana ay itoobiya […]

 
 

ONLF oo Bayaan Kasoo Saartay Shidaalka Ogadenya.

ONLF oo Bayaan Kasoo Saartay Shidaalka Ogadenya.

ONLF oo Bayaan kasoo saartay shidaalka Ogadenya. June 28, 2018             Dawlada Itoobiya ayaa maanta Ogadenya ku qabatay xaflad xadhiga […]

 
 

Naftiihure C/kariin Sheekh Muuse (QalbiDhagax) oo Xorriyadiisii Dib U Helay.

Naftiihure C/kariin Sheekh Muuse (QalbiDhagax) oo Xorriyadiisii Dib U Helay.

Gumaysiga Itoobiya ayaa ugu danbeyntii Xabsiga ka siidaayay Naftiihure Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaa Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogadenya […]

 
 

Daawo: Suldaan Foozi oo Laga Waraystay Siidaynta C/kariim Sh Muuse (Qalbi dhagax).

Daawo: Suldaan Foozi oo Laga Waraystay Siidaynta C/kariim Sh Muuse (Qalbi dhagax).

Idaacada VOA da ayaa waraysi la yeelatay Suldaan Foozi oo kamida odayaasha dhaqanka ee Soomaalida Ogaadeniya, waxayna ka waraysatay sii daynta Cabdikariim Sheekh Muuse (Qalbi […]

 
 

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo La Kulmay Dhiggiisa Kenya.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya oo La Kulmay Dhiggiisa Kenya.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi ayaa kula kulmay magaalada Nairobi ee dalka Kenye dhiggiisa golahaa Senate-ka Kenya ¬†Kennedy Lusaka. Cabdi Xaashi ayaa […]

 
 

Shirwaynihii 3-aad ee Jabahada ONLF oo Ka Furmaya Wadanka Eritrea.

Shirwaynihii 3-aad ee Jabahada ONLF oo Ka Furmaya Wadanka Eritrea.

Waxaa ka furmaya wadanka Eritrea Shirwaynihii 3-aad ee Jabhada Wadaniga xoraynta Ogaadeniya (JWXO). Shirkan ayaa waxaa kasoo qaybgalaya ergooyin boqolaal ah oo ka kala yimid […]

 
 

ONLF Press Release Ogaden Oil and Gas.

ONLF Press Release Ogaden Oil and Gas.

ONLF Press Release Ogaden Oil and Gas June 28, 2018             For immediate Release The Ethiopian government today held a […]

 
 

Daawo: Gudoomiyaha ururka Dhalinyarada oo Hambalyo udiray Sanadguuradii 8 aad ee OYSU.

Daawo: Gudoomiyaha ururka Dhalinyarada oo Hambalyo udiray Sanadguuradii 8 aad ee OYSU.

Gudoomiyaha ururka dhalinyarada iyo ardayda Soomaalida Ogaadeniya OYSU Mudane Shaafi Sheekh Abdi ayaa wuxuu hambalyo u diray ururka dhalinyarada sanad guuradii 8 aad ee kasoo […]

 
 

Daawo: Afhayeenka JWXO oo Laga Waraystay Shir Waynihii 3 aad Ee JWXO.

Daawo: Afhayeenka JWXO oo Laga Waraystay Shir Waynihii 3 aad Ee JWXO.

Afhayeenka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO Halgame Cabdiqaadir Xassan Hirmooge (Cadaani) ayaa waxaa laga waraystay shirwaynihii 3 aad ee Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya JWXO la […]

 
 

Daawo: Heestii Ciil la Dirir iyo Ciidanka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya.

Daawo: Heestii Ciil la Dirir iyo Ciidanka Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan hees wadani ah iyo muuqaalka ciidanka Jabahada Wadaniga xoraynta Ogaadeniya JWXO. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Oromada & Soomaalida oo Ku Dagaalamaya Galbeedka Ogaadeniya.

An injured protester waits for help after several people died during the Irrechaa, the thanks giving festival of the Oromo people in Bishoftu town of Oromia region, Ethiopia, October 2, 2016. REUTERS/Tiksa Negeri

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogadeniya ayaa waxay sheegayaan in dagaal faraha la isku saaray uu ka dhacay meesha lagu magacaabo Ma’ayso oo kamida Gobolka […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay