Archive for: June, 2018

Kooxda ANDM oo Bahardar Kushirtay & TPLF oo Ay Eedayn Dusha Usaareen.

Kooxda ANDM oo Bahardar Kushirtay & TPLF oo Ay Eedayn Dusha Usaareen.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Bahardar ee xarunta Gobolka Axmaarada ayaa sheegaya in uu baryihii lasoo dhaafay siyaasiyiinta qoomiyada Xabashida shir uga socday magaalada Bahardar, […]

 
 

Ururada Bulshada Itoobiya oo Eedeeyay Taliska Wayaanaha.

Ururada Bulshada Itoobiya oo Eedeeyay Taliska Wayaanaha.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in guud ahaan wadanka uu is’aamin la’aan kajiro kadib markii shacabku ay aad usaluugeen qaabka ay […]

 
 

Tahriibayaal Dooni Ay Kula Degtay Xeebaha Yemen.

Tahriibayaal Dooni Ay Kula Degtay Xeebaha Yemen.

Ugu yaraan 46 qof oo tahriibayaal ah oo Soomaaliya ka dhoofay kuna socday dalka Yemen ayaa dooni ay saarnaayeen waxay kula dagtay xeebaha Yemen, waxaana […]

 
 

Taliyihii Haayada Sirdoonka Woyaanaha oo Xilkii Laga Qaaday.

Taliyihii Haayada Sirdoonka Woyaanaha oo Xilkii Laga Qaaday.

Wararka haatan nasoo gaadhaya ayaa waxay sheegayaan in xilka qaadis lagu sameeyay taliyihi haayada Sirdoonka Woyaanaha Getachew Assefa waxaana la sheegay in lagu badalay General Adem […]

 
 

Deg Deg: Xilka Qaadis Lagu Sameeyay Taliyihii Ciidamada Woyaanaha Samora Yohanes.

Deg Deg: Xilka Qaadis Lagu Sameeyay Taliyihii Ciidamada Woyaanaha Samora Yohanes.

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Adiss Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in Raysal wasaaraha ku sheega gumaysiga Itoobiya Abiye Axmed uu xilkii ka xayuubiyay […]

 
 

Gumaysiga Itoobiya oo Sheegay Inuu Soo Afjarayo dagaalkii dhinaca xaduuda ee kala dhaxeeyay Eritrea.

Gumaysiga Itoobiya oo Sheegay Inuu Soo Afjarayo dagaalkii dhinaca xaduuda ee kala dhaxeeyay Eritrea.

War ka soo baxay gumaysiga Itoobiya ayaa lagu sheegay in ay u hogaansamayso go’aanadii hore ay u gaareen guddi loo saaray xadka labada dal taasoo […]

 
 

OLF Press Release: The Oromo Liberation Fron held a Success Full Policy Consultation Conferance.

OLF Press Release: The Oromo Liberation Fron held a Success Full Policy Consultation Conferance.

 

 
 

Abiye Axmed oo Afka Furtay Kuna Hadlay Wax Aan Xukuumadihii Itoobiya Looga Baranin.

Abiye Axmed oo Afka Furtay Kuna Hadlay Wax Aan Xukuumadihii Itoobiya Looga Baranin.

Raysal-wasaare kusheega Itoobiya Abiye Axmed oo warbaahinta afka wayaanaha ku hadasha lahadlayay ayaa qirtay in wadanka Itoobiya uu yahay midka ugu musuq maasuqa badan dunida […]

 
 

Kooxda TPLF oo Jiif Iyo Joogba Qaban La, & Toosh Laga Daba Qaatay.

Kooxda TPLF oo Jiif Iyo Joogba Qaban La, & Toosh Laga Daba Qaatay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya walwal hor leh oo saraakiisha TPLF iyo qoomiyada Tigreegaba lasoo darsay kadib hadalkii kasoo yeedhay xukuumada […]

 
 

Maqaal: Heshiishka Itoobiya ku Dhawaaqday: Saameeyn Maku Leeyahay Geeska Afrika, Somalidu Xagey Kaga Jirtaa?

Maqaal: Heshiishka Itoobiya ku Dhawaaqday: Saameeyn Maku Leeyahay Geeska Afrika, Somalidu Xagey Kaga Jirtaa?

Heshiishka Itoobiya ku Dhawaaqday: Maxaa Keenay, Saameeyn Ma Ku Leeyahay Gobolka Geeska Afrika, Somalidu Xagey Kaga Jirtaa? 6th June 2018 Hordhac 5 June 2018 Xisbiga […]

 
 

Shiinaha & Itoobiya oo Kala Xidhiidh Furanaya, Ogow Sababta.

Shiinaha & Itoobiya oo Kala Xidhiidh Furanaya, Ogow Sababta.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in ay dowlada China ka xidhiidh furatay wadanka Gumaysiga Itoobiya, oo kamid ahaa […]

 
 

Turkiga & Maraykanka oo Heshiis Ka Gaadhay Xaalada Mibij.

Turkiga & Maraykanka oo Heshiis Ka Gaadhay Xaalada Mibij.

Maleeshiyaadka Kurdida Siiriya ee loo yaqaan YPG ayaa shaaciyey inay isaga bixi doonaan magaalada Manbij ee bariga dalkaasi Siiriya. Xoogaga YPG oo gacan ka helaya […]

 
 

Shan Askari oo Kenyaan ah oo Qarax lagu dilay deegaanka Liboya.

Shan Askari oo Kenyaan ah oo Qarax lagu dilay deegaanka Liboya.

Wararka ka imaya gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in deegaanka Liboya uu ka dhacay qarax lala eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo khasaare […]

 
 

Gudoomiye Kusheega TPLF oo Afka Furtay & Sir Kafakatay.

Gudoomiye Kusheega TPLF oo Afka Furtay & Sir Kafakatay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka ay mashaqada siyaasadeed kajirto ee Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu meel sare gaadhay khilaafkii ururada talada wadanka Gumaysiga Itoobiya […]

 
 

Dagaal Kaqarxay Xuduuda Oromada & Sh/koonfureed + Khasaare Kadhashay.

Dagaal Kaqarxay Xuduuda Oromada & Sh/koonfureed + Khasaare Kadhashay.

Wararka naga soo gaadhaya xuduuda Gobolada Oromia iyo shucuubta koonfureed ayaa sheegaya in uu mar kale dib uqarxay dagaalkii udhaxeeyay labada qoomiyadood ee Guji iyo […]

 
 

Xildhibaano Ka Tirsan Hir-Shabeele oo Ladilay.

Xildhibaano Ka Tirsan Hir-Shabeele oo Ladilay.

Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hir-Shabeelle wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in kolonyo galbineysay Xildhibaano ka tirsna maamulkaasi lagu weeraray meel u dhow deegaanka Ceelka-Geelow […]

 
 

Xiisada Khaliijka oo Halis Kunoqotay Xasiloonida Soomaaliya.

Xiisada Khaliijka oo Halis Kunoqotay Xasiloonida Soomaaliya.

Muddo ku dhow 30 sanadood Soomaaliya waxey aheyd mid tabardaran, kala qeybsan oo argagixiso iyo budhcad badeed ay halis ku hayeen ammaanka guud ee gobolka […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo wararkii xiisaha badnaa ee aad uga barateen. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Gumaysiga Itoobiya oo Dhalinyaro Ku Xidh xidhay Magaalada Jig Jiga.

Gumaysiga Itoobiya oo Dhalinyaro Ku Xidh xidhay Magaalada Jig Jiga.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana Magaalada jig jiga ee xarunta gobolka Faafan ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo kooxaha dhaaraanka […]

 
 

Maqaal: Qabiil iyo Qabyaalad waa kala labo.

Maqaal: Qabiil iyo Qabyaalad waa kala labo.

Maqaal: Qabiil iyo Qabyaalad waa kala labo Walaalayaal marka hore waxaad kala fahantaan Qabiil iyo Qabyaalad, hadii aynu sharax yar oo kooban ka bixino waa […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay