Archive for: June, 2018

Kacdoon Shacab oo Addis Ababa Kabilowday & Dad Lagu Waxyeeleeyay.

Kacdoon Shacab oo Addis Ababa Kabilowday & Dad Lagu Waxyeeleeyay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya kacdoon shacab oo aad ubalaadhan oo halkaas kabilowday, waxaana lasoo tabinayaa in […]

 
 

Kooxda TPLF oo La’ogaaday Qorshahoodii Qoomiyada Axmaarada Kadhanka Ahaa.

Kooxda TPLF oo La’ogaaday Qorshahoodii Qoomiyada Axmaarada Kadhanka Ahaa.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa diirka kaqaaday qorsho howleedkii kooxda TPLF ee mudadii xilka ay haysay kaas oo kadhan […]

 
 

Tahriibayaal Dooni Kula Degtay Xeebaha Tuunis.

Tahriibayaal Dooni Kula Degtay Xeebaha Tuunis.

Ugu yaraan 35 qof oo tahriibayaal ah ayaa ku dhintay doon ay saarnaayeen oo ku degtay xeebaha bariga dalka Tunisia, Warkani waxaa xaqiijisay dowladda Tunisia, […]

 
 

Mareykanka oo Howlgal Ka Fuliyay Bariga Soomaaliya.

Mareykanka oo Howlgal Ka Fuliyay Bariga Soomaaliya.

Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ayada oo la shaqeyneysa dowladda federaalka Soomaaliya ay duqeyn ka dhan ah Al-Shabaab ka fulisay meel 26 mile u jirta […]

 
 

Daawo: Hees Wadani Ah Ciidanka JWXO iyo “Diidi Mayno Geerida”.

Daawo: Hees Wadani Ah Ciidanka JWXO iyo “Diidi Mayno Geerida”.

Waxaad kusoo dhawaataan daawadayaal hees wadani ah oo ay inoogu luuqayn hayaan kooxdii Gurmad Qaran ee Ciidanka Wadaniga Xoraynta Ogaadeniya. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Dagaal udhexeeya Maleeshiyaadka Hawaarinta Ee Labada Maamul oo Hada Socda.

Dagaal udhexeeya Maleeshiyaadka Hawaarinta Ee Labada Maamul oo Hada Socda.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana xarunta dhexe ee JWXO ayaa waxay sheegayaan in gumaysigu woyaanuhu uu markale ka huriyay dagaal u dhaxeeya […]

 
 

Silsiladda Dahabiga ah ee labaxday “Garab istaag xoreynta Ogadenya” Qeybtii 3aad- By: Xaaji M/rashiid.

Silsiladda Dahabiga ah ee labaxday “Garab istaag xoreynta Ogadenya” Qeybtii 3aad- By: Xaaji M/rashiid.

Silsiladda Dahabiga ah ee labaxday “Garab istaag xoreynta Ogadenya” Qeybtii 3aad- By: Xaaji M/rashiid Sidaad lasocoteen waxaynu kujirnaa qaybtii sadexaad ee silsilada dahabiga waana mawduuc […]

 
 

Breaking News: A Major Policy Consultation Conference Begun, Asmara, Eritrea,

Breaking News: A Major Policy Consultation Conference Begun, Asmara, Eritrea,

SBO/VOL, June 3, 2018). “Voice of Oromo Liberation” and “Gaaddisa Dhugaa TV” Happily announce to our readers, listeners, and our viewers that a Policy Consultation […]

 
 

Shacabka Axmaarada oo Soodhaweeyay Mid Kamid Ah Siyaasiyiinta Xabashida oo Xidhnaa.

Shacabka Axmaarada oo Soodhaweeyay Mid Kamid Ah Siyaasiyiinta Xabashida oo Xidhnaa.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Gonder ee dhulka Axmaarada ayaa sheegaya in halkaas siwayn loogu soo dhaweeyay mid kamid ah dadkii Gobolka magaca kulahaa oo […]

 
 

Jaaliyadaha Dibada Ee Tigreega oo Kacabanaya Qorshayaasha Abiye Axmed.

Jaaliyadaha Dibada Ee Tigreega oo Kacabanaya Qorshayaasha Abiye Axmed.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in jaaliyada qoomiyada Tigreega ee dibadu ay suxul-duub ugu jiraan sidii ay u […]

 
 

Dhalinyaro Magaalada Muqdisho Lagu Laayay.

Dhalinyaro Magaalada Muqdisho Lagu Laayay.

Kooxo hubeysan ayaa Isgoyska Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, waxay dil ugu gaysteen labo wiil oo dhalinyaro ah . Dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta u […]

 
 

Israa’iil oo duqeysay Labo goobood oo marinka Gaza ku yaalla.

Israa’iil oo duqeysay Labo goobood oo marinka Gaza ku yaalla.

Maamulka Israa’iil ayaa waxaa ay sheegtay in ay ka jawaabtay, ka dib markii Gantaallo ay soo rideen ciidamada Falastiin. Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeyey laba […]

 
 

TPLF oo La Ogaaday In Ay Lacagaha Kudiri Jireen Shirkada EFFORT.

TPLF oo La Ogaaday In Ay Lacagaha Kudiri Jireen Shirkada EFFORT.

Xog rasmi ah oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenia ONA ayaa muujinaysa in kooxda TPLF ay wadanka gumaysiga galisay dayn aad ubadan, waxaana lasheegayaa malaayiin […]

 
 

Abiye Axmed oo Saraakiishii Tigreega Digniin Culus Siiyay.

Abiye Axmed oo Saraakiishii Tigreega Digniin Culus Siiyay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in uu dibada usoo baxay khilaafkii Raysal-wasaare kusheega Gumaysiga ee cusub iyo […]

 
 

Kacdoono Shacab oo Kadhacay Gobolada Canfarta & Gambella.

Kacdoono Shacab oo Kadhacay Gobolada Canfarta & Gambella.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Samara ee xarunta Gobolka Canfarta ayaa sheegaya in si aan caadi ahayn ay usii xoogaysteen kacdoonadii shacabka ee lagu diidanaa […]

 
 

Shacabka Ree Kashmiir oo Kacdoon Hindiya Ka Dhan Ah Bilaabay.

Shacabka Ree Kashmiir oo Kacdoon Hindiya Ka Dhan Ah Bilaabay.

Kocdoon looga soo horjeeda maamulka Hindiya ee kashmiir ayaa sii xoogaystay kadib markii mid ka mid ah laba dibedbaxayaal ah oo gaari jiiray uu dhintay. […]

 
 

Ethiopia ministers OK draft law to lift state of emergency- CNBC

Ethiopia ministers OK draft law to lift state of emergency- CNBC

It would be the most significant change so far under the country’s young new prime minister, who has spoken openly about the need for reforms. […]

 
 

Maraykanka oo VITO u Adeegsaday Qaraar Falastiin Ku Saabsan.

Maraykanka oo VITO u Adeegsaday Qaraar Falastiin Ku Saabsan.

Dowladda Maraykanka ayaa shalay is-hortaagtay qaraar ay dowladda Kuwait u gudbisay golaha amniga ee Qaramada Midoobay (QM) kaasi oo lagu dalbanayay in lagu bad-baadiyo shacabka […]

 
 

Kooxda Woyaanaha oo Sheegtay inay Qaadayso Xukunkii Deg Dega Ahaa.

Kooxda Woyaanaha oo Sheegtay inay Qaadayso Xukunkii Deg Dega Ahaa.

Gole ku sheega wasiirada gumaysiga Itoobiya ayaa maanta ansixiyay sharci ogolaanaya in la qaado xaaladda dag daga ah ee wadanka saarneyd tan iyo bishii Febraayo […]

 
 

Maalintii Tigreega Lagu Amaani Jiray Ee Ginbot 20 oo Meeshii Ugu Liidatay Gaadhay.

Maalintii Tigreega Lagu Amaani Jiray Ee Ginbot 20 oo Meeshii Ugu Liidatay Gaadhay.

Wararka naga soo gaadhaya wadanka Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in shacabka wadankaas kudhaqan ay gabi ahaanba iska diideen in ay xusaan maalinta ay qoomiyada Tigreegu […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay