Archive for: June, 2018

Kacdoono Cusub oo Kabilowday Dhulka Canfarta & Dad Laxidhxidhay.

Kacdoono Cusub oo Kabilowday Dhulka Canfarta & Dad Laxidhxidhay.

Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Canfarta ee gacanta Gumaysiga kujira ayaa sheegaya in ay kacdoonadii shacabku gaadheen meel sare, waxaana lasheegayaa in ay todobaadkan aad […]

 
 

Abiye Axmed oo Maaro Ula Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Ciidamada Wayaanaha.

Abiye Axmed oo Maaro Ula Khilaaf Soo Kala Dhexgalay Ciidamada Wayaanaha.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta Gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in taliska wayaanuhu uu wakhti xaadirkan ladaalaa dhacayo sicir barar siyaasadeed oo […]

 
 

Amnesty International oo Dalbatay in la kala diro Kooxda Hawaarinta.

Amnesty International oo Dalbatay in la kala diro Kooxda Hawaarinta.

Hay’ada xuquuqul Aadanaha Amnesty International ayaa ugu baaqday gumaysiga Itoobiya in deg deg lookala diro kooxda hawaarinta ee dhaaraanka u ah ciidamada gumaysiga Itoobiya. Hay’adda […]

 
 

Maraykanka oo sheegay in ay weerar cirka ah ku dileen dagaalyahano al-Shabaab ah.

Maraykanka oo sheegay in ay weerar cirka ah ku dileen dagaalyahano al-Shabaab ah.

War ka soo abxay Cidamada Maraykanka ayaa lagu sheegay in weerar cirka ah oo maalintii Khamiista ay qaadeen ay ku dileen 12 katrsan ururka al-Shabaab. […]

 
 

Ra’iisal wasaarihii Spain oo shaqada laga eryay.

Ra’iisal wasaarihii Spain oo shaqada laga eryay.

Ra’iisul wasaaraha dalka Spain Mariano Rajoy ayaa shaqadii laga eryay kadib markii ay codka kalsoonida uu u qaaday Baarlamaanka dalka Spain. Hogaamiyaha xisbiga hantiwadaaga Pedro […]

 
 

Al-Qacida oo digniin u dirtay Mohamed Bin Salmaanka Sacuudiga.

Al-Qacida oo digniin u dirtay Mohamed Bin Salmaanka Sacuudiga.

Kooxda Al Qacida ee fadhigeedu yahay Yemen ee loo yaqaan AQAP ayaa qoraal ay maanta oo Jimce ah shaacisay ku sheegtay in Mohamed Bin Salman […]

 
 

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv & Wararkii Xiisaha Badnaa.

Daawo: Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv & Wararkii Xiisaha Badnaa.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan qodobadii kala duwanaa ee lagu soo qaatay tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo warbixino xiiso badan. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Dad Shacab Ah oo Lagu Xidh xidhay Magaalada Qalaafe Ee Gobolka Shabeele.

Dad Shacab Ah oo Lagu Xidh xidhay Magaalada Qalaafe Ee Gobolka Shabeele.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaana magaalada Goday ee xarunta gobolka shabeele ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo maleeshiyaadka dhaaraanka u […]

 
 

Guddoomiyihii Ururka dhalinyarada ee Warta Nabada oo Muqdisho lagu dilay

Guddoomiyihii Ururka dhalinyarada ee Warta Nabada oo Muqdisho lagu dilay

Rag bastoolado ku hubeysnaa ayaa  toogash ku dilay guddoomiyhii ururka dhalinyarada Warta-Nabada ee gobolka Banaadir, sida ay warbaahinra u xaqiijiyeen goobjoogayaal. Ragga toogashada geystay ayaa […]

 
 

Premier’s request to address Ethiopians in North America declined by Sports Federation.

Premier’s request to address Ethiopians in North America declined by Sports Federation.

Ethiopians in North America at their annual sports festival has been declined by the organizing body. Prime Minister Abiy Ahmed The request made by the […]

 
 

Daawo: Sh Musdhafe Xaaji & Fadliga Ramadaanka.

Daawo: Sh Musdhafe Xaaji & Fadliga Ramadaanka.
 
 

Kud Kaguur oo Qanje Uguur Xukunkii TPLF oo OPDO Lagu Badalay.

Kud Kaguur oo Qanje Uguur Xukunkii TPLF oo OPDO Lagu Badalay.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee xarunta gumaysiga Itoobiya ayaa sheegaya in khal khal wayn uu kajiro laamaha Booliiska gumaysiga Itoobiya gaar ahaan […]

 
 

Dowlada Maraykanka oo Soodhawaysay Xayiraada Laga Qaaday ESAT Iyo OMN.

Dowlada Maraykanka oo Soodhawaysay Xayiraada Laga Qaaday ESAT Iyo OMN.

War qoraal ah oo kasoo baxay wasaarada arimaha dibada ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in ay dowlada Maraykanku ay soo dhawaynayso xayiraada ay xukuumada wayaanuhu […]

 
 

Hay’ada ICRC oo Dhakhaatiir Caafimaad U Diraysa Qaza.

Hay’ada ICRC oo Dhakhaatiir Caafimaad U Diraysa Qaza.

Hay’adda Laanqayrta Cas ee caalamiga ah (ICRC) ayaa Arbacadi ku dhawaaqday in ay magaalada Gaza ee dhulka Falastiin u direyso koox dhaqaatiir dhinaca qalliinka ah, […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay