Archive for: June, 2018

Dagaalo Ka Socda Gobolka Binishangul-Gumuz ee Galbeedka Itoobiya.

Dagaalo Ka Socda Gobolka Binishangul-Gumuz ee Galbeedka Itoobiya.

Wararka haatan nasoo gaadhaya ayaa waxay sheegayaan in dagaalo ay ka socdaam meesha lagu magacaabo Asosa oo kamida Gobolka Bineshangu Gumus ee gumaysiga Itoobiya. Dagaalkan […]

 
 

Al-shabaab oo Beeniyay Geerida Hogaamiyahoodii Abu Cubeyda.

Al-shabaab oo Beeniyay Geerida Hogaamiyahoodii Abu Cubeyda.

Ururka Al-shabaab ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in uu geeriyooday hogaamiyahoodii Axmed Diiriye Abu-Cubeyda sida ay baahiyeen saacadihii ugu danbeeyay warbaahinta Soomaaliya. Sarkaal u […]

 
 

Grace Mugabe oo Lagu Eedeeyay Qaraxii Zimbabwe.

Grace Mugabe oo Lagu Eedeeyay Qaraxii Zimbabwe.

Kaddib Qaraxii uu ka badbaaday madaxweynaha dalka Zimbabwe Emmerson Mnangagwa, ayuu ku eedeeyay in Qaraxaasi ay ka danbeysay sida uu hadalka u dhigay Grace Mugabe […]

 
 

Ogaden natural Gas and oil are not for sale.

Ogaden natural Gas and oil are not for sale.

Since it was confirmed that there’s a natural gas and oil in Ogaden soul most of world powers like Germany China US and Britain competed […]

 
 

Xildhibaan Zakariye Haji Mohamud “Jeneral Gabre waxaa lasoo taagi doonaa maxkamad caalami ah”.

Xildhibaan Zakariye Haji Mohamud “Jeneral Gabre waxaa lasoo taagi doonaa maxkamad caalami ah”.

Urur goboleedka IGAD ayaa shaaciyey in xilkii uu Ururkaas ka haayey ay ka qaadeen Janeraal Gabre oo u qaabilsnaa Soomaliya dhanka la talinta Siyaasada, waxaana […]

 
 

Dhagayso: Prof. Cabdi Ismaciil Samatar Isbadalka Itoobiya Waxaa Lagu Qiimayn Dadka somaliyeed Ay Haysato.

Dhagayso: Prof. Cabdi Ismaciil Samatar Isbadalka Itoobiya Waxaa Lagu Qiimayn Dadka somaliyeed Ay Haysato.

Warqad ka soo baxday xafiiska xoghayaha fulinta ee IGAD, Eng Maxbuub Macallim oo lagu baahiyay warbaahinta Geeska Africa ayaa si rasmi ah shaqada uga joojisey […]

 
 

Hambalyo Sanad Guuradii 8 aad Ee Ururka Dhalinyarada OYSU.

Hambalyo Sanad Guuradii 8 aad Ee Ururka Dhalinyarada OYSU.

Magaca OYSU oo ka kooban afar xaraf oo aad u mugwayn kalana ah Ogaden Youth and Students Union ururkaas oo sharaf iyo karaamo kudhex leh […]

 
 

Wafti ka Socota OYSU Faraca Maraykanka oo Lagusoo Dhaweeyay London.

Wafti ka Socota OYSU Faraca Maraykanka oo Lagusoo Dhaweeyay London.

Waxaa wadanka Ingiriiska soo gaadhay wafti ka socday ururka dhalin yarada iyo ardayda soomaalida Ogaadeniya OYSU kuwaasi xaflad soo dhawayn ah ay u sameeyeen ururka […]

 
 

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya Ilays tv.

Waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii kala duwanaa ee tvga qaranka Ogaadeniya Ilays tv iyo qodobadii xiisaha badnaa ee lagusoo qaatay. Hoos ka daawo. ONA.

 
 

Ethiopia welcomes Eritrean delegation with garlands of flowers.

Ethiopia welcomes Eritrean delegation with garlands of flowers.

A delegation of the Eritrean government arrived in Ethiopia’s capital Addis Ababa for talks, days after leaders of the two countries expressed willingness to peacefully […]

 
 

Diyaaradaha Israa’iil oo Duqeeyay Magaalada Dimishiq ee Dalka Suuriya.

Diyaaradaha Israa’iil oo Duqeeyay Magaalada Dimishiq ee Dalka Suuriya.

Warbaahinta dalka Suuriya ayaa sheegtay in laba gantaal oo Israel ay soo tuurtay ay ku dhaceen bartilmaameedyo ku yaalla meel u dhow garoonka diyaaradaha caalamiga […]

 
 

Maxkamadda Sare oo Taageertay Amarkii Socdaalka ee Trump.

Maxkamadda Sare oo Taageertay Amarkii Socdaalka ee Trump.

Maxkamadd sare ee Mareykanka ayaa shalay taageertay amarkii madaxweyne Trump uu dalka kaga mamnuucay inay soo galaan dadka kasoo jeeda shan dal oo muslim ah. […]

 
 

Deg Deg: Waftigii ka Socday Dawlada Eritrea oo Soo Gaadhay Magaalada Adiss Ababa.

Deg Deg: Waftigii ka Socday Dawlada Eritrea oo Soo Gaadhay Magaalada Adiss Ababa.

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addiss Ababa ayaa waxay sheeagayaan inuu hada soo gaadhay waftigii ka socday wadanka Eritrea magaalada Addiss Ababa ee xarunta Gumaysiga […]

 
 

Ciidamada Gumaysiga oo Gabadh ku Kufsaday Tuulada Cadaley.

Ciidamada Gumaysiga oo Gabadh ku Kufsaday Tuulada Cadaley.

Wararka naga soo gaadhaya gudaha Ogaadeniya gaar ahaan magaalada Qabridahare ee xarunta gobolka Qoraxay ayaa waxay sheegayaan in ciidamada gumaysiga Itoobiya dhaaraanka u ah ee […]

 
 

FBI da oo Baadhaysa Qaraxii Lala Beegsaday Raysal wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed.

FBI da oo Baadhaysa Qaraxii Lala Beegsaday Raysal wasaaraha Itoobiya Abiye Ahmed.

Haayada sirdoonka Marayakanka ee magaceeda loo yaqaano FBI da ayaa baadhaysa dhacdadii qaraxa ee lagula beegsaday Raysal wasaaraha Gumaysiga Itoobiya Abiye Ahmed. Wasiirka Arimaha dibada […]

 
 

Gudoomiyii uruka Shucuubta Koonfureed Ee SEPDM Shiferaw Shigute oo is Casilay.

Gudoomiyii uruka Shucuubta Koonfureed Ee SEPDM Shiferaw Shigute oo is Casilay.

Waxaa is casilay gudoomiyihii ururka shucuubta koonfureed ee loosoo gaabiyo SEPDM Shiferaw Shigute arintan is casilaada gudoomiyaha ayaa salka ku haysa kadib markuu raysal wasaaraha […]

 
 

Erdogan oo Markale Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada.

Erdogan oo Markale Ku Guulaystay Doorashadii Madaxtinimada.

Tayyib Erdogan, Madaxwaynaha Turkiga iyo xisbigiisa ayaa guul weyn ka gaadhay doorashadii guud ee Axadii ka dhacday dalkaasi oo markii ugu horaysay shacabka halmar u […]

 
 

Abiy Ahmed’s reforms in Ethiopia may have led to grenade attack

Abiy Ahmed’s reforms in Ethiopia may have led to grenade attack

Senior police official among those held over explosion during rally after new PM Abiy Ahmed freed thousands of political prisoners. Twenty suspects, including the deputy […]

 
 

Madaxda Yurub oo Isku Khilaafsan Qaabilaada Qaxootiga.

Madaxda Yurub oo Isku Khilaafsan Qaabilaada Qaxootiga.

Madaxda 16 dal oo kamid ah Midowga Yurub (EU) oo Axadii ku kulmay magaalada Brussels ayaa ku heshiin waayey xal u helida Qaabilaada Qaxootiga badan […]

 
 

Shirkii Bilaha Ahaa Ee Jaaliyada Ogaadeniya Edmonton oo Maanta La Qabtay.

Shirkii Bilaha Ahaa Ee Jaaliyada Ogaadeniya Edmonton oo Maanta La Qabtay.

Kulan si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta ku qabsoomay xafiiska jaaliyada Ogaadeniya wadanka Canada faraca Edmonton kaas oo ahaa mid ay bil […]

 
 
 
 
 

ILAYS TV Shirwynihii JWXO maalinkii 1 aad Qaybtii u dambaysay